600 Deg Deg Daawo:Saraakiisha Ciidan Warsangali Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista Dhoobo Daareed, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Saraakiisha Ciidan Warsangali Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista Dhoobo Daareed,

Taliyaha Qeybta 9-aad ee ciidanka Daraawiishta Puntland ee fadhigoodu yahay gobolka Sanaag S/Guuto Cabdullaahi Cumar Canshuur oo si kooban ula hadlay warbaahinta ayaa gebi ahaanba meesha ka saaray in xilka qaadistii guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ay wax saameyn ah ku yeelatay ciidanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

waxa weeyaan wararka la leeyahay Somaliland baa ciidamo ku noqonayaan iyo wax lamid ah midna ma ogin, ciidamadu waajibaadkoodi iyo shaqadoodii way haystaan, dhammaan waxay ku sugan yihiin fariisimahoodi awalna waa ku sugnaayeen haddana waa ku sugnaanayaan, hawlaha siyaaasadduna wax ciidanka u yaalla maaha” ayuu yiri Canshuur.

Taliye Canshuur ayaa dhinaca kale Somaliland ugu baaqay in ay ciidankeeda kala baxdo degaanka Yubbe ee bariga magaalada Ceerigaabo, halkaasi oo 11-kii Maarso ee sannadkan ay qabsadeen ciidamada Somaliland.

“Somaliland waan ugu baaqnay waana u sheegnay, wixii halkaa dhibaato iyo khasaaro ka yimaada in ay iyagu qaadayaan,waxaana ku raja-weynahay si dhakhso ah in ay u qaataan malayshiyooyinkooda ay halkaa keensadeen” ayuu sii raaciyay Gen Cansuur isagoo ku hanjabay “haddii aysan qaadan waxa xigaya in tallaabo ciidan laga qaado oo laga fuliyo”.

Gen Canshuur ayaa ku cel-celiyay in si dhakhso ah Somaliland tallaabo looga qaadi doono, haddii aysan la bixin ciidankooda haysta degaanka Yubbe ee gobolka Sanaag.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. Yusuf says:

    Futada ayaadka hadshay, yaa fulayga xaarka wayn.

  2. K says:

    Talabada ciidan ee aad qasaysa waa maxay bal noo sheeg maa tii aad lascanod kaqadayba baa mise tii tukaraq adeer aad baan ula dhacsanahay talaaboyinkina ciidan ee badhan-na talaabo ciidan ka qada

  3. HILLAAC says:

    Generaalka waan salaamayaa oo waana ku taageersanbahay mawqifka ciidankiisu qaateen, lanbarkiinna xejista.

    Deni iyo kooxdiisa iyo reer Garoowe waxa ay wadaan meel gaari maayaan iyagaana dhakhso ugu fashilmaya. Bartiinnaa difaac ka soo gala oo shirarkiinna qabsada oo xulufaysi ka dhexsameeya beelaha Harti ee meesha ku dulman oo markaasna uga sii gudba dawladda dhexe idinkoo umaraya wasiirada idiin kugu jira.

    Iyadoo intaas oo khiyaar idiin furantahay, sidee la idiinkugu dhiiran karaa in la idin waydiiyo su’aal INAN-GUMEEDNIMO ah oo CAATO ah; ma waxa aad ku noqonaysaan oo aadaysaan Hargeysa?! Maaladukaato, waxaas oo kale in aad ka jawaabtaanba maaha.

    Waxaan maqlayey suldaankii Warasangeli waa la xaalmarinayaa iyo nacnac, ma xuma haddii khaladkii dhacay garawshiiyo laga bixiyay waayo ibniaadamka khalad waa ka dhacaa. Laakiin intaa malagu harayaa weeye su’aashu? Adeer waa la isxiniinyo taabtay oo aadbaa la isugu xadgudbay oo waana wax soo noqondoona ee uma muuqato wax halkaa ku haray.

    Markaan saa leeyahay ma difaacayo Dhoobo iyo Warsangeli oo kamana soo horjeedo Deni iyo reer Garoowe ee sida wax yihiin ee meesha iiga muuqda baan tilmaamayaa iyo sida looga gudbi karo.

    NIN DHIRBAAXO QUUDHEED DUGSADAY DHAQAYADEED MAALYE, DHALLAANKAAGAY SUGTAA XAAJADAAD DHAWRATAA ABID. Halla shiro oo Federaalka toos ergo halloogu dirsado. Markaa Villa Somalia hakala caddayso in ay kaliya u taliyaan koonfur ee ayna SOOL & SANAAG ka mid ahayn federaalka. Waa in nahaayadda la soo taabtaa lagana faa’iidaystaa inta dadku kacsan yihiin ee ay HIIL & HOOBA diyaarka la yihiin; waa idin xaal marinaynaa waa maxay. Maxaa qabiil qabiilkale ugu dawladaynaayaa iyadoo dawlad dhexe jidho.

    • LAFARUUGAAWI says:

      DADKAN AAD KHUDBADDII CAATADA AHAYD EE XAARMAAJO U AKHRIYAYSAA MAAHA

      REER KHUUKH-LAND

      WAA REER

      SOMALILAND REPUBLIC EE HAYS XIIJIN

      WAAYO DHULKA IYO XUDUUDAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND MA GUURAYAAN QOFKII KA CARARAAYA DALKIISA OO FAQASH FAQASH QAXOOTINIMO WAYDIISANAYA ISAGAY U TAALAA WAAYO HADDABA BOQOLAAL REER SOMALILAND REPUBLIC U DHASHAY AYAA QAXOOTI KU AH FAQASH SOMALO.

      http//.www.hadii aanan dhulkaygoow Somaliland.com

  4. Guulwade says:

    Geesi geesi dhalay waxay rabaan sida silook ay u duleeyeen inay warsagali a dhigaan waxaan jirin. Jegaanta waa n meel lasaraa. Inshaaalaah

    • WARAN says:

      DHATAKHLE

      FARTII SOOMAALIGA SI FIICAN BAAD ISU GELISE SAAXIIBADAADA

      ILLITERATES KA AH EE
      AXMED MOOYO

      MUMU(MO)

      KUCAAN GIRL 21

      Mryixir

      GULUF

      QAAFUUKA MAYKADHEEGTO IW

      U SHEEG INAY IYAGUNA SIDAADA FARTA SI FIICAN ISU SOO GELIYAAN

      JEEGAANTUNA YAY KU BAC DHABINE EDEB YEELO GEELOOS YAHAY HABEEDA GEELA KU QUBAYSATAA.

  5. Saeed says:

    iiddoor Baroorta iyo ilmada indhahooda ka muuqata day !!!
    Waran oofta haleelay buu ku noqday.Raganimo S/Guuto Cabdullaahi Cumar Cashuur. iidoor waa Qabiil ku farxa dhibaata shacabka somaliyeed.dhoobo direed waa hal shaqsi oo tolkii ka qaaday xilka mana ahaa wax dhibaato ku jirto oo beriba xil kale uyuu qaba karaa.Warsangeli doqon maaha idoor sasaban karo oo u gacan haadsan karo. waa ragii Saldanadii Makhir laha ee ingriisku ka wareeray markii uu qaba’ilka somalida wax la saxeexanayey

    • Binary Operation says:

      hore waxaa loo yidhi fulaygu dadka sidiisu wada mooda.

      iidoor geeri kama baqo, xabad na saaxiib ayaanu nahay.

      tii ka dhacday laascaanood iyo tukaraq ku lamid ah inay ka dhici doonto ayaanu hubna hadii xabadi bilaabanto.

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      ciidankii puntland ee laascaanood joogay xageebu ku dambeeyay kolkay maleeshiyaad kii axmed xaabsade iyo ciidankii qaranku soo galeen laaska 2007 kii? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      kuwana halkay kuwa laascaanood mareen oo kalay mari doonaan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Binary Operation says:

    ninka hanjabayow bal dib isu fiirso ninkaad u hanjabayso horta aqoon ma u leedahay?

    inaan halka hore uga sii qaadno mooye inaan dib uga noqono, waa calaacashaada ood timo ku aragtay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hadal jileeca ma naqaano, ee xabada ma isku hubta mise dhedigii kala yaaci lahaa baad ahaydeen? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Binary Operation says:

    qoraaga khaatumo news, kasoo qaad inuu ka hinaasay in warsengeli iyo iidoor jacayl dhex maray.

    qoraalkiisa waxaad ka dareemaysa, iidoor dhuloos uun ha caashaqsanaado yaanu cid kale nala caashaqin. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waxaabad u dhowdahay inaad tidhaah iidoor wuxuu naga raacay oo caashaqay warsengeli ee inaga kaxeeya. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    dee ka iidoor ahaan siduu nin ka yeeli lahaa labadiisa xaas oo kale uunbaanu idinka yeeliyo wax waad nala wada cuni kartaan labadiinuba. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Oday jaamac says:

    Salaam wa taxiyah, Beelweynta Maxmuud harti(warsngeli) waxa dhacay waa Sinjibaariga bahasha la dheeldheeliyaya. Waad mahadsantihiin inaad kala saartaan gaymamka, Suldaan siciidna waa suldaanka Guud. ninkii iidoorland xiiso uhayaa dhabada waa yaqaan..
    Garashaa laysku dhaafay,
    Gaadhhaye geeshkayoow..




script>
KULANKA SADDEXDA MADAXWEYNE
- Nov 20, 2019
Kulan siyaasadeedkii ugu muhiimsanaa saddexdii sano ee la soo dhaafey ayaa maanta lagu wadaa ...
Deg Deg Daawo:Xildhibaan Sakariye Oo Si yaab Leh uga Hadlay Kulankii Farmaajo iyo Uhuru Kenyata,
- Nov 20, 2019
Muqdisho{ Khaatumonews } Dhawaan ayay Ahayd Markii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha ...
Daawo:War Culus Oo Ka Soo Kordhay Cali khaliif”Waraysi Xiirey”
- Nov 20, 2019
Masuul kamid ah Kooxda Dr Cali khaliiF galaydh Islamarkaana ku sugan Dalka Mareykanka ...
Daawo: Fadeexaad Ka Dhacday Laascaanood Oo Maanta.
- Nov 19, 2019
Iyadoo maalin walba Gudaha laascaanood ay Maleeshiyaadka Isaaq ku Kufsanayaan Haweenka Gobolka islamarkaana intaasi ...
Daawo:Buur Madow Oo Shaaciyay War Quus Ku Ah Beelaha Garxajis,
- Nov 19, 2019
Boqor Buurmadow oo kamid ah Isimada Beesha Habar Jeclo ayaa shaaciyay war ku ah ...