600 Wasiir Ka tirsan Puntland Oo Qoraal Ku Karbaashay Godax barre, | khaatumo news online
dahabshiil

Wasiir Ka tirsan Puntland Oo Qoraal Ku Karbaashay Godax barre,

Mid kamid ah macallimiinta Iskuulada Muqdisho oo Shabaabnimo lagu helay

Sadax sano ayuu wasiir ahaa goodax, imtixaankii iyo deeqaha waxbarashada waa suuq madow maahan wax qarsoon arintaas ( ugu yaraan baar imtixaankii iyo deeqdii waxbarasho (2019 ).

Iskuulada inta badan waxay ku jiraan gacanta alshabaab ama dalado ka awood badan Goodax mana galaan imtixaankiisa fashilan. Ma jiro hal school oo gacantiisa ku jira. halka Puntland ugu yaraan 1,000 school oo dowli ah( Public) oo si buuxda ugu jira gacanta dowladda waxay leeyihiin siyaasad,manhaj iyo imtixaan tayeesan oo midaysan.

Puntland dowladda waxay miisaanyaida Waxbarashada uqoondaysay 8% dakhliga Dowladda ma helno 1$ oo ku wajahan arimaha bulshada iyo amniga dhanka DFS.

Sidoo kale, Waxaan leenahay jaamacaddo tayo iyo khibrad wanaagsan leh kuna filan ardayda kasoo baxday Dugsiyada Sare.

Puntland oo tiir dhexaad ka ah dowladda Federalka Soomaaliya in la dhaho nidaamkeeda waxbarasho ma aqoonsanin waana SHAHAADO SUUR !! macnaheedu waa dagaal qaawan oo lagu hayo nidaamka Federaaliga ah iyo tastuurka qaranka.

Soo burburi imtixaankaaga iyo systemka waxbarasho ee waqti, kharash aan qiyaas lahayn lagaliyey oo ah midka ugu wanaagsan Soomaaliya sida ku cad warbixinada hayadaha qiimeeya waxbarashada Soomaaliya marna suurtagal noqon meeso hana ku riyoon goodaxow.

WQ: Maxamed Cabdulqaadir Cismaan, Wasiiru-dowlaha Wasaraadda Maaliyadda Puntland

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Axmed says:

    Maxamud saleebaan-land la baray. Mooryaan, sadbursi uun raba, aayaha somaliyana aanan dan ka lahayn. Idoor daba cayuun ayaaba idin dhaama, waayo ayagu rag ayayba iska dhigeen oo dheheen waanu go’nay, laakiin idinku waxaad rabtaan inaad si dawlad gooni ah u dhaqataan, federalkana lacagta iyo deeqda ka jaqdaan. CXD somaliya jubaland iyo galmudug soo gacanta kumaysaan dhigin, puntland ayaa ku xigta, kabacdina somaliland. Anagu hadaanu harti nahay, ama daaroodka kale dawlada ayaanu taageersanahay. Hadii aad la dagaalamaysaan cxd somaliya iyo hadii kale idinkay idin jirtaa, kolay CXD somaliya ayagu wixii la dagaalama way gowrici. Somaliya hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  2. Kacaanboy21 says:

    Farmaajo. Waxbarashada. Dastuur. Federalaka puntland ku mashquul sana yeen. Sool tikaraq. Laga haystaa. Oo besha caalamka jegaanta uga dgeeraysay
    Waxa la xalasha day sool .karash oo.garoowe iska mushahar qaata. Cali khalif hargaysa kuxidhan. Tarikhda harti ee somaliya. Waana la ogaan mesha ay ku danbayn. Dani caneey. Karsh. Gaas. Faroole waxay shaqa moodeen In loo jawaabo madaxwy kasta oo federallka. Waan diidnay yeelI. Mayno. Hadana layiraahdo soo noqda. Waayahay safiirada caalmka barteen puntland tahay meel.laga booteeyo. Go aan malaha madaxdooda wakas jegaanta abiya wada jogaan kkkkk harti iska roga way idin kujifftaa. Kkkk

  3. King says:

    WAR YARKAAN ANAA GARANAYA WAA JIRIGII BURCAD BADEEDA AHAA. ADEER LACAGTII BURCAD BADEEDA KA WAYDAY MIYUU MACAL WAYNE KUGU KORIYAA.NAF LA CAARIYADII FAROOLE FOOL XUME IYO DANI ZINZIBAAR HAYS KAGA TAGAAN SOMALIYA.

  4. Nabad iyo Nolol says:

    Qabiilka Maxamuud Salebaan cabaad leh ayaa ka soo haray.

    Butt-land waa shabeel-waraaq ka samaysan(paper tiger). Dhinac walba waxa marayaan fashil. Burburka Butt-land sanadkan gudahiis waaye.

    Deni Yoga Zansibari ha shumiyo cahaga Madaxweynahiisa mudane Farmaajo.




script>
Daawo::Cali khalif Galaydh”Ama ka naxa ama Ku Farxa Somaliya Waa lagu Khasban yahay’
- Feb 21, 2020
Madaxweynihii Hore Khaatumo Dr Cali khaliif galaydh ayaa qudbad Xalay ka jeediyay Magaalada Hargaysa ...
Deg Deg Daawo:Borama Banaanbax Lagu Taageeray Muuse Biixi loogana Soo Horjeedo Dawlada Somalia
- Feb 20, 2020
Waxaa ka dhacay Magaalada Boorama Banaanbax lagu taageeraayo Qudbadii Muuse Biixi ...
Daawo:Madaxweyne Farmaajo Oo Yidhi Arrin Diinta Ka Hor imaanasa Hala Badiyo,
- Feb 20, 2020

Daawo::Raysal Wasaare Maxamed Cabdi oo sheegay in xasuuqii Isaaq sax ahaa weliba hadda taallaabo militari laga qaado
- Feb 20, 2020
Ex. Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdi Yuusuf, oo kamid ahaa Ra’iisul wasaarayaashii Soomaaliya soo maray ...
Daawo:Faysal Cali Waraabe “isman odhan Somaliland Sidan Ayay Ku Danbayn Doonta”
- Feb 20, 2020
Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa kusoo laabtay Guduoomiyaha Xisbiga Ucid ee Maamulka somaliland Faysal cali ...