600 Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Saxeexay Sharci Muran Badan Ka taagna, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Saxeexay Sharci Muran Badan Ka taagna,

Muqdisho, Febaraayo 08, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Baatroolka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyaddu ay soo dhammeystireen hannaankii sharci ee kaga aaddanaa dhaqan galkiisa.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay muhiimadda uu shacabka iyo Dowladnimada Soomaaliyeed u leeyahay sharcigan oo hagaya xuquuqda muwaadiniinteennu ay u leeyihiin in looga faa’iideeyo khayraadka ceegaaga dhulkeenna, isaga oo xeyndaab u noqonaya, kana ilaalinaya takri-falka, damaca shisheeye iyo musuqmaasuqa.

Sidoo kale, meel-marinta Sharciga Baatroolka JFS waxa ay maalgashadeyaasha caalamiga ah u muujinaysaa sida ay uga go’an tahay Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ka miro-dhalinta hiigsigooda ku aaddan xasilloonida dalka iyo in ay wadajir ugu tallaabaan Guga barwaaqo-sooranka iyo horumarka .

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Xukuumadda, Xildhibaannada iyo dhammaan khubaradii Soomaaliyeed ee qaybta ka qaatay uga mahadceliyey dadaalka ay galiyeen sharcigan dhaxal reebka ah.

Sharciga Baatroolka ee uu meelmariyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku saleysan sharciyaddii Batroolka iyo macdanta dalka, dastuurka iyo Heshiiska Lahaanshaha, Maamulka iyo Wadaagga Kheyraadka Dabiiciga ee lagu saxiixay Baydhabo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 27)

  1. Xagarciideed says:

    Abshir iyo khayr bay u tahay dhamaan ummadda Somaliyeed, ay soo halakeeyeen tuug iyo qabaancadaw/lagarooneyaal kala joogga (Hargeysa, Garowe iyo Kismaayo), xaalkooduna yahay isii aan kula lug gooye dalkayga e. Laakiin Allaah baa gawracay maanta. “Waa la doogiye yaan la dacaroon”

    • Binary Operation says:

      Xagarciideed

      Hargeysa kolkaad afkaaga liita kusoo hadal qaadayso ma hooyada ba leh?

      Orod camal yeelo hargeysa ninkii lahaa ba ka taliya nin xamar jooga hadana ka talin Iyo nin qurbaha kasoo hunqaacaya oo talo ku lahayn gobolka sool waxba lagama waydiinayo.

      Dhakh baa na baratay ee fiishka ma ka ridna. Kkkkkkkk

      • Xagarciideed says:

        UAE oo mehersatay, inay adoonsatona isu diyaarisay – Hargeysa iyo Garowe, si fududna u hantiday, dadkii sheeganayey degaanadaa qaarkood oo qurbajoog u badanna ay dabal/durbaan tumayaan + raqasna ku darayaan sida Binary. Allaah kariim/adeeg Allaah/waxsanallaah.

        https://www.youtube.com/watch?v=YkLKhKT8X6I

        • Binary Operation says:

          xagarciideed

          garoowe waxaad rabto ka sheeg laakiin hargeysa afaaraheeda ha isku soo galin.

          nimaan bad lahayn hadal uma banaana. ka foojignow inaad berbera wax ka sheegto waayo waxaad tahay nin u jeeda reer gambadhe.

          illeen waxaad ka xun tahay dekeda qalalan ee gambadhe guushay gaadhay.

          buuhoodle haday busaaradaysatay yeel kadeed laakiin afaaraha gambadhe ha isugu dhawaan.

          waayo berbera waxaa wax ka sheegi kara nin xaasidaya una jeeda reer gambadhe. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      • Catalaanland says:

        Baaro operation riyadii SOMALIWAYN BAA rumowday ee baryada IIDOOR ISKA operation
        Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
        Kkkkkkkkkkkkk

        • Binary Operation says:

          catalaanland

          waad iska hadashay, riyo somaliweyn oo rumoobaysa ma jirto.

          qofku waa riyoon karaa laakiin riyadiisu waa inay waaqici ahaata.

          in somalia iyo somaliland israacaan riyadeeda waxa rumeeyay beesha isaaq 1960 kii.

          maantana waxaa beeniyay isla beesha isaaq.

          aniguun bay igu xidhan tahay ee adiga kuguma xidhna cidlaad ka daalaysa. aduunka tiraa lagu xisaabtama tiradii waqooyi taalay ma haysid. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

          riyadaada iyo hamigayga waxa dhow hadii runta la isku sheego hamigeena.

          israacaasi waa kala kacaya hadii referendum UN hogaaminayso la isla gaadho, waana sababta aanu ugu adkaysanayno wadahadal aanay international mediation dhex joogin gali mayno waayo waxaanu ognahay wax walba inay very straight forward noqonayaan.

          xamar ciday rabto wadahadalka haku darsato laakiin international mediation way ku sandulaysan tahay inay aqbasho.

          horaa loo yidhi la iskuma helo fuud iyo findhicil. kkkkkkkkkkkkk

    • Axmed says:

      Mooryaanta puntland iyo somaliland oo aanu usoo socono si aanu maamulo xalaal ah ugu dhisno looma joojinayo, waayo labada aqal ee dalka dad baa u jooga oo u vote gareeyey sharcigan. Hadaynu hubkii africa ugu badnaa soo iibsan oo dalka norway oo kale ka dhigi inshallah.

      • Binary Operation says:

        axmed

        horta puntland waxaad rabto ka sheeg aniga ima khusayso. in fact puntland waa part of somalia federal.

        laakiin as a somalilander ahaan baan kuugu jawaabaya.

        farmaajo iyo maamul kasta oo xamar qabta wax laga waydiinaya dhulka somaliland baan jirin.

        farmaajo sheekadiisu ma dhaafsiisna meel kasta hala igu soo sawiro, iyo somaliland meeshay marto cabaad iyo catow ka sii daba tuur. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        ragaad sheegtay ee xamar jooga nama matalaan, maynaan dooran. shacabka somaliland doorasho xalaal ah bay qabsadaan, waliba doorashadaasi oo ah one man one vote.

        ninkaanu doorano uunba namatala, xukuumada iyo goleyaasha qaranka somaliland uunba sharci ah oo mandate ka shacabka ku jooga.

        nimanka xamar tagay meel aan ku dooranay ma jirto. aftidii aan u qaadnay distoorka somaliland 2001 kii baa valid ah. ninkii distoorka somaliland ee aftida lagu meel mariyay baa tiisu sharci tahay.

        laakiin ninkii aan distoorka somaliland ku socon waa nin iska shaqo tagay weeye, ka shacab ahaan very clear baanu nahay.

    • King says:

      πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜
      Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Somaliweeyn.
      Ka NAXOOW nafta waaaaaaaaaaaaaaa.

      • Binary Operation says:

        king

        bacaac macaac is daba qabo hadaad rabto

        viva somaliland republic

        ka naxow nafta u waa somaliland waa qaranka duulay ee madaxa banaan,

        ey iyo dameer daba ciya war aan u haysan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. HILLAAC says:

    Maansha Allah, ku dadaal DUX haba lagugu daan jabiyee.

    Wax murana oo ka taagnaa majidhin sharcigan, kaliya kooxdii SADBURSIGA iyo LUGGOOYADA ee Garoowe ayaa ka dareertay markii aqalka sare ka doodayey sharcigan.

    Taa beddelkeeda waxa ay doorbideen in ay IMMAARAADKA ADDOON iyo MARTI ugu noqdaan xoolahoodii, shidaalkoodii iyo marsooyinkoodii.

    Jabuuti waxa ay tiri, ‘DP-World iyo carab xun oo cigaal wataa nagu maamuli maayo kaabayaashayada oo curyaamin maayo marsooyinkayaga, iyaga oo suuq u raadinaya marsooyinkooda iyo kaabayaashooda dhaqaalaha’.

    Hawl iyo hanti-wadaag.

  3. Binary Operation says:

    Hillaac

    Arrinka dp world adiga yaa wax kaa waydiinaya ma bad baad leedahay ba.

    Dp world reer Berbera ogol oo wax laga waydiinayaa. Anakaa og faa’iidada ay noo leedahay.

    Ninka dp world wax ka sheegaya ee xamar jooga is a tiisii turki ba o wad wada waxa ka hadashiisiinaya waa xaasidnimadiisiii.

    Turki hadaanu nahay reer Somaliland faa’ido kuma qabno In fact anaku imaaraadkaanu faa’ido Ku qabna.

    Fly Dubai from hargeysa to dubai
    Air Arabia from hargeysa to shariqa
    Dp world expansions Berbera port
    Berbera corridor
    Berbera airport expansion
    Many other projects which is benefit us.

    Nin xamar jooga oo dantiisu turki yahay kama hadli karo nimanka jooga Somaliland qaybaheeda kala duwan dantooda. Kolku imaaraadka caayayo xaasidnimo ayay ka tahay waayo isaga tiisuun ba u daran.

    Hadii ajnabi la caayayo Turki ma somali ba muxuu isna xamar ka qabanaya? Mise waa tayduun bay ahayd taada yeel kadeed? Kkkkkkk

    Somaliland waa dal madaxbanaan kamid maaha somalia waanu ka baxnay israacii 1960 kii waanu gebo gebaynay hadal nalagu Soo hadal qaado Iyo cid isku keen dhererisaaba labaduba iyaka is fashilinaya. Nin shaqo tagay oo xamar u shaqo tagay kana tarjumo Somaliland namana metelo ee calooshiisuun bu metelaa. Wax midnimo uu Soo wadaana ma jirto aan ka ahayn ka dhuro dheriga hadhowna kasoo hayaan. Kkkkkkkk

    • Muuse Bloodh ( Cawaro) says:

      MA beentii Habraha baad moodeen Heegooy oo lagu hadaaqayay hankii baa rumoobay.Dee dowlada Farmaajo ku dab fayla reer Cawarooy waa taa dhaqaaqdaye intaad Bloodh iyo Caburin ku jidheen.

      • Binary Operation says:

        muuse bloodh ninka watow

        saaxiibow maroora dilaaca iyo catowga illa dhaaf.

        in badan waan arkay adoo meelahan ka hantaatacaya, hadaad isku kalsoon tahay sheego cidaada waxba haku qadhaaban reerka garxajis.

        garxajis waa la heshiiyay caare nabad bu qaatay, meelna kaagama banaana inaad ka hadasho wax aan adiga ku oolin.

        kolay waxaan filaya mid iska xiiqsan inaad tahay oon reerka ahayn.

    • Catalaanland says:

      Baaro operation riyadii SOMALIWAYN BAA rumowday ee baryada IIDOOR ISKA operation
      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      Kkkkkkkkkkkkk

  4. HILLAAC says:

    Binary- Haa, saw Soomaali ma ihi.

    Dhammaan marsooyinka Soomaaliyeed waa hanti QARAN. Canshuurtu iyo dhiigii ummadda Soomaaliyeed baa lagu dhisay. Ammaano kugu raagtay yaddaada ha moodin. La soco oo CXD waxa uu soo marahayaa BARAXLEY.

    • Ahmed Somalilander says:

      Waar ilahay kayaab maa berbera cashuur lagu dhisay

      • King says:

        πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜
        Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Somaliweeyn.
        Ka NAXOOW nafta waaaaaaaaaaaaaaa.

  5. Axmed says:

    Mashallah. Hubkii Africa ugu badnaa uguna casrisanaa , taangiyo, diyaarado, markabo ciidan iyo dalka oo la dhiso aa soo socota. Intaas kahorna puntland, jubaland, iyo somaliland maamulo xalaal ah ayaanu ka dhisi.

    • Muuse Bloodh ( Cawaro) says:

      MA beentii Habraha baad moodeen Heegooy oo lagu hadaaqayay hankii baa rumoobay.Dee dowlada Farmaajo ku dab fayla reer Cawarooy waa taa dhaqaaqdaye intaad Bloodh iyo Caburin ku jidheen.

  6. Catalaanland says:

    Baaro operation riyadii SOMALIWAYN BAA rumowday ee baryada IIDOOR ISKA operation
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkk

    • King says:

      πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†πŸŽ†βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”βœ”πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜
      Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuu Somaliweeyn.
      Ka NAXOOW nafta waaaaaaaaaaaaaaa.

    • Binary Operation says:

      alla rag maxay xiiqeen oo riyo maalmeed run ula eekaatay.

      waar farmaajo caqliga yaanu idin kaga ciyaarin.

      farmaajo somaliland wuxuu ka qaadayaan jirin ee farmaajo somaliland wuxuu ka dhiganaya campaign uu hawiye isaga jeediyo.

      nin kolku u jeedo leeyahay oo umad u qodayo god madow wuxuu raadiya campaign uu isaga mashquuliyo.

      waa halkii ahayd suqadara ku qabso ku qadi maysidee.

      farmaajo wixiisu waa somaliland ku hal qabso illeen ku qadi mayside. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Binary Operation says:

    hillaac

    berbera wax canshuur somali leedahay oo lagu dhisay baan jirin.

    hadaad rabto canshuurtii somalida dekedii la gashay dee waataasi muqdisho.

    berbera waxba looma qaban, dekeda berbera ingiriiska dhisay. ingiriis cid uga dambaysay na ma jirin.

    soviet union ku madaarka berbera ayuun bu wax gashaday.

    kolka ma lacagtii ingiriiska iyo soviet union ka miyaad igula hadlaysa oo somali leedahay?

    berbera waatii hore loo yidhi daadku ha qaado wax kasta xamar inoo geeya.

  8. Binary Operation says:

    axmed

    adigu xaqiiqo kumaba noolid, hub ka halkeed ka keenaysa?

    miyaad illowday cunaqabatayntii hubka ee UN ta? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hadaad raganimo leedihiin waataase car soo iibsada. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hal dal oo hub idinka iibinayaan jirin waayo arm embargo gii lama wada lift garayn. la idin kamana qaadayo.

    inakaba ma gacmahaanu laanahay, waanu soo iibsan, imin kaba si sir ah baanu kusoo iibsana hub kasta.

    hadaad jabisaay qaanuunka UN ka dee ma wax na joojinaya jirta? kkkkkkkkkkkkkk

    toos baanu inaba ula soo degi diyaarado dagaal taangiyo cusub iyo maraakiib dagaal.

    arrinka berbera na mid baan ku sheegaya imaaraad oo qudha kuma jiro imaaraad waa ku magacaaban yahay, dowlada UK baa si sir ah u adeegsan doonta oo leh.

    imaaraad dushuu kaga magacaaban yahay saldhigaas berbera ee in fact dowlada UK baa leh oo imaaraadka soo dirsatay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Binary Operation says:

    alla rag waawayn maxay run moodeen sheeko hawiye. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waar farmaajo somaliland wuu og yahay inaanu waxba ka tarayn waxna ka qaadayn.

    wixiisu waa uun olole ka dhigo. nin kolku nin kale dabin u dhiganayo wuxuu raadiya film uu ninka isaga jeediyo.

    illeen nin soo jeeda intuu hog u qodo kuma ridi karo illeen ninkaasi waa kula dagaalamayaaye. hadaad maqasho nin ba hog lagu riday dee waa nin sii jeeda oo meel kale lagu mashquushay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    farmaajo somaliland waxay u tahay halkii suqadara ku qabso ku qadi maysid.

    dee waa hal qabsi, ujeedaduu lahaana waxay ahayd inuu ku gaado oo wiiqo puntland, juballand, hirshabeele iyo galmudug.

    hadafkuu lahaa intaas bay ahayd.

    puntland iyo jubaland waxa lagu mashquuliyay somaliland deetana intay somaliland eegayeen bu ka gaadh gaadhsiiyay.

    hawiye somaliland ba lagu mashquushay intay somaliland eegayeen bu ka gaadh gaadhsiiyay. waa nin ujeedo kale leh ee somaliland miduu ka daba hadli karo ama ka daba tagi karoba maahan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • Muuse Bloodh ( Cawaro) says:

      BISADE QALOOW DAAROOD WAA OKTAHAY INUU KUSOO TARXIILAY OO BIYO LA’AN KU DHIGAY OOD FUTADA KU CIIDOOWDAY.HA HILMAAMIN FARMAAJO KUWAAS BUU KASOO JEEDAAYE,MARNA YAA SAMAALE AHEEY MARNA HAWIYE CAAY ILAMEERAYSOOY.CAWAR BLOODH FARMAAJO IGU SAWIRA BUU DOONTAY IYO AAD JILAABATID MADAXDA SHIRKA KOLKAASAA ALBAABADA SHIRKA LAGAA SOO XIRTAY. MADAXDIINA QAAR BAA KU DIIDAY INEEY KULA KULMAAN




script>
Daawo::Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Afjaray Isimadii Duubka U xidhna Xuliska Barlamaanka,
- Feb 21, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaaxalay saxiixay sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal ...
Daawo::Cali khalif Galaydh”Ama ka naxa ama Ku Farxa Somaliya Waa lagu Khasban yahay’
- Feb 21, 2020
Madaxweynihii Hore Khaatumo Dr Cali khaliif galaydh ayaa qudbad Xalay ka jeediyay Magaalada Hargaysa ...
Deg Deg Daawo:Borama Banaanbax Lagu Taageeray Muuse Biixi loogana Soo Horjeedo Dawlada Somalia
- Feb 20, 2020
Waxaa ka dhacay Magaalada Boorama Banaanbax lagu taageeraayo Qudbadii Muuse Biixi ...
Daawo:Madaxweyne Farmaajo Oo Yidhi Arrin Diinta Ka Hor imaanasa Hala Badiyo,
- Feb 20, 2020

Daawo::Raysal Wasaare Maxamed Cabdi oo sheegay in xasuuqii Isaaq sax ahaa weliba hadda taallaabo militari laga qaado
- Feb 20, 2020
Ex. Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdi Yuusuf, oo kamid ahaa Ra’iisul wasaarayaashii Soomaaliya soo maray ...