600 DAAWO:Puntland oo Imaaraadka ugu hambalyeeysay Dabaaldega Maalinta xoriyadooda 2-December. | khaatumo news online
dahabshiil

DAAWO:Puntland oo Imaaraadka ugu hambalyeeysay Dabaaldega Maalinta xoriyadooda 2-December.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. HILLAAC says:

    Af-Carabiga ciyaarta hallaga daayo!

    Reer Booso hadalkoorii waa caddeeyeen, waxay dhaheen annaga Imaaraad nalakama XUKUMO oo Federaalkaan hoostagnaa. Wax Putlayn layidhaana majidho. Ciidamadii ugu danbeeyey ee buuraha waxa ay ku soo xeroodeen Boosaaso.

    INTEE IN LE”EG BAY MAAMUL BEELEEDYADU SII JIDHI DOONAAN? Waa su’aal taagan. Intee in le’eg bay Muqdisha caasimad Soomaaliyeed sii ahaan kadhaa? Iyana waa su’aal taagan.

    Waddamada hareeruhu nagama shiddaya yara. Kenya hadda waxa ay u fadhiyaan qaabkii ay isu dooran lahaayeen. Waxa ay soo saareen warbixin BBI layiraahdo oo ay bulshadooda u soo bandhigeen si loo daraaseeyo. In ay afti u qaadaan iyo in ay waxkabadal uun lagu sameeyo.

    Etoobiya way isku dheggantahay. Haddaad akhrisaan joornaaladooda ama daawataan TV yadooda, meel xun bay bahashu ka maraysaa oo Keenyaaba dhaanta. Sideena baa qolooyin rabaan nidaamka Federaalka oo ay hor boodayaan qoowmiyuadda Tigreegu. Halka kuwa kalena ay rabaan nidaamka dawladda dhexe oo ay horboodayaan qoowmiyadda Amxaarada oo ku dabagabanaysa Ra’iisal Wasaaraha.

    Marka, dabku meel walba waa ka shidan yahay ee innaga kaliya inakuma koobna. Iyagu waxa ay nooga fiicanyihiin waa dawlado dhisan oo si adagna loo waardiyeeyo. Laakiin si fududna way ku burburi karaan.

    Dulucdu waxa ay tahay IMAARAAD dhulka iskama laha Soomaalina ma sandunlaynkaro, waa laangaab laangaab dhalay oo dirac wayn. Isaga iyo kuwa uu ku adeegto way isla dumi doonaan oo waadna arki doontaan. Durtaba way muuqataa ifafaalaheedii oo mardhowna waysla oogsan doontaa.

    • LAFARUUGAAWI says:

      WAALLIDOODII
      IYO
      FAQASH KUUKUUYO QAAQAAWANI ADDOONSATO
      كم شوقنا مواكب ⛵ معرلاا

      HUUDHI

      # berbera corridor.com

  2. Binary Operation says:

    war deg deg ah

    kenya oo ku guuleysatay in ay xubin ka noqoto hayada calamiga ah ee mamusha shurucda badaha calamka

    https://www.youtube.com/watch?v=vXcLcFdz4tY&feature=emb_title

    • LAFARUUGAAWI says:

      WEGER
      WAAR
      MAXAA TIDHI

      KUUKUUYADII QAAQAAWANAYD BAA BADDII FAQASH FAQASH LOO XALAALEEYAY!!!.

      OO

      MAXAA IGA GIDHIISHA

      @ xiis maydh.com

  3. Saed says:

    Dawlada Puntland waxay hambalyo u dirayaa dawlada ay walaalaha yihiin ee. Ee UAE waxaanu leenahay guul




script>
Daawo:Cuqaasha Sool Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Faysal Cali Waraabe,
- Dec 8, 2019
Faysal Cali Waraabe ayaa shalay shaaciyay in Dawlada Fadaraalka soomaaliya iyo Safiirka Itoobiya ...
Daawo:Wasiirka ugu awooda badan Punland oo ku kacay fal argagax ah
- Dec 8, 2019
Iyadoo wali deegaanada Puntland ay ka da’ayaan roobab mahiigaan ah oo dabaylo wata isla ...
Deg Deg Daawo:Ciidanka Somaliland Oo Dagaal Xabad Loo Adeegsaday Ku Qaaday {AYAX}
- Dec 8, 2019
Dooxooyiinka Gobolka sool ayaa waxaa dagaal xoogan oo Loo adeegsaday Rasaas iyo Ciidan waxaa ...
Haweeney Iibisay labo carruur ah oo ay dhasahay si ay u iibsato telefoon nooca Smartphone ka
- Dec 8, 2019
Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore Haweeeney shiinaha u dhalatay ...
Deg Deg Daawo:Afar Qof Oo Hargaysa Ku Dhintay iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,
- Dec 8, 2019
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa sheegaya in afar ruux oo ...