600 Daawo:Gabay uu Tiriyay Shalay Intaan La Toogan Farxaan Yare, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Gabay uu Tiriyay Shalay Intaan La Toogan Farxaan Yare,

Marxuun Farxaan Maxamed Xasan yare oo shalay maamulka Somaliland ku toogtay Jeelka Mandheera ayaa gabay laga duubay ka hor inta aan la taagin Tiirka Qisaasta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gabayka Farxaan ayaa ku Socda Beesha Uu ka soo jeedo Isagoo ku tilmaamaya in uu yahay nin Tol-wayay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. HILLAAC says:

    Ma idinla habboontahay in aad muuqaalkan meesha ka saartaan.

    Ninkani wuu xijaabtay hadduu wax dlay iyo haddii kaleba, qof uu ALLE dilayana tol iyo qaraabo ma bedbaadin karaan. Midda kale, qofkii qof dila waa in LA QISAASAA saasaana NOLOSHU ku jidhaa.

    Haddii qofkii qof dilaba uu facebook soo galo oo uu yiraahdo halla ii gurmado, waxa ay taasi dhiirigalinaysaa in dilku uu sii bato. Yaan marka lagu degdegin daadinta qof aan xaq loogu lahayn, haddii kale u diyaar garaw cawaaqibkeeda.

  2. Daacad says:

    War Wiilkaa marxuumka sawirkiisa meesha ka saara sagaal sano xidhnaa maamul ka somaliland u xidhnaa oo dil loo haystay adeerkii ina qambi hargeysa joogay oo ilaa wasiir ka gaadhay hadii wax loo qabanayo somalida qofku markuu dhinto tol iyo xigaal yeeshaa

  3. haagi says:

    ilaahoow u naxariiso ilaahoow kuwa aad albaabadda janada ufurto ku dar. inta kalena ilaahow u naxariiso

  4. Maakhiri says:

    Gabaygan Waa soogudbay
    Tankale Sland Wakhtigeedii Wuu
    Dhacay XaQiiQ Hada Maamulku
    Wuxu usamaysanyahay Qaab Qabiiil
    Waanu iidiin Sheegnay
    Tankale Ciidanka Jooga Sool
    Sidii aan Xabadi uga baxdeen ayaan
    Kujiraaa hawshiisa xilikasta hagaadhee
    Ciidankaasi Waa Qaniiimad Wakbtigoodii
    Dhamaaday

  5. Abdulrahman Omar says:

    Ina adeer Hoeta Marxuumkaa yar ee da’da tar ee gardarrada lagu dillay illahay dembigiisa ha dhaafo. Mar 2alba hadduu dilja geystey iyo gaddii kalaba.
    Waa saad u soo sheegtayoo wanka weyn marka la gawraco raffadkiisaa batta ina biixi raffadkiisa waa u jeeddaan kii ugu dambeeyey waxa uu ahaa wadaadadii iyo culimadii ugu tagtay shaikhii Sheekhaasheed ee dhulja laga qaaday kuwaasuu la socdey shaikh Cabdiraxnan Dheere oo ay hayb ahaan isu xigaan Ina biixi, oo isku deyey inuu u caqli celiye Candhuuf se ugu abaal guday, culimadiina intey CD adhootay ayey Habaar ku horgiseen oo xafiiskii uga baxeen. waaney sii mb arreeyeen. gaddey culimo dhaba yihiin saddexda gaadhi maayo. Ciidanada jiidda jooga ha innagag qaylinnina ee innoo daaya inteynu ammuurteenna adkeyneyno.

  6. Oday says:

    Waxa igu maqaala ah in reerka bahararsame ay diideen wax wada hadal ah, waana arin Amar Alle ku socotey
    Talo waxaa iga ah in marka hore kuwan jaahiliinta ah ee halkan wax ku qora iyo kuwa la mid ah ee facebook iyo youtube fitmada ka wada ay ka waantoobaan soo qorida arintan iyo in laga sheekeeyo sawirkiisana layska daboolo oo laga saaro internetka. Hadii dadku faysal cali dhurwaa wada noqdo qaa nasiib darro iyo aakhiro seeg
    Dhulbahantow hawlo badan baa idiin yaalla oo idin sugaaya, laba waxyaabood ka waantooba 1. Inaad isaaq dawlad ka dhogataan idiin kala qasaas qaada 2. Inaad fidno ka talisaan iyo isqaniin aan macna lahayn
    Marxuumka faataxada haloo maro

  7. Abdirashid says:

    Wale wiilka darti dhulbahantow wan idinka amin baxey inanan hiil idinka radinin tolinimana anan idin tirsan ban go,ansadey labo geriyod ba wiilkas ku dhacey nin rag ah o ku dhimasho mudan bu aha ninkaso kale wa lagu hagogta wa lagu yutu,aa farxan dhimaye ubadkisi yeysan idinku dayacmin

  8. maxamuud says:

    warka isaka daaya ooo ilahay kacsada ,oo kashaqeeyawanaaga




script>
Daawo:Xildhibaan Dalxa Oo Waraysi Kulul Laga Qaaday,
- Jan 25, 2020

Deg Deg Daawo:Axmed Karaash Soodhaweyn Sare usameeyay Isimada Jig-jiga,
- Jan 25, 2020
Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Pumtland Axmed Karaash ayaa Qado sharaf u sameeyay ...
Maamulka Puntland Oo Hakiyay Xil Wareejin Dawlada Somalia Kawaday Garoowe,
- Jan 25, 2020
Waxaa hakad la galiyay munaasbadii lagu xil wareejin lahaa xafiiska hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ...
Daawo:Maydad Laga Soo Guraayo Dhismayaal Ku Dumay Dhul-gariir kii Turkiga,
- Jan 25, 2020
Illaa 18 qof ayaa ku geeriyootay, boqolaal kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib dhul ...
Daawo::Ciidanka Dawlada Somalia Soo Qabtay Aabe wiilkiisa Ku Gowracay magaalada Jowhar
- Jan 25, 2020
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in nin ...