600 DAAWO:Xogo Sir Ah Oo Laga Helay Kulankii Kornayl Muuse Biixi Iyo Madaxweyne Farmaajo | khaatumo news online
dahabshiil

DAAWO:Xogo Sir Ah Oo Laga Helay Kulankii Kornayl Muuse Biixi Iyo Madaxweyne Farmaajo

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 22)

  1. Ismail says:

    Beeni raad maleh! Qolodan Hadhwanaagnews waa laga mabnuucay (laga xaaraatimeeyey) inay ka shaqeeyaan Gudaha Somaliland markii maxkamadaha hortooda lagaga caddeeyey inay faafiyaan warar been abuur ah isla markaasna muushaarooyin joogto ah ah ka qaataan DFS. Sidaa awgeed, Hadhwanaagnews warkeedu waa been abuur waana mid lagu ilaashana gunada ay ka helaan Xamar.

    • Catalaanland says:

      HEEGO HADAY KU QANCAYAAN INAY FARMAAJO ISKU SAWIRAAN WAY HELEEN.BALSE WAXAAN LA YAABAY SIDA SHIRKA LOOGA SOO XIDHAY ALBAABADA TAASI MEEY JUHALADU KU QANACDO WAA YAGA CALAN BAA CAWARO DUSHEEDA LASURAY IYO ROOG CASAANNA BAA LOO FIDIYAY KU TIRAABAYEE 😁😁😁😁😁😁😁😁.XATAA DOWLADO BAA QAABILI DIIDAY.BALSE WAXAA CIIL AH HADAFKA FARMAAJO KULANKIISA INEEY SHACABKOODII KA QARIYEEN WAXAAD MOODAA IN LAGULUDHAQMAY, AFKII BA’Y YIRAAHDAA ,TUBTINA WAA KARAA OO FARMAAJO RAALI GELIN KAMA XISHOON SIDII NAAG NINKEEDII KA CAROOTAY BAA LOOLA CIYAARAY ILEEN CAWARO WAA JAAHILEE.πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

  2. Axmed warya says:

    Ismail he weligeedba muddo 30 sanno ah ayey shaqeyneysey ma maanta ayey xamar ka qaateen lacag.waxaad tahey beenaale adiga ah ah beenaale.waar isku xishood.

    • Ahmed somalilander says:

      Sodonka sano ee aad sheegtay warbahin idoor ayaad uu taqanay waxay sheegtana mad soo xigsan jirin marka waxa aad maanta kutageertay ayuu ismaciilna kudiiday markad dhanka ka eegtidna kelmed waliba aad kutidhi ninkas ismaciil adigana way kuqabanaysa

  3. Oday jaamac says:

    YARKANI WAA XOG OGAAL

    MAXAA LA QARINAYAA KOLLEY N&N WARKOODA
    TANAASUL LAGUMA OGAYN MUSENA QAYLO KUMA
    YARAYN, BALSE WAX BADAN MAQAADAN DOONTO
    IN LA OGAADO WIXII LAYS YIRI..

    MA MARYOOLEY BAA WAX QARIN KARTA..

  4. Abc says:

    Waxa kuu cadeyneysa kuwan weriyayaalka isku sheegaaya in mushahar lasiiyo lacagta ayka doorteen dadkooda , dalkooda iyo umadoodaba.
    Muuse oo 3 milyan oo shicib ah ay codkooda ku doorteen umadiisana xor iyo amaan ugu dhexnool ayuu ku sheegayaa hogaamiye AMA Cornell,
    Farmaajo oo shicibkiisu aanuu dooran oo ay doorteen 200 qof oo calooshood u shaqeysta ahi doorteen, oo kuukuuyo iyo xabashi ay kaare ku dhex ilaaliyaanna oo laga ilaaliyo shicibka soomaaliyeed wuxuu leeyahey Mudane madaxweyne.
    Hunguri qaar uu qaatey uun iga dheh.

  5. Hassan says:

    Waxa la yidhi, nin daad qaaday xunbo cuskay ee ma waxa aad wali ka murugaysantihiin sidii caalamiga ahayd ee loo qaabilay madaxwayne Muuse Biixi iyo wafdigiisa heerka sare ah. Waar Hadhwaang way cadhaysantahay oo warbaahinteeda waa laga saaray jamhuuriyadda Somaliland ee soo waraysta Faramoo iyo wasiiradiisa haddii aad sidaa u jeceshihiin in aad ogaataan waxay ku soo wadahadaleen madaxwayne la doortay Muuse Biixi iyo madaxwayne baarlamaan magacaabay Farmaajo. Anigu ma dhagaysan waraysiga idinkana idinkula talinmaayo in aad dhagaysataan, waayo, dee labadii dhan ee wadahadlay way diideen in ay inoo sheegaan wixii ay ku soo wadahadleen, kuwan Hadhwanaag iyo ka ay waraysanayaana may ahayn goobjoogayaal laakiin waa beenalayaal cadhaysan ee intii bugtaay iskaga yara maararooba inta uu warka rasmiga ahi soo baxayo.

  6. Warsame says:

    Shalay bay ahayd markuu Muuse lahaa gole caalamku joogo maahane meel kale kuwada hadli mayno hadana qol madow baa lalagalay hhhhhhhhhhhhh

    Cid casuuntayna majirto iyo ciduu lakulmay bal ciduu lakulmay hakeeno Sawiro

    Beeni raad maleh

    Meeshan Faratoon oo Daaqadaha taagnaa markii madaxdu shiraysay baa uyeedhay Muuse. Malaha kaalay Daqadaha ila istaag buu kuyiri Oday Faratoon markuu hadlayay moral xumadii ka muuqatay wajigiisa baa laga garanayay

    War Dhafoor buu kuyaal

    Wbt

  7. Warsame says:

    Anigu horaan usheegay Muuse waxaa ka dhib badan Axmed Madoobaha Kismanyo oo Kenya dabada kuhaya

    Wbt

  8. HILLAAC says:

    Horta waxaan idin waydiiyey, GOROYO armay haad noqonaydaa oo ay buubaydaa handay si kasta u dheerayso oo ay u boodbooddo?

    Midda kale, dadka ugu Soomaalisan dadka Soomaalida sheegta waa reer Sheekh-isxaaq sida aan qabo! Waxba ha arkina kuwan reer koonfureedka ah ee calanka-yar koodhadhka ku dhegsada, xaan cunaa mooyaane qadiyad kale malaha siday u badanyihiin siyaasiyiintoodu. Afeef, kama hadlayo shicibka.

    Nimankanu way is arkeen oo waana laba nin oo wadadhashay isku luuqadna ku hadla, wax marka la siyaasadeeyo mayaallaan. Saan filayo wax NACAYB ah isuma qabaan aanka ahayn QABYAALADDA Soomaalida dhiiggeeda ku tallaalan ee isriix riixa ku salaysan.

    Waxaan u arkaa tallaabo horay loo qaaday, waxaanan soo dhoweyhaayaa in Soomaaliya lagu wadahadlo sida Hargaysa, Muqdisha iyo degaamada SSC meel kamid ah.

    • Catalaanland says:

      HEEGO HADAY KU QANCAYAAN INAY FARMAAJO ISKU SAWIRAAN WAY HELEEN.BALSE WAXAAN LA YAABAY SIDA SHIRKA LOOGA SOO XIDHAY ALBAABADA TAASI MEEY JUHALADU KU QANACDO WAA YAGA CALAN BAA CAWARO DUSHEEDA LASURAY IYO ROOG CASAANNA BAA LOO FIDIYAY KU TIRAABAYEE 😁😁😁😁😁😁😁😁.XATAA DOWLADO BAA QAABILI DIIDAY.BALSE WAXAA CIIL AH HADAFKA FARMAAJO KULANKIISA INEEY SHACABKOODII KA QARIYEEN WAXAAD MOODAA IN LAGULUDHAQMAY, AFKII BA’Y YIRAAHDAA ,TUBTINA WAA KARAA OO FARMAAJO RAALI GELIN KAMA XISHOON SIDII NAAG NINKEEDII KA CAROOTAY BAA LOOLA CIYAARAY ILEEN CAWARO WAA JAAHILEE.πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

  9. Warsame says:

    Hillaac

    Nimankan aynu jaarka nahay waagii hore dad fiican bay ahaayeen waan kula qaba fikirka laakiin hada jiilkan danbe sidii waxaan jirin loogu akhriyayey bay Somalinimadii iyo dadkii Somaliyeedba naceen

    Ilaahay dadkooda iyo wadan kooda ha tuso Somali dhul makala laha e

    Wbt

  10. HILLAAC says:

    Warsame

    Waa sidaa aad u dhigtay, laakiin hadda waxaabad mooddaa in ay dhalinyaradii soo kartay wixii lagu akhriyayay oo ay dantooda raacdeed oo ay Muqdisha u shaqatageen oo ay maskaxda ka soo xoroobayaan; waxbay soo fahmayaan.

  11. Sadaq says:

    Warlahel Soomaaliyeed

  12. Binary Operation says:

    Hadhwanaag news warkeedu waa been waakii shalay si fiican uu uga hadlay wasiirka arrimaha dibada ee jamhuuriyada Somaliland mudane yaasiin xaaji Xiir faratoon. Madaxda Africa waxay ku kulmeen xafiiska raisal wasaaraha farmaajo na madaxda imanayay xafiiska raisal wasaaraha itoobiya ayuu kamid ahaa ee la is arkay.

    Wax shir Iyo kulan ah oo meesha ka dhacay ma jirto. Yarkan hadhwanaag ku falfalaada ee ina godane warkiisa waxba laga Soo qaadi maayo.

    Dalkana kama shaqeeyo ina godanaha hadhwanaag ku falfalaada.

  13. Yusuf says:

    Farmaajo qarax badani waxay ahayd in uu marka hore xidhiidhka u jaro Itoobiya sidii Guinea oo aqoonsatay qaranimada Somaliland laakiin way ka cabsadeen in ay Itoobiyana xidhiidhka u jaraan,kkkk.

    • Catalaanland says:

      HEEGO HADAY KU QANCAYAAN INAY FARMAAJO IKU SAWIRAAN WAY HELEEN.BALSE WAXAAN LA YAABAY SIDA SHIRKA LOOGA SOO XIDHAY ALBAABADA TAASI MEEY JUHALADU KU QANACDO WAA YAGA CALAN BAA CAWARO DUSHEEDA LASURAY IYO ROOG CASAANNA BAA LOO FIDIYAY KU TIRAABAYEE 😁😁😁😁😁😁😁😁.XATAA DOWLADO BAA QAABILI DIIDAY.BALSE WAXAA CIIL AH HADAFKA FARMAAJO KULANKIISA INEEY SHACABKOODII KA QARIYEEN WAXAAD MOODAA IN LAGULUDHAQMAY, AFKII BA’Y YIRAAHDAA ,TUBTINA WAA KARAA OO FARMAAJO RAALI GELIN KAMA XISHOON SIDII NAAG NINKEEDII KA CAROOTAY BAA LOOLA CIYAARAY ILEEN CAWARO WAA JAAHILEE.πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

  14. Binary Operation says:

    farmajo waanu la heshiin haduu madaxbanaanida somaliland qiro oo aqbalo siday usoo jeediyeen madaxdii africa ee shirka joogtay iyo dowlada itoobiya ba.

    diyaarna waanu u noqon inaanu kala shaqayno sidii aanu majeerteen cagihiisa u hoos gayn lahayn, anakuna cagaha yaga ugu hoos hayn lahayn kooxaha gacan saarka la leh kooxda majeerteeniya ee ku sugan buuhoodle iyo sanaag bari.

  15. Habu says:

    Muse bixi ha lasiyo bilad waa nin wanaagsan Somali ma kala go karato Somali waa Qaabil.

  16. MK Hayaan says:

    DACIIFKA WAXAA LAGU GARTAA … CIDU NECEBYAHAY MA ASTURAN KARO

  17. Osman says:

    Wixii dhaqaaqi karayey isaaqa siiba dhalin yaradii Xamar bay isku shubeen waana sidaas ay sheegeen HILLAC iyo Warsame waxaa dad jaahiliin ahi uu akhriyeen wax qabyaalad qaab fool xun ah laakiin hada way soo fahmayaan in la majara habaabiyey oo wax qaldan loo akhriyey iyo dhalnteed

  18. nofaqash says:

    KA HADLAAYA WAA NACASKA LEH HADHWANGNEWS REER SOMALILAND DHAGYSTEY MAGACA UGU YEEDHO MADAXWEYNAHA SOMALILAND. HADHWANAGNEWS WALIABA WA IN LAAGA ASHKAATEEYA WAYI FAKE NEWS IYO ISKU DIR BAAD SAMEYSAA LABDIINAB WAXAAD TAHIIN CAADO QATYAAL HADHWANGNEWS INTA SOMALILAND JIRTO XADHOGA LAGA FURI MAAYO LABADIIA IS WAREYSANYAA CANADA JOGTAAN MAXAD KA OGATHINW AXA KAK SOCDA ADDISABA




script>
Daawo::Cali khalif Galaydh”Ama ka naxa ama Ku Farxa Somaliya Waa lagu Khasban yahay’
- Feb 21, 2020
Madaxweynihii Hore Khaatumo Dr Cali khaliif galaydh ayaa qudbad Xalay ka jeediyay Magaalada Hargaysa ...
Deg Deg Daawo:Borama Banaanbax Lagu Taageeray Muuse Biixi loogana Soo Horjeedo Dawlada Somalia
- Feb 20, 2020
Waxaa ka dhacay Magaalada Boorama Banaanbax lagu taageeraayo Qudbadii Muuse Biixi ...
Daawo:Madaxweyne Farmaajo Oo Yidhi Arrin Diinta Ka Hor imaanasa Hala Badiyo,
- Feb 20, 2020

Daawo::Raysal Wasaare Maxamed Cabdi oo sheegay in xasuuqii Isaaq sax ahaa weliba hadda taallaabo militari laga qaado
- Feb 20, 2020
Ex. Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdi Yuusuf, oo kamid ahaa Ra’iisul wasaarayaashii Soomaaliya soo maray ...
Daawo:Faysal Cali Waraabe “isman odhan Somaliland Sidan Ayay Ku Danbayn Doonta”
- Feb 20, 2020
Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa kusoo laabtay Guduoomiyaha Xisbiga Ucid ee Maamulka somaliland Faysal cali ...