600 Deg Deg Daawo::Sanad-Guuradii Darawiish-ta Oo Buuhoodle Ka dhacday. | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo::Sanad-Guuradii Darawiish-ta Oo Buuhoodle Ka dhacday.

Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Munaasibad Balaadhan oo loogu Dabaaldagaayo Sanad-guuradii 100 ee Darawiishta.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Axmed warya says:

    Daraawiiish ha nagu wareerinna,darawiish xagge ku danbeysey??????,odeygii mad mullah,waatii afka ciida loo darey ee iimey, u carry. Kanneecadu waatii ku cuntey iimey .kkkkkk

  2. Axmed warya says:

    Darawiish iyo taariikh ayaaad u waalateeen. Quyar fadhiista.

  3. Hassan Hussein says:

    Viva Taariikhda Daraawiishta waa maalin weyn oo la qadariyo. Waxay ku jirta Taariikhaha aduunka kuwa ugu waaweyn.
    Sanad Guura wacan

  4. Dhabka Hadal says:

    Maalintii sayidku ka tagay dhulka dhulbahante lama arag dabadii meel laba Dhulbahante eib wax u ururiyeen mudo dheer laga bilaabo 1921 ninkastaa reerkiisii ayuu qabtay waxaa noo xigay samab dhagaxa òo lasoo dhiibo iyo dardaarin ah inaan soo noqon iyo in kale mooyee reerkii waakaa,hadaa haysaan sayod fabadii abaabul daraawiisheed hayla wadaago




script>
Daawo::Cali khalif Galaydh”Ama ka naxa ama Ku Farxa Somaliya Waa lagu Khasban yahay’
- Feb 21, 2020
Madaxweynihii Hore Khaatumo Dr Cali khaliif galaydh ayaa qudbad Xalay ka jeediyay Magaalada Hargaysa ...
Deg Deg Daawo:Borama Banaanbax Lagu Taageeray Muuse Biixi loogana Soo Horjeedo Dawlada Somalia
- Feb 20, 2020
Waxaa ka dhacay Magaalada Boorama Banaanbax lagu taageeraayo Qudbadii Muuse Biixi ...
Daawo:Madaxweyne Farmaajo Oo Yidhi Arrin Diinta Ka Hor imaanasa Hala Badiyo,
- Feb 20, 2020

Daawo::Raysal Wasaare Maxamed Cabdi oo sheegay in xasuuqii Isaaq sax ahaa weliba hadda taallaabo militari laga qaado
- Feb 20, 2020
Ex. Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdi Yuusuf, oo kamid ahaa Ra’iisul wasaarayaashii Soomaaliya soo maray ...
Daawo:Faysal Cali Waraabe “isman odhan Somaliland Sidan Ayay Ku Danbayn Doonta”
- Feb 20, 2020
Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa kusoo laabtay Guduoomiyaha Xisbiga Ucid ee Maamulka somaliland Faysal cali ...