600 Deg Deg:Wasiir Kamid ah Puntland Oo yidhi’Deni Dulqaadka Zero Ayuu Ka yahay” | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg:Wasiir Kamid ah Puntland Oo yidhi’Deni Dulqaadka Zero Ayuu Ka yahay”

Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Cali Sabarey ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni uu ka dhammaaday dulqaadkii uu u hayay saxaafada.

”Madaxweynuhu wuxuu zero ka yahay inuu xamilo qaladka warbaahinta aaminsan yahay in saxaafada Puntland lasoo dhex galay oo loo adeegsanayo dagaal lagu soo qaaday jiritaanka Puntland” ayuu yiri Wasiirka warfaafinta Puntland.

Maamulka Puntland ayaa ka carooday maalmo ka hor muuqaalo arday reer Boosaaso ah oo dalbanayay inay helaan shahaadada dowladda Soomaaliya bixiso, iyadoo intaa kadib Puntland ay cadaadis ku saartay maamulka dugsiga ay ardaydaas ka tirsanayeen in loo yeero iyaga iyo waalidkood laguna cadaadiyo inay raalli galin ka bixiyaan muuqaalkii horey saxaafadu ka duubtay.

Guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland, Cabdixakiin Dhoobo ayaa horey madaxweyne Deni ugu dhaleeceeyay inaanu lahayn dulqaad uu Puntland ku gaarsiin karo nidamka dimuqraadiyada iyo furfurnaanta, uuna u dhaqmayo sidee keligii taliye oo kale.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Axmed says:

    CXD SOMALIYA markay ka dhamaadaan Jubaland waxay soo qabanayaan gacan ku dhiigle Deni, kabacdina Reer waanu go’nay.

  2. HILLAAC says:

    WAA JIIR HAAN KU WAYNAADAY!

  3. Oday jaamac says:

    Sida muuqata MADAXWEYNE Deni is extremely obese, dadkana marka miisaankooda halkaa
    Gaaro da’doodana 40 sano ka wayn tahay
    Inay dhiig kar ugu yaraan qabaan waa hubanti, hadaad u fiirsateen markuu u jawaabayo mucaaradka ama FEDERALka waxad arkaysaa isaga oo gariirahaya [shaking]

    Marka afhayeen malahan miyaa ama warfaafin
    Mise FEDERALKAy ku biireen iyaguna?

    MARYOOLEY LAFAHEEDANA UMA ROONA LAFO
    BANI’AADAM KALANA DAABA!!!

  4. Binary Operation says:

    Axmed

    Sxb xooga waxaan filaya inaad attention seeker tahay sabab taas baad meel walba noogu Soo hadal qadaysa. Iska sheego miyay kaaga dhegtay Somaliland oo waa nooc minal walac kugu dhacay? Kkkkk

    Dumar ka la yidhi kolkay walcaan walacu meel bu ka qabsada dee adna walacu Somaliland bu ka qabsadaan filaya.

    Ma xuma waad nagu wardisan kartaa illeen wardi kale hadaad garan wayday. Kkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Oday says:

    Buqlaan iyo reer waa lay kufsaday mar dhow shacabka Soomaalida ah ee xalaasha ah baa soo qaban doona xadka Ethiopia-na waa ka xiran yahay, meel ay aadaan ha sii diyaaraadeen

  6. Guulwade says:

    3 madaxwyne udanbeeyay. Puntland waxay ku mashquuleen .federaalka. dastuurka. Waxbarashada. Doorashada puntland. Diyarad loo raaco. Kinya imaradka. Madaxwy kuxigeen macmala. Shaqadii. Gobalka sool iska indhatiraan. Ilaa jegaanta yoocada timid. Jegaanta waxay ku guulaystay inay hartiga kalajaraan. Oo isbaaro dhex dhigaan. Puntland wasiir xildhiban saraakiil. Madaxwy kuxigeen waxay u hanqal tagaan wax somsli ka dhexeeya iyaga moodeen inay masuul kayihiin. Una hadlaan sidii ayagoo wakiil ka ah. Maamulgobeleed yada shacabka somali somali waxay kumah madaa. Kayar jegaanta iskama celin karo kawayn igu siida. Farmaajo oyo. Khere arkaan jegaanta ma arkaan. Harti shir uma qaban karaan isimo siyaasi. Waayo waxaan xusuuta ssdf. Oo mingiste utageen oo yirahdaan. Anaga dawalada somaliya xukunka xoog Uga qadayna. Kaliya waxa umuuqda y. Madaxweynaha markas xukunka hayay oo.marexan ahaa .kadib hadaan ku dhaceen. Mingiste wada xidhiidho. Dhinaca kacaanka sssdf fashilmeen. Farole layiri sool xoree cidankii gaalkacyo. Xafada leelkase usoo raray. Waxa kububuriyan hanti shacab wuxuu keenay 2000kun oo cidana waxa halkass ku socday 150 askari dhawaca 400 .Marka madaxda allpuntland. Maha kuwa siyasad fog leh. Allaah ha unaxariisto cabdulaahi yusuf markuu joogay lama hawaysan jirin. Deganada puntland. Faroole gas dani caneey karash. Markay yimaden. Wakuwas waxbarashada oyo kuwar wareegaya. Kkkkkk




script>
Daawo::Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Afjaray Isimadii Duubka U xidhna Xuliska Barlamaanka,
- Feb 21, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaaxalay saxiixay sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal ...
Daawo::Cali khalif Galaydh”Ama ka naxa ama Ku Farxa Somaliya Waa lagu Khasban yahay’
- Feb 21, 2020
Madaxweynihii Hore Khaatumo Dr Cali khaliif galaydh ayaa qudbad Xalay ka jeediyay Magaalada Hargaysa ...
Deg Deg Daawo:Borama Banaanbax Lagu Taageeray Muuse Biixi loogana Soo Horjeedo Dawlada Somalia
- Feb 20, 2020
Waxaa ka dhacay Magaalada Boorama Banaanbax lagu taageeraayo Qudbadii Muuse Biixi ...
Daawo:Madaxweyne Farmaajo Oo Yidhi Arrin Diinta Ka Hor imaanasa Hala Badiyo,
- Feb 20, 2020

Daawo::Raysal Wasaare Maxamed Cabdi oo sheegay in xasuuqii Isaaq sax ahaa weliba hadda taallaabo militari laga qaado
- Feb 20, 2020
Ex. Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdi Yuusuf, oo kamid ahaa Ra’iisul wasaarayaashii Soomaaliya soo maray ...