600 War Deg Deg Ah:Dagaal Ka Socda Duleedka Ceerigaabo, | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Dagaal Ka Socda Duleedka Ceerigaabo,

Dagaal Xoogan ayaa ka  socda Duleedka magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka sanaag dagaalkaaasi oo ah dagaal Beeleed ayaa sababay khasaare xoogan.

Cusbitaalka Degmada Ceerigaabo Hada Waxaa La Soo Gaadhsiiyey 5 Qof Oo Ku Dhaawacmay Dagaal Ka Dhacay Buuraleyada shidan

Sidoo kale waxaa jira khasaare dhimasho oo ka dhashay Dagaalkaasi.

KHAATUMONEWS.COM

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. HILLAAC says:

    oo hadda ma dagaal baad war nooga dhigaysaan iyo bushaarayn, yaase xiiso u qaba?!

  2. Axmed warya says:

    Dagaal bA loo waashey.
    Subxaan Allaah. Ilaahey ha kala qaboojiyo.

  3. Axmed warya says:

    Doqoniimo iyo kabir baa soomaali daashadey.

  4. Maakhiri says:

    Waa Dagaal Beeleed Waxaadse Moodaa
    WaQooyigii inuu Galay Hada Kala
    QoQobnaan Dil iyo Aano Qabiiil
    Xil iyo Xoola Lakalaboobaayo
    Dhamaan Qabiilada




script>
Daawo:Xildhibaan Dalxa Oo Waraysi Kulul Laga Qaaday,
- Jan 25, 2020

Deg Deg Daawo:Axmed Karaash Soodhaweyn Sare usameeyay Isimada Jig-jiga,
- Jan 25, 2020
Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Pumtland Axmed Karaash ayaa Qado sharaf u sameeyay ...
Maamulka Puntland Oo Hakiyay Xil Wareejin Dawlada Somalia Kawaday Garoowe,
- Jan 25, 2020
Waxaa hakad la galiyay munaasbadii lagu xil wareejin lahaa xafiiska hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ...
Daawo:Maydad Laga Soo Guraayo Dhismayaal Ku Dumay Dhul-gariir kii Turkiga,
- Jan 25, 2020
Illaa 18 qof ayaa ku geeriyootay, boqolaal kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib dhul ...
Daawo::Ciidanka Dawlada Somalia Soo Qabtay Aabe wiilkiisa Ku Gowracay magaalada Jowhar
- Jan 25, 2020
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in nin ...