600 Deg Deg Daawo Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Xiisada Ka taagan Puntland,Dhuusamareeb Kismaayo Kadibna dagaalka Ugu Hanjabay Farmaajo, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Xiisada Ka taagan Puntland,Dhuusamareeb Kismaayo Kadibna dagaalka Ugu Hanjabay Farmaajo,

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Si aanu waligii uhadal Maanta ula hadlay warbahinta isagoo u muuqda mid ku doob Dilaacsaday Ku hadalka warbaahinta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Ayaa ka hadlay Arrimo badan oo kamid ah xaalada Deegaanka maamulkiisa iyo Xaalada Soomaaliya Gaar ahaan wuxuu Weerar Ku Qaaday madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 14)

  1. Hassan says:

    Madaxwayne Muuse Biixi Cbdi waa geesi xiliyada nabadda iyo marka ay qadhaadhaato ee dalku uu dagaal galo. Dhibaatadii iyo qaskii uu madaxwaye Farmaajo la doonaysay ummadda Somalilaana waxa uu Illaahay u wareejiyay gudaha Fadaraalaka uraya ee Soomaaliya. Tan iyo intii uu madaxwayne Muuse Biixi Cabdi xilka qabtay sannadkii 2017kii, siyaasadda arrimaha dabadda ee Somaliland waxa ay gaadhay horumar la taaban karo ka samaysay gudaha qaaradda Africa, Yurub iyo Maraykana. Waxay dawladda Maraykanku dhawaan sheegtay, in ay la shaqayn doonto oo ay aqblai doonto dokumantiyada, shahaadada iyo guud ahaan waraaqaha ka soo baxa jamhuuriyadda Somaliland.http://www.oodweynemedia.com/2019/11/16/wargays-kasoo-baxa-kenya-oo-qoray-in-nairobi-ay-xidhiidh-diblomaasiyadeed-la-yeelanaysa-hargeysa/

    • Catalaanland says:

      JAAHIL BLOODH JEEGAANTA WAALAN USHEEG INUU CAARE IYO WABAR AY NOQDEEN FARMAAJO. WAXAASA RIYO IYO QAR ISKA WAAL AH. WAA YAAN BLOODH YADA LEEYGA ERYIN AAN ISKA BILILIQAYSTEE.DHUUSE XILDIIDOW BAROOR MIYEEY WAX KUU QABAN HUNGURIGAA DHASHIIKE LAGAAGA QABAN SIDII KACAANKA EE MEEL GAL .

  2. HILLAAC says:

    THE NATION OF DRUG ADDICTS!

    Waa dad daroogo dilootay, hortaa bannaan bay isaga hadlayaan. Waa maamul BEELEEDkii loogu hor aasaasay Soomaaliya, haddana meeshuu marayo waad aragtaan. Dadkaa waxa sidaa u galay waa DAROOGO (QAAD). Xishoodkiibuu ka qaaday, dhaqaalihii buu ka qaaday, caafimaadkii buu ka qaaday, dhaqankii buu ka qaaday, diintii buu ka qaaday, dadnimadii buu ka qaaday, sharaftii buu ka qaaday, biniaadanimadii buu ka qaaday oo hadana MUSIIBO uma arkaan.

    Waarbal QAADKA mooshin hallaga keeno. Haddaydaan qaadka xal u helin, weligiin dulligaasaad ahaanaysaan.

    YEMEN, carab waxa ay kaga dib dhacday waa daroogada QAADKA. Cidkale iska daaye Maraykan baa ka qayliyay oo iska mamnuucay. Waa idinka og oo daroogadu xeerdhan bay leedahay la yiraahdo “Anti-Drug Abuse Act of 1986”. Waxaa sharcigan mariyay koongareeska Maraykanka 1986dii, QAADkuna waa kamid daroogooyinkan dagaalka lagula jiro. Marka, sheeko MURQAAN uun kasoo qaad waxa uu hoggaamiye BEELEEDkani ku hadaaqayo.

    • Yusuf says:

      HILLAAC
      Waar aaamus ha isku qaylin, dadka kale ma ogaa, in ay ku dhasahy dhiillo qaadka iyo khamriga ku iibin jirtay guryaha wasmada lagu gadee.

      • HILLAAC says:

        Yusuf@ anigu hooyo caayimaayo, laakiin akhlaaqdaadaa tilmaamasa inay kuwaad ka sheekaynaysaa ku dhaleen oo kugu dhaleen meelaha aad ka sheekaysay, aniga carrabkaygu ma karee. Awlaaddii muqayiliintu/xabaglayaashu dhaleen waa kuwa sidaa u hadlaya, waa dhaxalkii daroogada laga dhaxlay; waa wada noocaa.

      • King says:

        KAADER WAXA IIDOOR WAALAY WAAYE QAADKU OO FARA TAAGA KU RIDAY. MUUSE SHAANINA NAXARIISTII MASAAKIINTA BAA KA GUURTAY KOLKAASUU BLOODHYADA USOO JEESTAY.MA QALDAANBAA MARQAAN WAALIYA LAGU DHAN YAHAY.FAYSAL ABUU LAHAB EEG OO ISKA CABAADAYA ASAGOO GOOMAN MADOOW.

  3. Oday jaamac says:

    DHERIGA KARKA KULAYLKA KA KEENAY.
    BERYAHAN MAMAQAL DAWLADA AAN WALAALAHA NAHAY EE ETHIOPIA IYO BUUGII LA SAXEEXI JIRAY MARKA MID TIKREA AHI DHINTO.
    Mise ORomadu waa Muslim, waa gartay .

    Dawlada Farmaajo Albaabadii soo xidhay balse waa inay Daawadahana raacisaa.
    Oday Madoobe ku lahaa Ethiopian dacwad ka ahay, Kenya waa WALAAL,Danm Ass..

    • Catalaanland says:

      JAAHIL BLOODH JEEGAANTA WAALAN USHEEG INUU CAARE IYO WABAR AY NOQDEEN FARMAAJO. WAXAASA RIYO IYO QAR ISKA WAAL AH. WAA YAAN BLOODH YADA LEEYGA ERYIN AAN ISKA BILILIQAYSTEE.DHUUSE XILDIIDOW BAROOR MIYEEY WAX KUU QABAN HUNGURIGAA DHASHIIKE LAGAAGA QABAN SIDII KACAANKA EE MEEL GAL .

  4. Oday jaamac says:

    Daawadaha =Daaqadahana

  5. kader says:

    Qaadka anagaa idin barnay laakiin waad na dhaafteen.imika xitaa waad kuquraacataan.Somaliland gelinka danbuunbaa lacunaa qaadka. Waa “past time”. Saad noo copy graynaysaan ayuun baad goddheer kudhacaysaan. Puntland, jubaland, madasha, gadhwadeen, guurtida, cuqaasha, go’ shaala, Mucaarad iyo muxaafad iyo qaarna kaloo badan. Bal waxuun curiya. Mise baantuu baad tihiin waa halkii halyey faysal ali waraabe. Alaa Kareem.

    • King says:

      KAADER WAXA IIDOOR WAALAY WAAYE QAADKU OO FARA TAAGA KU RIDAY. MUUSE SHAANINA NAXARIISTII MASAAKIINTA BAA KA GUURTAY KOLKAASUU BLOODHYADA USOO JEESTAY.MA QALDAANBAA MARQAAN WAALIYA LAGU DHAN YAHAY.FAYSAL ABUU LAHAB EEG OO ISKA CABAADAYA ASAGOO GOOMAN MADOOW.

  6. Abc says:

    Qoladan qaadka somaliland ku caayaaya, xagey ku nool yihiin oo ay degen yihiin?? Ma xallane,mise xajka,meel soomaaliye joogo oon qaad la aqoon waa halkee, qurbahana ku dhahoo. weliba waxey iyagu yiraahdaa waa jaadeynaa.

    • King says:

      KAADER WAXA IIDOOR WAALAY WAAYE QAADKU OO FARA TAAGA KU RIDAY. MUUSE SHAANINA NAXARIISTII MASAAKIINTA BAA KA GUURTAY KOLKAASUU BLOODHYADA USOO JEESTAY.MA QALDAANBAA MARQAAN WAALIYA LAGU DHAN YAHAY.FAYSAL ABUU LAHAB EEG OO ISKA CABAADAYA ASAGOO GOOMAN MADOOW.

  7. kader says:

    King – anagu Waxbaanu dhisnaa ee wax ma dumino. Kaalay daawo Hargeisa iyo siday u egtahay. Demoqraadiyad dhaba oon meelo badan oo caalamka ka jirin way kajirtaa. Afka iyo gacantana waanu kahadalnaa. Taasina waa raganimada ee maaha waali. Waa wixii Afweyne idinku odhan jirey. Bal car idinka tagnaye wax samaysta intaad anaga iyo madaxdayada caayaysaan.




script>
Daawo:Cuqaasha Sool Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Faysal Cali Waraabe,
- Dec 8, 2019
Faysal Cali Waraabe ayaa shalay shaaciyay in Dawlada Fadaraalka soomaaliya iyo Safiirka Itoobiya ...
Daawo:Wasiirka ugu awooda badan Punland oo ku kacay fal argagax ah
- Dec 8, 2019
Iyadoo wali deegaanada Puntland ay ka da’ayaan roobab mahiigaan ah oo dabaylo wata isla ...
Deg Deg Daawo:Ciidanka Somaliland Oo Dagaal Xabad Loo Adeegsaday Ku Qaaday {AYAX}
- Dec 8, 2019
Dooxooyiinka Gobolka sool ayaa waxaa dagaal xoogan oo Loo adeegsaday Rasaas iyo Ciidan waxaa ...
Haweeney Iibisay labo carruur ah oo ay dhasahay si ay u iibsato telefoon nooca Smartphone ka
- Dec 8, 2019
Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore Haweeeney shiinaha u dhalatay ...
Deg Deg Daawo:Afar Qof Oo Hargaysa Ku Dhintay iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,
- Dec 8, 2019
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa sheegaya in afar ruux oo ...