600 Deg Deg Daawo:Cali khaliif Galaydh Oo Hargaysa Ku Soo Noqday, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Cali khaliif Galaydh Oo Hargaysa Ku Soo Noqday,

Sidii hore ay idiin ku sheegtay Shabakadda caalamiga ah khaatumonews.com waxaa Hargaysa kusoo laabtay Dr Cali khaliif galaydh oo safar uu ku aaday Muqdisho fashil uu kala kulmay kadib kusoo laabtay Hargaysa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dr Galaydh ayaa Hargaysa haatan ku sugan waxaana jira qorshe Cali khaliif galaydh xambaarsan yahay oo uu ku doonaayo in uu Ku dhawaaqo wax loogu yedehay Xisbiga Khaatumo,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. firdhiye says:

    war meyshu Hargeysa maahin ee waa amerika soo dikan wajaqay dhulbahante
    Somaliland Republic ku qanca haddii kaleto maryahay idin daadin
    waali ku dhowdihiine

  2. LAFARUUGAAWI says:

    # geesiga birta ah.com

  3. Axmed says:

    Waqooyi somaliya mar bay fursad lahaayeen inay somali koonfur ku biireen, iyadoo weliba dadku isjeclaayeen, oo somali is dilin. Laakiin isaaq waakuwii Garaad Cali Garaad Jaamac ku yidhi “La yaa garaad” markuu yidhi war yaynaan ku degdegin koonfur. Ma maanta oo isaaq qabo cudur “Faqash” la dhaho oo darood ah, dhulbahantena kalshaale iyo xasuuqay isaaq ka geysteen dhulka dhulbahante bay isku biirayaan? Waa maya. Waxay noqotaba waqooyi oo labo maamul ah (dhulbahante iyo warsangeli iyo fiqishini) iyo isaaq haday heshiiyaan baa qaranka somaliyeed lagu noqon. Qabiili qaran ma noqdo. Banaadir maamul buu noqon, markaa waa khasab in daroodna maamul 3aad loo sameeyo. Riwaayadu way iska soo afjarmi.

    • LAFARUUGAAWI says:

      Kkkkkkkkjjijijiji

      Ma hooya baa kuu sheegtay

      Berigaad ka hadlayso

      Faqash faqash ba may jirine.

      Manhajka waxbarashada
      somaliland Republic

      Soo baro

      CAASHA WAASHII NA
      SOO EEG

      FAQASH FAQASH
      IYO RAGGII LIQAY

      @ xasuus reeb.com

    • Binary Operation says:

      Axmed

      sheekada waad bed bedashay, sheekadan laa yaa garaad waa wax aad idinku samayseen,

      xaqiiqada waxa ka hadlay oo goob joog ahaa oo sheegay jaamac yare

      wuxuu yidhi nimanka habar awal oo ah qoloda yada ayaa aad uga soo horjeeday midnimada somalia iyo somaliland.

      hadaba garaad ku kolku sidan leeyahay waa kolkay dhalintii golaha dhexe ee SNL oo xiligaa u badna garxajis iyo arab midnimada la jibaysnaayeen.

      wuxuu ku yidhi waar maydin ka joogi waxay yidhaahdeen laa yaa garaad, deetana wuxuu ku yidhi doona reerka habar awal, waayo garaad jaamac wuxuu ogaa beesha habar awal inay midnimada kasoo horjeeday oo ingiriiska aad isugu dhawaayeen.

      waayo beesha isaaq dhexdeeda kolka la eego habar awal ingiriiska ayay aad ugu dhawayd xidhiidh wanaagsan lana lahayd, halka beelaha kale ee isaaq xidhiidh wanaagsan aanay la lahayn ingiriiska.

      kolka sheekada qaloocisay.

  4. ahmed mood says:

    hello dad weyno wacalki tuug ah cali doqn aya yimadey magalada hargeysah ha leys ka qabdo hello madaxweyn muuse bixi waxa farayah 24 hrs cali khalif inu xabsiga ku turo sida u dhaqsaha badan ok madaxweyn muuse bixi tuugan cali doqn lagac bu ka soqadey magalada xamar sas ula soco madaxweyna muuse bixi sida udhaqsayh badan 24 hrs cali khalif xabsiga kutur cali khalif hada ala borka ayu jog ah hada qabo xabsiga ku tur ok bye

  5. HILLAAC says:

    Waa soo dhoweeheeynee MADAXWEYNAHA KHAATUMO.

    Xisbi noo fur aan GADH-XEJIS meesha ka riixannee, afkeeray kala daysan wayday.

  6. Meygagle says:

    Cali Khaliif ma ergeyga UNka uu qaabilsan ayuu noqday ee u kala goosha hargeysa iyo xamar mise waa dhakhaatiirta aan xaduuda lahayn MSF sidee ku aamini karaan ninkii shalay villa somalia kula qaxweynayey farmaajo iyo khayre ee loo xilsaaray inuu bajaqiyo muuse shaani iyo jeegaanta ila meereyso

  7. Oday says:

    Meeshu waa Dubai, markuu imaanayey ew hargeyaa maaha
    Beenta joojiya

  8. Oday jaamac says:

    Mushkilada odaygaani
    Isagaan kasayn wixuu doonayo..
    Shirkii carta ilaa MOGADISHU 2000
    Anaga xog ogaal u ahayn,
    Keliya Duqaas waxuu ka helaa
    Is qabqabsiga iyo dhaleecaynta.
    Weligiina plan ma keenin,
    Before and after khaatumo..

  9. Daacad says:

    War kuwan khaatumonews waa Odayga adeerkiin ee xanuusanaya ee waayeelka ka handha waa xor meeshuu doona ka dagayaaye cuqubadiisu idinku dhacdaye

  10. Yusuf says:

    Welcome back home to Somaliland president of Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh. We missed you and all parts of Somaliland missed you and they are basically needed your wise and healthy thinking for the future of our mutual interests and our common country Somaliland.

  11. cali sharmaarke says:

    caliyow maqiiqane maxa adiga kuu meel ah😂😂




script>
Daawo:Cuqaasha Sool Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Faysal Cali Waraabe,
- Dec 8, 2019
Faysal Cali Waraabe ayaa shalay shaaciyay in Dawlada Fadaraalka soomaaliya iyo Safiirka Itoobiya ...
Daawo:Wasiirka ugu awooda badan Punland oo ku kacay fal argagax ah
- Dec 8, 2019
Iyadoo wali deegaanada Puntland ay ka da’ayaan roobab mahiigaan ah oo dabaylo wata isla ...
Deg Deg Daawo:Ciidanka Somaliland Oo Dagaal Xabad Loo Adeegsaday Ku Qaaday {AYAX}
- Dec 8, 2019
Dooxooyiinka Gobolka sool ayaa waxaa dagaal xoogan oo Loo adeegsaday Rasaas iyo Ciidan waxaa ...
Haweeney Iibisay labo carruur ah oo ay dhasahay si ay u iibsato telefoon nooca Smartphone ka
- Dec 8, 2019
Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore Haweeeney shiinaha u dhalatay ...
Deg Deg Daawo:Afar Qof Oo Hargaysa Ku Dhintay iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,
- Dec 8, 2019
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa sheegaya in afar ruux oo ...