Deg Deg Daawo::Xirsi Gaab Iyo Ina Kaahin Maxaa Kala Qabsaday,
Xirsi Cali Oo Kamid ah masuuliyiinta Xisbiga Wadani ayaa Sheegay in Xubnaha Hogaamiya Somaliland ay Yihiin dad Ciidan Hogaamin jiray balse Hadalkaasi waxaa si kulul Uga Jawaabay Maxamed Kaahin,

Loading...
REER JAAMAC WAAL ISU JAWAABAYA !!.
SII BAKHTI DAWARSIGA MAALINTII IYO CIYAARTA HABEENKII KALA JOOJIYA!.
#jaandheer/ciyaar.com
Alaylehe. Maxamed kaahin
Wuu helay. Wuxuu yidhi ee anagu. Maxkamadaha
Lama tiigsano
Inan yar ama inan yaro Facebook waxa ku soo qoray
BEENÀALE
ADAA REER JAAMAC!.
WAAL AH
WAAYO OO WALIBA SII BAKHTI AH SOMALILAND WAALAY ILMA JUDH YUDH IYO REER BARI XAYRAAMIIN GAAJO LA GOLONGOLAY!.
WHAT’S DIFFERENCE
XIRSI GAABANE
AND
COWARDLY INA KAAHIN.
cumar binu cafuuf
i will tell you the difference between them.
mid waa mujaahid daacad ah, midna waa tuug xaaraan ku dhashay,
maxamed kaahin waa mujaahid daacad ah oo dalka daacad nimo ugu shaqeeya oo qarankan usoo halgamay
xirsi waa tuug dalka u yimid inuu hantidiisa xado oo dumar ka xidh xidho.
mujaahid maxamed kaahin axmed si fiican buu ugu duur xulay.
waanu ognahay inaad sas naga qabto ha war warin, anaku sidaadii dumarka ku xidh xidhi mayno face book ayay iga soo cayday. kkkkkkkkkkkkkkkkk
viva mujaahid maxamed kaahin axmed
madaxweynaha mustaqbalka jamhuuriyada somaliland,
bedeli doona mujaahid madaxweyne muuse biixi cabdi.
horaa loo yidhi tuug iyo dambiile muuqa askarta aad bay u neceb yihiin sababtoo ah, wuxuu ogyahay askarigu inuu yahay sharci wade soo qabanaya kuna daba jira dambiilayaasha iyo tuugada. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
JEEGAAN FOOQAL JAARSO KALE U HADLAYA TUULADAADA YAR OO ( WAALID XOOR ) HA KU DEEQDO
WAAYO WAXA TAHAY HUUNNO AAN WAXBA OGAYN OO KU HAMBAABAREY
MUUSE HANDARAAB IYO INA BILE OO AH DAD CAQLIGOODUBA YAHAY MASAAKIINTA BUULASHOODA KU QABSO KU QADI MAYSIDE.
ILKA DHEER DHEGA XIDHAN
COL IYO ABAAR MIDNA MA OGID.
adoo ayo ah ayaa sida leh?
nimaan dalka usoo halgamin talada dalku waa ka xaaraan.
xirsi iyo kooxdiisu waa faqash dalka laga qabtay, oo qarankan dhabar jab ba’an u gaystay.
waakii diiday in dowladaha reer galbeedku inaka iyo somalia inay ina kala dhex galaan,
ee xoogaa lacag Qatar iyo Turkey siiyeen dhaafsiistay dantii qaranka.
waana najiskii qarankan dhabar jabka xun u gaystay kana cadhaysiiyay wadamada reer galbeedka oo hiil iyo hoob ba siinayay madaxbanaanida qarankan.
siro waawayn oo suuqa usoo baxaya weeye xumihii uu dalkan ka falay waxayna ahayd in xabsiga la dhigo oo laga jaro dambiga culus ee uu qarankan jamhuuriyada somaliland ka galay tuuga bilaa aqoonta ah ee lacag doonka ah.