600 Deg Deg Dhagayso,:kenya iyo Jubaland Oo wada Qorshe Layaab Ku Noqday Beesha Gedo, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Dhagayso,:kenya iyo Jubaland Oo wada Qorshe Layaab Ku Noqday Beesha Gedo,

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in shirkad fadhigeedu yahay Nairobi ay dhismo cusub ku bilowday garoon diyaaradeed oo laga hirgalinayo gudaha degmada Ceelwaaq ee gobolkaasi.

HALKAN KA DHAGAYSO

Kornel Aadan Rufle oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee gobolka Gedo ayaa sheegay in garoonkaasi ay dhisaneyso dowladda Kenya, islamarkaana ay ka leedahay dano gaar ah, sida uu hadalka u dhigay.

Rufle ayaa tilmaamay in Kenya ay dooneyso in jabhado laga soo aruuriyey Puntland, Soomaali Galbeed iyo NFD ay ka soo dajisyo garoonka cusub ee haatan laga dhisayo gudaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, gaar ahaan dhinaca dhulka NFD.

Jabhadahaasi ayuu sheegay in lagu burburinayo dowladnimada Soomaaliya, islamarkaana looga soo horjeeda Qaranimada Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in qandaraaska dhismahaasi ay soo qaateen muwaadiniin Soomaaliyeed, taasina ay tahay ayaan darro aad u weyn.

Ugu Dambeyn wuxuu ugu baaqay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed inay ka feejignaadaan dhagar iyo hagardaamo uu sheegay inay wado Kenya.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo haatan dhaq dhaqaaqyo Milatari oo ay qeyb ka tahay Kenya laga dareemayo gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Abc says:

    Khiyaali news.
    Horaa loo yiri lax waliba halkey is dhigtaa lagu gowracaa.
    Ciidamo soomaaliyeed oo puntland, jubaland, iyo nfd laga soo ururiyey ayaa kenya keenaysaa kuwaasoo midnimada iyo qaran nimada soomaaliya ku duu laan ah.
    Kuwaasaad na leedahey soomaali ayaa midoobeysa.
    Dadkana aad ku caydaan soomaali diid.
    Kuwa soomaalida jecel eed sheegtaa ma ku waasaa?

  2. Oday jaamac says:

    Somalis kill each other, but when
    They face enemies they start crying!!

    • LAFARUUGAAWI says:

      ARE YOU
      KUUKUUYADA QAAQAAWAN

      IN MY MIND
      SOMALI PEOPLE ARE
      ARE THE

      GEESIYAASHA
      ON THE WORLD WIDE

      LAAAAAAAAAAKIIIIIIN
      DIINTOODAA QABIILA.

      IYO QOLAMAAD TAHAY!.

      RAGGII
      HOGGAAMIN JIRAYNA SANKAY KA QABSADEENE

      QADAAD WAYN FAQASH FAQASH
      KKKKKKKKJJIJIJIJI

      WALLA WAYNTII
      ILMA WALLE KHIYAAMO.

      REER CAQLI LIX SAAC

      ILAAHOOYDAY LEEYIHIIN

      ILMA CID WALIBA
      SHAABUUGAYSO

      # QARANKA DHIDIBADA.COM

      • Waran says:

        DHALFARUUGAAWI
        HUURAALE
        DABOOLE CIISE MUUSE
        FUTADAADII MEEL KU SHEEG MOTHER FUCKER
        SOOMAALIDU KHANIIS UUMMA BAAHNA EE DHIIDHIIBSO
        OO EDEB YEELO IDIOT
        XARSHINTII AADKUSOO KHANIISOOOWDEEY BAAD U BAAHAN TAHAY MAYS TIDHI SI AAD USOO YARA MIYIRSATID
        FUTADAADII MEEL KU SHEEG
        SOMALIA DAL MID AH

  3. Saed says:

    Ninka leg ciidamo lags soo uruuriyey puntland iyo NFD IYO SOMALI GALBEED
    Baa soomaaliya cadow ku ah. Waxaasaa wadani ah muu iska yiraahdo kablalax baa nagu soo duulaya hadaan nahay mareexaan
    Dawladnimada ugaadeen iyo majeerteen laga ikaalinayo oo mareexaan difaacayo
    Waa yaab

  4. Binary Operation says:

    Halkee Ayey Mareysaa Dhismaha Wadada Berbera Corridor ?

    https://www.youtube.com/watch?time_continue=177&v=AWX7fXBR0Io&feature=emb_title

  5. Saed says:

    Dhismaha wadada Barbara ee mashruuca
    Eng. Yariisow meel fiican bay maraysa




script>
Daawo:Cuqaasha Sool Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Faysal Cali Waraabe,
- Dec 8, 2019
Faysal Cali Waraabe ayaa shalay shaaciyay in Dawlada Fadaraalka soomaaliya iyo Safiirka Itoobiya ...
Daawo:Wasiirka ugu awooda badan Punland oo ku kacay fal argagax ah
- Dec 8, 2019
Iyadoo wali deegaanada Puntland ay ka da’ayaan roobab mahiigaan ah oo dabaylo wata isla ...
Deg Deg Daawo:Ciidanka Somaliland Oo Dagaal Xabad Loo Adeegsaday Ku Qaaday {AYAX}
- Dec 8, 2019
Dooxooyiinka Gobolka sool ayaa waxaa dagaal xoogan oo Loo adeegsaday Rasaas iyo Ciidan waxaa ...
Haweeney Iibisay labo carruur ah oo ay dhasahay si ay u iibsato telefoon nooca Smartphone ka
- Dec 8, 2019
Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore Haweeeney shiinaha u dhalatay ...
Deg Deg Daawo:Afar Qof Oo Hargaysa Ku Dhintay iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,
- Dec 8, 2019
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa sheegaya in afar ruux oo ...