600 Daawo:Buur Madow Oo Shaaciyay War Quus Ku Ah Beelaha Garxajis, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Buur Madow Oo Shaaciyay War Quus Ku Ah Beelaha Garxajis,

Boqor Buurmadow oo kamid ah Isimada Beesha Habar Jeclo ayaa shaaciyay war ku ah lama ilaan Beelaha Garxajis iyo Xisbiga Wadani.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Buur Madow ayaa shaaciyay in Hadii somaliland ay Burburayso aan laga saaray Booska Xubinka Buuqa dhaliyay ee Cabdirashiii Riyo Raac,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. CUMAR BINU CAFUUF says:

    CIIDAGALOOW

    HABARJECLO

    WAA TAA FAD KUDISAYOOW
    ISLA SOO DHAAFTAY

    ILMA JAAMAC WAALOW
    DAWARSIGA MAALINTII IYO CIYAARTA HABEENKII KALA DAAYA.

    BEELAAYO MADOOBI
    WUU BUSAARADSADAYE CAD QUUDHEEDKIISII HA LOO SOO TUURO.

  2. HILLAAC says:

    HAA!

    Hal mid baan ka qoray odayga, waxa uu ku nleeyahay nmeesha QARAN mashaqaynayee QABIIL baa ka shaqeeya! Meel loo dhaafo majidho oo waana sida ay tahay. Iyaba reerahooday soo qoreene maxaa kaayaga tusay? Waa runoo meesha qabyaalad qadhmuun baa lagu hayaa. Anna mid reerkayga ah baan keenayaa mid kalana waan tilmaamayaa, wax is geli kara maahan.

    Markii horeba waxaa khaldanayd qaabka loo marayo xulitaanka guddiga doorashooyinka. Waa maxay hebeloow qof keen, waar adna qof iyo labo keen. Waa sheeko murqaan iyo waalli cas. Adduunka saddex waxyaabood baa xubnaha guddiga doorashooyinkan lagu soo xulaa. Koow, aqoonta iyo khibradda; labo, dhawrsanaanta iyo daacadnimada; saddex, madaxbannaanida iyo dhexdhexaadnimada uuna xisbina taageersanayn. Meeshanu waaba xero geele, waar dee cirroow laba keen oo Muussow laba keen oo waraaboow laba keen oo Saleebaanoow laba keen kkkkk Waaba riwaayadba meeshu. Waar abtiyaaloow iska qayila oo ciyaarta nagadaaya.

    • LAFARUUGAAWI says:

      SAW ADIGA OG IN DIINTA SOOMAALIDU QABIILKA TAHAY! ADIGU MA KUUKUUYO AYAA TAHAY?!.

      KHUUKH-LAND BAY KAAGA DHEGTAYE

      REER SOMALILAND REPUBLIC QABIILKA BA QEEDHINKAY KU KALA GOOSTAAN WAANAY KU CAANA MAALAAN.

      ILLAYN WAABA DHAQANKA SOOMAALIDA OO WALIGOODBA WAXAY KU NOOLAAYEEN :

      NINKII ROONOW REERKA U HADH IYO INAY GEELA KALA DHACAAN MARKAY ISKU DAALAANA HESHIIYAAN .

      LAAKIIN CAGDHEERTA IYO DHUL MA HANTE HADDAY GEEL KAA DHACAAN WAY XALAALAYSTAAN OO INTA (WADAAD) KU SHEEG TIMA WEYN AH OON DIINTABA AQOON U YEEDHAAN AYAA INTAY NEEF GEELA SIIYAAN
      KU YIDHAAHDAAN:

      WAR MACALIN CABDULAAHI GEELA IIDDOOR NOO XALAALEE
      MARKAASU MACALIN CABDULAAHI KU YIDHAAHDAA:
      WAR IIDDOOR WAA GAALO’E
      GEELOODU WAA IDIIN XALAAL.

      HADDANA LABA CISHO KA DIB MARKAY IIDDOORKU GEELOODII SOO DHACSADAAN AYUU DHAHAA
      AGA
      WAAR TALOOW GAALADII MADMADOOBAYD KOLLAY GEEL BILAASHKA MA BIXIYAANE

      GABADHAYDA (INANTAYDA) AAN GEELA KAGA SOO BEDESHO.

      WAA TRUE STORY.

      http//www.silsiladii guba.com

  3. Binary Operation says:

    thank you boqor buur madow,

    culayskii nagaga yimid xisbiyad wadani iyo ucid waa is yara dhimi doonaa. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waa hadal khafiifinaya culayskaasi la saaray madaxweynaha qaranka mujaahid muuse biixi cabdi.

    kkkkkkkkkk

    habar yoonis dee inaka ina maqli maysee, dee habar jeclay maqli doonaan oo xooga waa kala khafiifin bahasha. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Abc says:

    Khaatumolaawe news waxwalba xumaan iyo naceyb haka dayo.
    Maxaad uga hadli weydey tuulooyinkan 3da gole degaan leh ee maalin walba muranka is xagxagasha ku jirto???




script>
Daawo:Cuqaasha Sool Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Faysal Cali Waraabe,
- Dec 8, 2019
Faysal Cali Waraabe ayaa shalay shaaciyay in Dawlada Fadaraalka soomaaliya iyo Safiirka Itoobiya ...
Daawo:Wasiirka ugu awooda badan Punland oo ku kacay fal argagax ah
- Dec 8, 2019
Iyadoo wali deegaanada Puntland ay ka da’ayaan roobab mahiigaan ah oo dabaylo wata isla ...
Deg Deg Daawo:Ciidanka Somaliland Oo Dagaal Xabad Loo Adeegsaday Ku Qaaday {AYAX}
- Dec 8, 2019
Dooxooyiinka Gobolka sool ayaa waxaa dagaal xoogan oo Loo adeegsaday Rasaas iyo Ciidan waxaa ...
Haweeney Iibisay labo carruur ah oo ay dhasahay si ay u iibsato telefoon nooca Smartphone ka
- Dec 8, 2019
Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore Haweeeney shiinaha u dhalatay ...
Deg Deg Daawo:Afar Qof Oo Hargaysa Ku Dhintay iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,
- Dec 8, 2019
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa sheegaya in afar ruux oo ...