600 Daawo:Cuqaasha Sool Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Faysal Cali Waraabe, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Cuqaasha Sool Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Faysal Cali Waraabe,

Faysal Cali Waraabe ayaa shalay shaaciyay in Dawlada Fadaraalka soomaaliya iyo Safiirka Itoobiya ujooga soomaaliya Cabdi camey ay wadan dhismaha Maamul loo samaynaayo sool iyo saaag

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayaasha Gobolka sool Ayaa hadalkaasi ka soo yeedhay faysal cali Waraabe Ka bixiyay Jawaab Kulul

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 13)

  1. Hassan says:

    Miyadan saaxiib dhagaysan waraysigii dhawaan lala yeehsay madaxwayne-ku-xigeenka Khaatumo Mr. Caananuug ee aadka u aqoonta iyo xikmadda badnaa ee uu ku sheegay in dalka aanuu Isaaq kalidii lahaan doonin ee la dhawaan la isugu imanayo, Khaatumana dhawaan furanayso xusbi qaran oo ku soo biirayasaaxadda axsaabta qaran ee wada Isaaqa ah ee Somaliland. Sidaa awgeed, ogoow in waxa uu Prof. Ali Khaliif Galaydh uu wadaa aanuu ahayn wax musqara ah ee ha iga deg-degin. Ma jiro Isaaq meel u wada jeedaa oo waxa kala fogaysay xanaftii doorashadii laga helay WADDANI ee ay qabyaaladda u rogeen ee ila soo dhaweeya xusbiga qaran ee Khaatumo ee uu hogaamin doono Dr. Ali Khaliif iyo Caananuug ee anigan kula hadalaya iyo dadyoow kale oo badan oo ka daalay hogaamiyasha Isaaq ee iyaguuni isku muuqda, in aanu raacno oo aanu codkayaga siino xusbiga soo socda ee Khaatumo. Sida aan warka ku hayo arrimuhu meel wanaagsan bay u marayaan Dr. Ali Khaliif Galaydh iyo madaxwaynaha Khaatumo iyo madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaliland oo dhawaan baad arki doontaa arrimo badan oo adiga iyo shacabka Khaatumaba ka farxiya ee hadalka Fayal ka jawaab laakiin gacanta waxba uuguma jiraan ee la socda madaxwaynaha jamahuuriyadda Somaliland oo ay 100% ka go’antahay in doonista sidii dhakhso loogu heli lahaa, Somaliland si siman ay u wadaleeyihiin shacabaka Somaliland ee ku nool bariga dalka iyo kuwa ku nool gobalada dhexe iyo kuwa kale ee ku nool galbeed Somaliland. Adiguna waxa aan kugu bartay, nin fariid ah oo hadlka xubnihiisa aad u yaqaana, walibana jecel aqoonsiga iyo wadalahaanshaha dalkeena hooyo ee Somaliland guushiina way inoo soo dhawdahay saaxiib.
    Allaa Mahad Leh.

    • Axmed says:

      Idoorow dhulbahante iyo warsangeli idinka tage, sool, sanaag, iyo cayn idinka tage, oo maamul federalka somaliya iyo IGAD aqoonnsantahay buu noqone, waqooyi galbeed, iyo togdheer, iyo Awdal ku iimaansada, ama haku iimaansanina idinkay idinjirtaa.

      • Binary Operation says:

        Axmed

        adeer miduun baad nagaga tagi kartaan waa idinkoo dhulka inooga guura.

        waayo maamul baan ka dhisaya sool, sanaag iyo qaybo togdheer ah cidi kaama yeelayso.

        waad ogytahay degmada buuhoodle in la wada leeyahay, waad ogtahay in gobolka sool la wada leeyahay oo xudun iyo caynabo naga kiin raacayaan,

        sanaag na waa la idin kaga badan yahay.

        waana khasab inaad somaliland ahaataan waa hadii aad deegaamada dan ka leedihiin inaad joogtaan.

        hadiise kale aydin rabina dee naga guura.

        waayo idinka yeeli mayno dhulka inta leeg ee lawada degan yahay inaad tunka idinkoo wax yar ka dega tidhaahdaan waanu sii raranayna.

  2. Binary Operation says:

    faisal cali waraabe waxba haka soo qaadina hadalkiisa ayaan odhan lahaa dhulbahante.

    waayo waa nin wareersan oo jihadu ka luntay oo caadifad hadluun.

    ta mujaahid madaxweyne biixi waxaan idin leeyahay ka xishooda oo afka haku soo taagina madaxweynihiina.

    madaxweynuhu wuxuu ka shaqaynaya sidii gobolada sool bariga sanaag iyo buuhoodle horumar taam ah u gaadhi lahaayeen.

    wuxuu idiinku dedaalay xilalkii A da ahaa ee golaha wasiirada inuu idin siiyay.

    waa idiin tacab galaye idinkuna dhankiina wax ka hagaajiya, sheekadan federal kolka u carar naga dhaafo, miiska iskeena.

    arrinka dastuur furistu waa arrin shacabka somaliland u wada taala ee maahan mid shaqsi iyo koox gaar ah loo furayo. waa in shacabka laga helaa doonistooda.

    komishanka qaranku waa idin dan, mustaqbalka dhow kolka ururada siyaasada dib loo furo usoo diyaar garooba sidii aydin isu raaci lahaydeen una soo saari lahaydeen urur aad ku bahowdeen qolodiinan dhulbahante, samaroon, ciise iyo warsengeli.

    waayo qorshaha yagu waxa weeye inaanu saaxada ka saarno ucid iyo wadani oo udub lasoo noqono, kulmiye waaba xisbul xaakimkii, xisbiga 3aad idinku noqda.

  3. Garbadiiri Gacan Libaax says:

    FAISAL ALI DHURWAA
    WAA MA GUDBEE
    HA KU WAREERINA FAQASHEEY

    GEELII CIIDA GALE MEEL HA KU SHEEGO

    Kkkk
    CIIDAGALE
    MEE
    CIISE MUUSE
    WAYDII ?!.

    WANKII

    KULMIYE LOO LOOGAY
    HA FEENFENTO
    MUJAAAHID JAMAAL CALI XUSEIN BAA KA YAABAY.

  4. mohamuud says:

    maamulka hadda waa mid aad looga wada raali yahay awalba snm kamaynaan tirsanayn ee inagaa tashan waynay ,hadda maamul legitimate leh ayaa lasamaynayaa ,cid ku xadgudbi kartaana majiri doonto shuruucda ayaa qabanaysa lasocda udiyaar garooba maamul xoogweyn

    • Binary Operation says:

      ruwaayada ka baxa waa waxaan dhacayn.

      sideed u dhisi illeen gobolo ayaad sheeganaysa goboladaasna waa lagula dega.

      tani waaba midii na midayn lahayd baan filaya hadaad ku dhawaaqdaan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      waar waxaad isleedihiin ka dhex faa’idaysta xoogaaga aynu isaaq ahaan isku yara qaylinay.

      laakiin dee waynu iska heshiin oo bahashu halkeedii bay kusoo laaban, goboladaas aad sheeganaysaan beelo ayaa idin la leh. beelahaasi isaaq ee gobolada idin la jooga miyay horta raali idiin ka yihiin samaysiga maamul goboleed? kkkkkkk

      waad ogtahay sanaag isaaq baaba ugu weyn oo leh,

      sool waan kula jooga oo caynabo iyo xudun waad garanaysa iyo tuulooyin yar yar oo laascaanood galbeedkeeda fog ah ba.

      buuhoodle galbeed waad garanaysaan. dee hadaad is tar taartaan waa la idinku dhufan labada indhood oo halkeenii baydin kusoo laaban.

      waxa dhegaha yaga lama maqashiiyo hana ku tashan waxaasi inay soconayso. farmaajo waa nin khamaar aanu ogayn inuu ku guulaysanayo ciyaaraya oo hadhow natiijadeedo madow kolkay hortimaado suuqa cad xamar isaga carari doona.

      ogow dagaalku kuma koobna somaliland iyo somalia, dhanka kalena kenya iyo somalia waa ka socda, meel uma kacayso xukuumada xaarmaajo.

  5. Binary Operation says:

    kastuumo

    maxaad u qariseen warkii aan halkan soo dhigay ee sheegayay in kenya ku guulaysatay xubinimada ururka maamula shuruucda caalamka? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    mise sas gaar ah baad ka qaadeen oo waa mid maamul kan riyada ah eed madaxa ku sidataan halis galinaya? kkkkkkkk

  6. Waran says:

    Binary mother fucker
    Hooyadaadii ilkaha casayd ee marba ninkii marduuf wataa uu la qayila jirey miyaa kugu tidhi Buuhoodle ayaa la wada degaa iyo sool stupid mother fucker haku qaado burco. Berbera, hargeysa
    Hadii buhodle la wada dego max aad u qabsan weydeen kun jeer baad soo weerarteen oo meydkiinba la wadhaye meeye KUWII degenaa ee iidoor mm alaa adiguna Futadaada ka hadlaysaa ileen Khaniisiinta iyo gaaladu Waa xagiinna ee idiot
    Iimaanso saddexdaa magaalo Ana la guur ama itokbiyadii aad shalay lahaydeen Waa walaalahayo ula guura haydin waseene
    Somalia dal mid ah

    • Yusuf says:

      Waran
      Nin caytamay oo waliba hooyo caaya, si dabeeto isagana loo sheego dhilladii dhashay, waa khaniis xun oo taag kale oo aan cay ahayn waayay, markii loo xoog iyo xoolaba sheegtay,kkkk.

  7. Waranu says:

    Binary mother fucker
    Hooyadaadii ilkaha casayd ee marba ninkii marduuf wataa uu la qayila jirey miyaa kugu tidhi Buuhoodle ayaa la wada degaa iyo sool stupid mother fucker haku qaado burco. Berbera, hargeysa
    Hadii buhodle la wada dego max aad u qabsan weydeen kun jeer baad soo weerarteen oo meydkiinba la wadhaye meeye KUWII degenaa ee iidoor mm alaa adiguna Futadaada ka hadlaysaa ileen Khaniisiinta iyo gaaladu Waa xagiinna ee idiot
    Iimaanso saddexdaa magaalo Ama la guur ama itokbiyadii aad shalay lahaydeen Waa walaalahayo ula guura haydin waseene
    Somalia dal mid ah

    • Yusuf says:

      Nin caytamaya oo wlaiba hooyo caayay si dabeeto isagan loo sheego in ay hooyadii ahaan jirtay dhillo, waa khaniis xun oo taag kale oo aan cay ahayn waayay markii loo xoog iyo xoolaba sheegtay,kkkk.

  8. Habu says:

    Faysal waa kalab Daroodka caya miyunaan la socon dhuulkan in ay leyihiin Daroodku maxase uu didey in ay ayahooda ka tashaatan yaa laraba in laguumeysto lasonod waxey ku jirta guumeysi shacabka mesheen degen ma aha xor.




script>
Daawo:Xildhibaan Dalxa Oo Waraysi Kulul Laga Qaaday,
- Jan 25, 2020

Deg Deg Daawo:Axmed Karaash Soodhaweyn Sare usameeyay Isimada Jig-jiga,
- Jan 25, 2020
Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Pumtland Axmed Karaash ayaa Qado sharaf u sameeyay ...
Maamulka Puntland Oo Hakiyay Xil Wareejin Dawlada Somalia Kawaday Garoowe,
- Jan 25, 2020
Waxaa hakad la galiyay munaasbadii lagu xil wareejin lahaa xafiiska hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ...
Daawo:Maydad Laga Soo Guraayo Dhismayaal Ku Dumay Dhul-gariir kii Turkiga,
- Jan 25, 2020
Illaa 18 qof ayaa ku geeriyootay, boqolaal kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib dhul ...
Daawo::Ciidanka Dawlada Somalia Soo Qabtay Aabe wiilkiisa Ku Gowracay magaalada Jowhar
- Jan 25, 2020
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in nin ...