600 Daawo:Booliska Hindiya Oo Budh kaga Saaray Salaadi Jimce dad Ku Dukanaayay Masaajid, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Booliska Hindiya Oo Budh kaga Saaray Salaadi Jimce dad Ku Dukanaayay Masaajid,

Kadib markii uu caalamka wareershay Caabuqa Corona islamarkaana la diiday in la isugu yimaado goobaha Sida Meheradaha goobaha shaqada Suuqyda ayaa wadama qaar waxay Mamnuucen in La isugu yimaado masaajidyada .

HALKN KA DAAWO VIDEO

Dalka Hindiya maanta waxaa salaadi jimce laga tukaday Qaar kamid ah Masaajidaya Dalkaasi balse Booliska Dalkaasi ayaa ka war helay waxaa muqaal laga duubay Booliska Oo Albaabka hore Ee Masaajidka laga tukaday Salaadi Jimce Budh la taagan lana dhacaya dadka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...
”Axmed Karaash Isaaq Ayuu Geenaya Yoocadda Ma Noqon Karta wax Rag La iskaga Dhiciyo”
- May 25, 2020
Waxaa wali cirka taagan Khilaafka Madaxweyne Deni iyo Ku xigeenkiisa kaaso meel qarar maraya ...