600 Deg Deg Daawo:Caasha ilyas Aabeheed oo Ka hadlay Qisaastii Maanta, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Caasha ilyas Aabeheed oo Ka hadlay Qisaastii Maanta,

Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame, Cabdishakuur Maxamed Dige ayaa lagu qisaasay fagaare ku yaalla magaalada Boosaaso halka Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame laga reebay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xukmanaha saddexaad ayaa mudda 10 cisha ah dib loo dhigay kiiskiisa kadib markii uu sidaasi codsaday Ilyaas Aaden oo ah aabbaha dhalay Caa’isha.

Raggaasi, ayaa maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Nugaal, waxay dil toogasho ah ku ridday 12-May-2019, Xukunkaasi oo maxkamadda Rafcaankuna ku raacday 30-June-2019.

Sidoo kale, maxkamadda sare ee Puntland ayaa 25-kii August 2019, si rasmiya u ayidday dilkii lagu riday saddexda xukmane, balse cabasho ay xukunka ka qaateen ayey mar kale maxkamadda sare laashay 23-ka October 2019.

24-kii February 2019 Caa’isha Ilyaas Aaden oo da’deeda lagu sheegay 12-sano jir, ayaa lagu waayay xaafadda Siinaay ee Waqooyiga Gaalkacyo kadib markii adeeg loo diray.

Maalintii xigtay ee 25-kii February 2019, Subax aroortii ayaa aga’gaarka gurigooda laga helay maydkeeda oo kufsi iyo jir dil ba’an loo geystay.

Dhacdadaasi, ayaa bulshada Soomaaliyeed ka dhex dhalisay fal-celin xooggan oo ku wajahan, in ay caddaalad hesho gabadhaasi yare e Caa’isha Ilyaas.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Oday jaamac says:

    Cadaalada waa nabadgelyo aduun
    Iyo aakhiro

    RAGAAS DAMBIGA LAGAU HELAY EE LA QISAASAY

    ALLAAH HAW NA XARIISTO WAANA WAXAY KU WAAYEEN NAFTOODA DAMBIGAY GALEEN , CAY IYO AFLAGAADONA MA MUDNA, DADKAY KA BAXEENA SAMIR IYO IIMAAN

    !AAAAAAMIIIIN

    • Yusuf says:

      Magacii Shanta Soomaaliyeed Waxa QUrbaha iyo Geeska Afrikaba ku Dilay Beesha Xun ee Daaorood.

      Naagaha Daaroodka ee qurbuha joogaa waa qaar aan aan xishoon oo wax walba sameeya. Waxay la saaxiibaan am guursadaan jinsiyad walba iyaga oo aan ku xidhin wax maal ah, ama mood iyo diintoona. Waxay Naagaha Daarood ka dhigeen dumarka Soomaalida in lagu tilmaamo kuwa uugu liita ee uugu jaban caalaamka. Waxa kale oo qurbaha jooga rag badan oo Daarood ah oo diintii ka baxay oo ay qaarkood xitaa noqdeen baadariyo iyo makhaaniid tusalayaashuna way badanyihiin laakiin halkan cidna ku magacaabi maayo laakiin waa caan. Sidaa awgeed, ummadda shanta Soomaaliyeed waa in ay ka tashataa beesha dhaqanka xun ee Daarood ee ay ka suurtoowday 3 nin ay ku heshiiyaan in ay wada kufsasadaan, cadaabaan dabeena wada dilaan CAASHA yar, yaa xayawaanaat.

  2. Ismail says:

    Caddaaladdii baa la fuliyey waana guul horleh. habluhu iyagaa ragga ka qiimo badan kana naxariis badan, sidaa awgeed aabihihiisa ninna ee gabadh faraxumeeya waa in meel fagaare ah lagu dilaa madaxiisana geed laga soo laalaadiyaa.Ar

  3. Nasir says:

    Yusuf, Waxaa tahey qof xanuunsan. Dibadaa anaga joogna waxaa meelkasta ka washeey ee dhaqanka xun waa la yaqana,dadka Somali oo gaal laheyn lahaa gaalada waa la yaqna ogow dadku hada ma dhalan.




script>
Daawo::Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Afjaray Isimadii Duubka U xidhna Xuliska Barlamaanka,
- Feb 21, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaaxalay saxiixay sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal ...
Daawo::Cali khalif Galaydh”Ama ka naxa ama Ku Farxa Somaliya Waa lagu Khasban yahay’
- Feb 21, 2020
Madaxweynihii Hore Khaatumo Dr Cali khaliif galaydh ayaa qudbad Xalay ka jeediyay Magaalada Hargaysa ...
Deg Deg Daawo:Borama Banaanbax Lagu Taageeray Muuse Biixi loogana Soo Horjeedo Dawlada Somalia
- Feb 20, 2020
Waxaa ka dhacay Magaalada Boorama Banaanbax lagu taageeraayo Qudbadii Muuse Biixi ...
Daawo:Madaxweyne Farmaajo Oo Yidhi Arrin Diinta Ka Hor imaanasa Hala Badiyo,
- Feb 20, 2020

Daawo::Raysal Wasaare Maxamed Cabdi oo sheegay in xasuuqii Isaaq sax ahaa weliba hadda taallaabo militari laga qaado
- Feb 20, 2020
Ex. Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdi Yuusuf, oo kamid ahaa Ra’iisul wasaarayaashii Soomaaliya soo maray ...