600 Daawo: Fadeexaad Ka Dhacday Laascaanood Oo Maanta. | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo: Fadeexaad Ka Dhacday Laascaanood Oo Maanta.

Iyadoo maalin walba Gudaha laascaanood ay Maleeshiyaadka Isaaq ku Kufsanayaan Haweenka Gobolka islamarkaana intaasi u dheer tahay Dilka Dhalinyarada ee aan Cidi waxba iska weydiin ayaa maanta waxa ka dhacay magaalada Laascaanood arrin fadeexad weyn ku ah Bulshada Gobolkaasi.

Dilalka Qorshaysan Kufsiga Boobka Bahdilada Maamulka SNM Ku hayo Shacabka Gobolka Ma jiro wax shacab ah oo ka sameeya isku sooo baxyo maantase laascaanood waxaa ka dhacday in isku soobax looga sameeyay Xisbiga Cabdiraxmaan Cirro.

Waa dhacdo naxdin leh oo aad looga hadal hayo gobolada SSC in Shacabka laascaanood aysan ka diirin Dilka iyo Kufsiga lagu hayo islamarkaana ay ka diiran oo ka mudaharaadan Jidh Dilka Xadhiga Siyaasiyiinta Xisbiga wadani.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Jacfar says:

    Hadii falalka nocasi ahi sameyn lahayen
    Pintiland wey ka guban lahayen oo markiiba
    Ficil dag daga ayey ka bixin lahayen
    Laakin tani waxay marag fureysa in
    Aysan udanqan matadoda balse dhuniga
    Udaran tahay.

  2. Yusuf says:

    Adeer cid la kufsaday oo laga adagyahay ma joogto Laascaanood dadkuna waa sada Somaliland waana wada muslin, ee ma adiga ayaa lagugu kufsaday magaalada aad beenta ka faafinayso, mise hooyadaa siil macaan baa lagu kufsaday Laascaanood,kkk.

  3. Nofaqsh says:

    Caadaab baad shaqeysanysa maab filayo inaad muslin tahey horaa loo yadhi muslin munaafuq baa guba reer laascoond janno ku jiraan waxbarashdii baa soctaa ganacsigii baa socda illahey ha uga waddo nabada

  4. Binary Operation says:

    dhulbahante wuxuu inoo sheegay inuu wadani rabo oo codkooda wadani la rabaan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kolka ha iga hadho sheekadii ahayd somaliweyn baanu nahay iyo khaatumo estate iyo puntland. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waa fiican tahay inaad xisbi raacdaan xisbiyada qaranka ood jabhadnimada iska dhaaftaan. wallow aanu ahayn xisbiga wadani mid dalkan wax u taraya ee uu yahay xisbi jar iska xoor noqday.

    waxaan filaya haduu beritoole maxamed kaahin axmed isku soo sharaxo xisbiga kulmiye in dhulbahante kulmiye noqon doono.

    ceeb maahan nin walba reer abtigiis bu raacaya.

    samaroona wuxuu raaca siyaasiga habar awal,

    dhulbahante na wuxuu raaca siyaasiga habar jeclo

    warsengelina wuxuu raaca siyaasiga garxajis.

    kolka saaxada haatan waxa wada jooga habar awal iyo garxajis, sida awgeed bu dhulbahante ugu janjeedhsamay dhanka garxajis.

    laakiin beritoole kolkay saaxada habar jeclo kusoo laabato dhulbahante wuxuu noqon doona kulmiye,

    samaroona wadani oo kulmiye waa isaga tagi. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    dee halkii abtinimaday ka shidan tahay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • Garbadiiri Gacan Libaax says:

      PINARY

      MAGACA

      SUPER SUBEER AWAL

      HA KU QADHAABAN ADOO QOTI ILKA DHEER SACAD MUUSE AH.

      ANAGA GADABUURSI DAMEERAHAYAGUBA ISMA GEYAAN.

      SOMALILAND REPUBLIC NA ABTI ABTI MA AHEE WAA QARAN.

      WALIBA

      SOMALILAND REPUBLIC WAXA LOO YAABAA MARKA:

      MARKA REER MIDLANDS SOMALILAND LAGA XANAAJIYO.

      SIDII DHACADAY 1992 GII

      @ berbera corridor.com

  5. Abc says:

    Khaatumolaawe news,
    Taasi waxey kuu cadeyneysaa in somaliland ay dimuqraadi tahey oo qof waliba uu xor u yahey inuu dhiibto fikirkiisa .
    Puntland taasoo kale suurto gal maka tahey?
    Xusuusiyo kii maalintii dhaweyd kii yiri waxaan matalayaa golaha degaan oo uu ugu yeedhey maakhir tii qabsadey waa lawada ogaa iney puntland madaxa ka garaacdey oo adaa qorey..

  6. Ma quuste says:

    War dadka hala wacyi galiyo isaaq waqash halaga saaro magaalada laaska ee hadii kale shabaab baa ka saarayo hadii aad idinku midowbi waydeen waa u og nahey isaaq hadaad midowdaan inay saacad joogey ee jamac siyaad ma sidaas baa u danbeysey cajiib py Havana cuba




script>
Daawo:Cuqaasha Sool Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Faysal Cali Waraabe,
- Dec 8, 2019
Faysal Cali Waraabe ayaa shalay shaaciyay in Dawlada Fadaraalka soomaaliya iyo Safiirka Itoobiya ...
Daawo:Wasiirka ugu awooda badan Punland oo ku kacay fal argagax ah
- Dec 8, 2019
Iyadoo wali deegaanada Puntland ay ka da’ayaan roobab mahiigaan ah oo dabaylo wata isla ...
Deg Deg Daawo:Ciidanka Somaliland Oo Dagaal Xabad Loo Adeegsaday Ku Qaaday {AYAX}
- Dec 8, 2019
Dooxooyiinka Gobolka sool ayaa waxaa dagaal xoogan oo Loo adeegsaday Rasaas iyo Ciidan waxaa ...
Haweeney Iibisay labo carruur ah oo ay dhasahay si ay u iibsato telefoon nooca Smartphone ka
- Dec 8, 2019
Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore Haweeeney shiinaha u dhalatay ...
Deg Deg Daawo:Afar Qof Oo Hargaysa Ku Dhintay iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,
- Dec 8, 2019
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa sheegaya in afar ruux oo ...