600 Dawlad Dhalan Mayso Inta Caasimad Muqdisho Tahay, | khaatumo news online
dahabshiil

Dawlad Dhalan Mayso Inta Caasimad Muqdisho Tahay,

Muqdisho mar waxeey aheed magaalo ay mooryaanta iyo dagaal ooggayaasha ay ku shaqeeystaan, maantana waa magaalo ay qurunsadeen argaggixisada.

Argaggixisada waa kuwo ku jira meel kasta oo ku mid ah magaalada Muqdisho  haddii ay noqon laheed cisbitaalada, fannnaaniinta heesa, macalimiinta, hoteelada magaalada, ciidamada, baarlamaanka, ganacasatada iyo xarumaha kalle ee dawladda.

Ku dhex jirida argaggixisada meel kasta, waa midda u sahashay in cid kasta oo loo baahdo si fudud loo dillo. Hadaba, maxaa la gudboon dadka aan USCda aheen ee caasimadda welli ay u tahay magaalada Muqdisho?

Intii ay dawladda ay buruburtay waxaa laga joogaa 29 sanno, sagaal iyo labaatankaas sanno Muqdisho waxaa ku daadanayey dhiiga, waxaana ugu wacan ineey sidaa ahaato beesha Hawiye oo iyagu ah kuwa gacanta ku haya caasimada raalina uga noqday in marna mooryaan ku shaqeeysato, marna argaggixiso.

Mar haddii caasimadii aysan waxba iska soo baddaleen, waxaa laga ma maarmaan ah in caasimada la geeyo meel dadkeeda aan gacan siinin mooryaanta iyo argaggixisada, dawladnimada ay ku weeyntahay, taasina waa midda kalliya oo ay dawladnimada Soomaaliya ku soo noqon karto.

Balse, haddii magaalada Muqdisho sidaa loo dul joogo oo ah meel aan waxba ka soo haggaageen, dadka kallena waxeey la mid noqon doonaan aakhirka sida Muqdisho. Horey ayaa Soomaalidu waxeey u tiri, “Waxaan caafimaad aheen waa la kalla qaadaa.”

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Xaaji xarago says:

    Waar caasimada HALOO wareejiyo hargaysa ….runtii halkaas waa lagu halaagsamay

    • King says:

      XAAJIYO Xaareey=Adaaba ka daray oo ma waxaa loo qaada MUUSE HANDARAAB(Cawaro)asagaaba argagaxiso ahee
      Subxaana Allah kud ka guur oo qanjo u u guu. Somebody help me.

  2. Cadaado Boy says:

    Waa xanuunsan tihin meel maal iyo dulqaad iyo dad badni aan xamar aheen I sheeg dhulka somaaliyeed ee canshuur gobol kiisa ka bixin kara waa maamul kee

    • King says:

      XAAJIYO Xaareey=Adaaba ka daray oo ma waxaa loo qaada MUUSE HANDARAAB(Cawaro)asagaaba argagaxiso ahee
      Subxaana Allah kud ka guur oo qanjo u u guu. Somebody help me.




script>
Daawo::Cali khalif Galaydh”Ama ka naxa ama Ku Farxa Somaliya Waa lagu Khasban yahay’
- Feb 21, 2020
Madaxweynihii Hore Khaatumo Dr Cali khaliif galaydh ayaa qudbad Xalay ka jeediyay Magaalada Hargaysa ...
Deg Deg Daawo:Borama Banaanbax Lagu Taageeray Muuse Biixi loogana Soo Horjeedo Dawlada Somalia
- Feb 20, 2020
Waxaa ka dhacay Magaalada Boorama Banaanbax lagu taageeraayo Qudbadii Muuse Biixi ...
Daawo:Madaxweyne Farmaajo Oo Yidhi Arrin Diinta Ka Hor imaanasa Hala Badiyo,
- Feb 20, 2020

Daawo::Raysal Wasaare Maxamed Cabdi oo sheegay in xasuuqii Isaaq sax ahaa weliba hadda taallaabo militari laga qaado
- Feb 20, 2020
Ex. Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdi Yuusuf, oo kamid ahaa Ra’iisul wasaarayaashii Soomaaliya soo maray ...
Daawo:Faysal Cali Waraabe “isman odhan Somaliland Sidan Ayay Ku Danbayn Doonta”
- Feb 20, 2020
Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa kusoo laabtay Guduoomiyaha Xisbiga Ucid ee Maamulka somaliland Faysal cali ...