600 Deg Deg:Dagaal Laga Cabsi Qabo Ceerigaabio iyo Wararkii ugu Danbeeyay, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg:Dagaal Laga Cabsi Qabo Ceerigaabio iyo Wararkii ugu Danbeeyay,

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka ciidamada maamulka Somaliland ay dhaq dhaqaaqyo cusub ay ka bilaabeen buuraleyda gobolkaasi, gaar ahaan buurta Karin.

Ilo deegaanka ah ayaa Khaatumonews u sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland ay soo buux dhaafiyeen halkaasi, kuwaas oo ka yimid Tukaraq iyo Yubbe.

Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu soo warramayaa in haatan fariisimo cusub ay ka sameysteen buuraleyda Ceerigaabo, halkaas oo saldhigyo ay ku leeyihiin ciidamo daacad u ah jabhadda hubeysan ee uu hoggaamiyo Korneyl Siciid Caare.

Xaaladda ayaa hadda ah mid kacsan, iyadoona dadka deegaanku ay cabsi ka muujinayaan in dagaal culus uu ka qarxo qeybo ka mid ah gobolka Sanaag.

Korneyl Caare oo ku xoogan gobollada Sool iyo Sanaag ayaa in muddo ah dagaal kula jira maamulka gooni isu taaga ah ee Somaliland.

Dhowaan ayey aheyd markii Jabhaddiisa ay weerar ku qaaday saldhigga ciidanka Booliska Somaliland ee magaalada Ceerigaabo, kaas oo geystay khasaare kala duwan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. LAFARUUGAAWI says:

    KARIN

    TU

    MA TII AAN AQAANE GOBOLKA SAAXIL BAA OO WAA NALA SOO GALAY.

    AAN HUBKA BUURAHA GUBANKA NOOGU KAYDSAN SOO FAQANEE

    CEEL GERDAY BARATEE

    KARIN BAA LA ISKU–_– HAYGA HADHO.

    # anigoo beledxaawo jooga.com

    • Garbadiiri Gacan Libaax says:

      LAFARUUGAAWI

      KKKKKKKKJJIJIJIJI

      KARIN
      KALAA
      JIRTA OO GOBOLKA (SANAAG) AH.

      SIDA
      LAFARUUG CITY

      DARARWEYNE CITY
      IYO
      DACARBUDHUG
      AMA

      LAAS GEEL

      BAA LOO BIXIYAYE.

      LAFARUUGAAWI

      CIYAALA SUUQ NIN WAYN

      MAXAAD UGA JEEDDAA
      KARIN— BAA?!.

      REER JAAMAC WAAL BAAD KAGA XANAAJINAYSAAYE
      SOO BARO
      QARKAA QAR DHEH

      QARKAA KALENA
      ADHIGAAN U SOO CELINAYAA
      INTAAN
      GUDUUDANE IGA CUNIN.

    • Somaliland united says:

      Dee midkaasi dabada duleela waligaaba sidii eeyda uci ama dhul Garxajis bililiqayso waa lagaa safrin adoo futada ka dhigayaa Saamirina wadnahaa dhag leh.

  2. Axmed warya says:

    Beeenaaalleeee

  3. Abc says:

    Khiyaali news waa sida ay aad u jecel yihiin kuna riyoodaan markasta dagaal dhaca oo dadku ku waxyeelooba,
    Maaha markii ugu horeysey ee ay ku duceystaan ama saadaaliyaan in dadku isdilo, dhiigu daato, la qaxo. Sidey laabta ka jecel yihiin.
    Maxaase kasuuroobey ducaadaadii dagaal eed todobaad laha aheyd 0.00%

  4. Bixin says:

    Caare waa libaax laandheere ah

  5. Yusuf says:

    Daawada sida Majeerteeniya looga sifeeyey gobalka Cayn iyo magaalooyinkiisa oo dhan.https://youtu.be/BpL9cauQdLk

  6. Somaliland united says:

    Dee midkaasi dabada duleela waligaaba sidii eeyda uci ama dhul Garxajis bililiqayso waa lagaa safrin adoo futada ka dhigayaa Saamirina wadnahaa dhag leh.




script>
Daawo:Cuqaasha Sool Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Faysal Cali Waraabe,
- Dec 8, 2019
Faysal Cali Waraabe ayaa shalay shaaciyay in Dawlada Fadaraalka soomaaliya iyo Safiirka Itoobiya ...
Daawo:Wasiirka ugu awooda badan Punland oo ku kacay fal argagax ah
- Dec 8, 2019
Iyadoo wali deegaanada Puntland ay ka da’ayaan roobab mahiigaan ah oo dabaylo wata isla ...
Deg Deg Daawo:Ciidanka Somaliland Oo Dagaal Xabad Loo Adeegsaday Ku Qaaday {AYAX}
- Dec 8, 2019
Dooxooyiinka Gobolka sool ayaa waxaa dagaal xoogan oo Loo adeegsaday Rasaas iyo Ciidan waxaa ...
Haweeney Iibisay labo carruur ah oo ay dhasahay si ay u iibsato telefoon nooca Smartphone ka
- Dec 8, 2019
Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore Haweeeney shiinaha u dhalatay ...
Deg Deg Daawo:Afar Qof Oo Hargaysa Ku Dhintay iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,
- Dec 8, 2019
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa sheegaya in afar ruux oo ...