600 Deg Deg:Al Shabaab oo Ciidamada Kenya kala Wareegay Deegaanka Dhicise iyo Khasaare Xoogan ka dhashay, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg:Al Shabaab oo Ciidamada Kenya kala Wareegay Deegaanka Dhicise iyo Khasaare Xoogan ka dhashay,

Wararka ka imaanaya gobolka Gaarisa ayaa sheegaya in Xubno katirsan Al Shabaab ay weerareen deegaanka Dhicise oo qiyaastii 30 KM ujira magaalada Gaarisa.

War ka baxay Saraakiisha Ciidamada Al Shabaab ayaa lagu sheegay in ciidamada booliska Kenya lagala wareegay gacan ku heynta deegaanka islamarkaana dab laqabadsiiyay xaruntii shirkadda Isgaarsiinta Safaricom

Al Shabaab ayaa sido kale sheegay in ay soo rarteen wixii yiillay saldhigga ciidamada Booliska.

Wali wax war ah kama soo bixin Taliska Ciidamada Kenya oo looga hadlayo Dagaalkaasi.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Axmed says:

    Kenyanku waa fulay aanan dagaalka aqoon sida somalida iyo itoobiyaanka, farahana kalama baxayaan somaliya. Dhulka NFD ayagoo weli naga haysta ayay rabaan in badda oil-ku ka buuxo dhacaan, axmed dhuxulna isticmaalaan. Hala iska celiyo




script>
Daawo:Cuqaasha Sool Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Faysal Cali Waraabe,
- Dec 8, 2019
Faysal Cali Waraabe ayaa shalay shaaciyay in Dawlada Fadaraalka soomaaliya iyo Safiirka Itoobiya ...
Daawo:Wasiirka ugu awooda badan Punland oo ku kacay fal argagax ah
- Dec 8, 2019
Iyadoo wali deegaanada Puntland ay ka da’ayaan roobab mahiigaan ah oo dabaylo wata isla ...
Deg Deg Daawo:Ciidanka Somaliland Oo Dagaal Xabad Loo Adeegsaday Ku Qaaday {AYAX}
- Dec 8, 2019
Dooxooyiinka Gobolka sool ayaa waxaa dagaal xoogan oo Loo adeegsaday Rasaas iyo Ciidan waxaa ...
Haweeney Iibisay labo carruur ah oo ay dhasahay si ay u iibsato telefoon nooca Smartphone ka
- Dec 8, 2019
Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore Haweeeney shiinaha u dhalatay ...
Deg Deg Daawo:Afar Qof Oo Hargaysa Ku Dhintay iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,
- Dec 8, 2019
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa sheegaya in afar ruux oo ...