600 Maamulka SNM Oo Bari Tooganaya Lix Maxbuus .Dhulbahante labo Ayaa Kaga Jira, | khaatumo news online
dahabshiil

Maamulka SNM Oo Bari Tooganaya Lix Maxbuus .Dhulbahante labo Ayaa Kaga Jira,

Maxaabiistan majirto wax cadayn ah oo loo hayo ama loo helay dambiyada loo haysto, aan ka ahayn tuhun beelaha nimankani kasoo jeedaan dhexdooda ah oo la xidhiidha Aanooyin qabiil, kuwaaso aan nimankan Maxkamadi ku cadayn.

Waxaa murogo leh in Lix Maxbuus qaarkood dhammaysteen mudooyinkii Xabsi ee lagu xukumay kadib markii cadayn dil loogu xukumi Karo lagu waayey.

Lixda Maxbuus waxay kala yihiin.

1-Farxaan Maxamed Xasan-yare ( xidhnaa 10 sanadood, Qabiikiisa Dhulbahante/ reer Hagar).

2-Cabdillaahi Ismaaciil Xayd ( xidhnaa 10 sannadood Qabiilkiisa Habaryoonis/reer xuseen)

3- Axmed-Guray ibraahin Faarax ileeye ( xidhnaa 11 sannadood, Qabiilkiisa Habaryoonis/reer Caynaanshe)

4- Khadar Aleel ( xidhnaa 16 sannadood Qabiilkiisa, Sacad-Muuse/Jibriil-Abokor).

5- Cabdinaasir Axmed Dawalad ( dhulbaahante -Jaamac Siyaad , xidhnaa 2014-2020)

kan kale iyo magaciisa waa laygu maqan yahay.

Xog aanu ka helayno saraakiil xukuumada katirsan oo magacyadooda codsaday inaan la baahin ayaa waxay noo sheegeen in dadkan loo tooganayo berito wax lagu sheegay Cabsi-gelin, waxay kaloo xuseen in tani tahay laba jeer dhimasho.

KHAATUMONEWS.COM

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. leopon says:

    What the hell going on. Maxay tahay dad xidhnaa 16 sano. 10 sano. Oo latooganayo maxaa horay loogu fulin waayay haday dil gaysteen.

  2. Abdirashid says:

    Muse biixi godob an harin waliged ha loga dhigo dad dhameystey muddo xukun xidhnaa intaso sanadod in lagu layo cabsi galin xukunkisa khariban wa ujedo dhulbahantaha xukunkisa ku cabsi galintisa uma leyn karo maxa yelay mamulka snmta waxbo kuma laha kamana tirsana marka why cabsi galin logu toganaya muse biixi isaga u qolan godobtas ama rerkisa u dhimanaya iyo wadada dher




script>
Daawo:Xildhibaan Dalxa Oo Waraysi Kulul Laga Qaaday,
- Jan 25, 2020

Deg Deg Daawo:Axmed Karaash Soodhaweyn Sare usameeyay Isimada Jig-jiga,
- Jan 25, 2020
Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Pumtland Axmed Karaash ayaa Qado sharaf u sameeyay ...
Maamulka Puntland Oo Hakiyay Xil Wareejin Dawlada Somalia Kawaday Garoowe,
- Jan 25, 2020
Waxaa hakad la galiyay munaasbadii lagu xil wareejin lahaa xafiiska hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ...
Daawo:Maydad Laga Soo Guraayo Dhismayaal Ku Dumay Dhul-gariir kii Turkiga,
- Jan 25, 2020
Illaa 18 qof ayaa ku geeriyootay, boqolaal kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib dhul ...
Daawo::Ciidanka Dawlada Somalia Soo Qabtay Aabe wiilkiisa Ku Gowracay magaalada Jowhar
- Jan 25, 2020
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in nin ...