600 War Deg Deg Ah:Gudoomiye Dhoobo Daareed Oo Xilkii Laga Qaaday iyo Tirada Xildhibaanada Ka Codeeyay, | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Gudoomiye Dhoobo Daareed Oo Xilkii Laga Qaaday iyo Tirada Xildhibaanada Ka Codeeyay,

Mudanayaal katirsan baarlamaanka Puntland oo kulan ku yeeshay xarunta golaha wakiilada ee magaalada Garoowe ayaa sheegay in ay xilkii ka qadeen gudoomiyaha baarlamaanka Cabdixakiim Max’ed Axmed (Dhooba-Daareed), iyadoo ay mooshin kasoo gudbiyeen 44 xildhibaan oo sheegay in uu ku tuntay sharciga dalka iyo xeer hoosaadka golaha Wakiilada.

Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka Puntland Abukaate Cabdicasiis Cabdullaahi ayaa sheegay in ay sharci tahay xilka qaadistan, isagoo sheegay in codadka baarlamaanka ay maya ugu codeeyeen gudoomiye Dhooba-Daareed.

Sidaas oo kale, wuxuu sheegay in uu jagada Gudoomiya sii heyn doono maalmaha doorashada gudaheeda, iyadoo ay tartanta musharaxiinta dib laga furi doono sida uu sheegay.

49 xildhibaan ayaa kalsoonida kala laabtay Gudoomiyaha baarlamaanka.

Qodobada kale ee xildhibaannada mooshinka keenay ay ku soo eedeeyeen guddoomiyaha, waxaa kamid ah; in uu awooddii golaha uga faa’idaystay sida uu jecel yahay iyo in uu jebiyay 59-aad ee Dastuurka Puntland oo sheegaya in ay wada-shaqeeyaan saddexda hay’adood ee dowladda si sharciga waafaqsan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. Halgan says:

    Hawiyaha dan waxay ugu jirtaa. Madaxweynaha farmaajo. Waayo dawladii dhexe waxa buburiya y ssdf snm. Waxay cadalad usamayn wayeen hargaysa iyi garoowe. Kuwa noocaas ah .lagu ma aamini karo qaran somaliyed waxay aminsanyihin inay dadka kasareen aan. Muda dher tusaale inqilab ksta oo somali kadhaca iyagaa sanayn jiray. Kuna fashilmay. Markay guul gari wayaan calaacal oyo waxbaan ahas n jiray kujiraan. Puntlabd galgala 200 wiil dadkii laaya laakiin iyaga besha caalmka ku baryaan waxa Uga daran. Warsangali leelkase dhulbahante madax noqday. Waxay adunka unecbyhin. Qabilada somali lasiman hawiyaha waxa dan ugu jirtaa farmaajo oyo khere xilka hayaan waayo snm ssdf dadka ladagan xaqiraan. Marka hawiyaha haday caqli leeyihiin farmaajo ha tafeeran sI labadaa snm jegernata ssdf. Loo soo afjaro oo kibirka u dayaan. Iyi abaa laandheere ah. Umayln maayo. Maxamuud saleebaan madaxweynaha ka noqonaya somali wayn waayo cid rabta ilaa hada majirto haday waayo caqliga kujira. Waa inay dadka yasaan oo galada cadan oyo madaw is tusaan. Tarikhda inta lahayo. Waxay kufaanaan. Laandheere. Hawiye ow farmaajo haysta waa xalka somali hadii lawaayo wadankan wuxuu noqonayaa wada amison oyo kibir la isku gumaado. Oo Aan dhamaan. Muda dher. Waxaana qabsan doona ethiopia iyo kiinya oo snm ssdf rabaan inay hoosta kaga jiraan waliba amxaaro raysalwasaaraha noqoto frabaa loogu yeedhI waayo taariikhda way yaqaanaan snm ssdf ee inay yihiin kuwa somalida inay duloowdo jecelyihiin. Iyaga way jecelyihiin cadaan iyo madaw. Hawiyaha wadanka udaaya farmaajo waa iga talo kuwa mucardka hawiye waxa laga rabaa inay kashaqeeyaan farmaajo iyo khere waayo cadawga koowaad umada waa ssdf snm.

    • Geelle says:

      Allah maxaa naac aad haysaa, sidii dumarkii baad u hadashay, haddaad gabadh tahay raalli ahow, kollay nin ma tihid, Hawiyooy Xaarmaajo haysta waxaad uga jeedaa, Hawiyoow isma xukumi kartaan, oo ma gaadhaan snm iyo ssdf oo dhulkoodii haysta, idinku xoolo ayaad tihiin ee ha la idin xukumo, oo daarood ha idin xukumo, oo Daarood kala laan-dheeraysan eh, Sade aan sapta waxba dhaamin haydin xukumo, kkkkkkk

  2. HILLAAC says:

    LAAN-GAAB JID GALAY WAA LA JIIDHI JIRAY!

    Waxaa hadda dhiman laan-gaabkii Karaash … laakiin usagu markii horeba meesha waxba kuma mahayn (babysitter). Wax laga eryoonyaa majidho, waraabe u taag, hadduu joogo iyo haddii kale waa isku mid. Taasaa keenta in mar la arkaba baarlamaanka la eryoodo.

    si kastaba, aad baan ugu hanbalyeeynayaa Dhoobo. Waxaan leeyahay waad guulaysatay mar haddii aad la gurisay oo aad dadka tustay xaqiiqada Garoowe taalla ee dadbadani aysan ka warhaynin, waad samaysay.

    Haddaad marka lafahaaga uga bedbaaddo majeerteeniya, isugu keenna keen JIKO ABGAAL hawlo badan baa ka socdee.

    Horeyna waan idinkugu sheegay, kooxdani waxa ay aamminsantahay oo ay ku qanacsantahay maamulkii WAQOOTI BAEI ama MAJEERTEENIYA. Waxayna u arkaan in Warsangali iyo Dhulbahante culays ku hayaan; Si ay isaga fujiyaan bayba garan la’yihiin. laakiin hawsheedii bay ku jidhaan oo tanaa ka mid ah.

    Waannu aragnaa Hargaysa waxa ka socda oo waannu aragnaa waxa Garoowe ka socda, mardhow iyagoo meel cad taagan baad arki doontaan, wat sii hoobanaysaa.

    Markale waxaah u hanbalyaynayaa Dhoobo iyo mawqifka uu qaatay, waxaanan ka tacsiyaynayaa dadkii ku dhintay weerarkii xarunta lagu soo qaaday. Waar raggu haysugu yimaaddo Villa Somali; wiil reer khaatumo ah baa maanta fadhiya ee hallaga faa’iidaysto.

    • Geelle says:

      Hillaac, illeen ummul baad tahay, illowshiiyo dhawidaa, Xamar oon hooyadiin lahayn baa Khaatumo isku wada shubtay, illeen Afweynaa haystay, dabadeed markis la eryaday nabo la’aan waydinkii afka caruurta ku qaatay, oo kabtaydii meeday iyo Daarood ma eeday ku calaacalay, raggii ku eryaday baa Xamar jooga, ma Amison baad isku hallaynaysaa, waxaad ka hesho waxba hayga siin

  3. HILLAAC says:

    Geelle, adigu horta xaafaddee tahay? Waxaan u arkaa ama SSDF baad tahay ama SNM.

    Hawiye aniga ima soo eryan, dhibka Soomaaliya waxa bilaabay oo xabashi u galay waa SSDF oo ka masayrsanaa wiil Mareexaanaa kursigii qaatay iyagoo u arkayay in ay dhaxal u leeyihiin kursiga. Maanta tiibay dabada hayaan (History repeats itself).

    Kooxda kale ee qarandumisnimada ku caanbaxdayna waxa ay ahayd beesha SNM oo xabashi iyaduna u gashay, duntoodaa iyo sinjigoodaa isku meel laga wada qaaday. Markii horena talyaani iyo Ingiriisbay rufyaanno markii danbena xabashi.

    Ninka guba dhulkeennee la tashada gumaystoow, kugu garanay taladaad la guurguuranaysee… waar hooy geedkale waabo… shacabkoow gorfeeyoo guuldaradaa raggii dhigay maxaan kaga gam aynaa? Ninka guda habeenkee gobanimada iibshoow (IMAARAAD/KENYA?ETHIOPIA)… gardarradu masocotoo xarkahaad guntaysaa ku guulaysan mayside…. garabkaaga lama cuno godka looma qariyoo adaa geli hortiisee … gurmad maleh qiyaamo, goorba goortii ka danbaysa bay kula soo go’daa.

    Waxaad ummadda Soomaaliyeed u maleegaysaan labadiinan reer idinkaa kaga hor dhacaaya ee la socda oo waana aragnaa ifafaalaheedii.

  4. Abc says:

    Waxa layiri baqal fardo la daaqdey faras ayey ismoodaa.itaalkiisa mala tusey iyo iyo in aanuu faras aheyn abidkiina noqon doonin.

  5. HILLAAC says:

    Guddigeenna talisaa go’aankii ay keenaan;
    Haddaan garabka lala qaban oo lala giraangirin;
    oo goolkay dhaliyaan geeskale u laataan;
    ummaddii garaadlihi iyadaa is gargaartee haddii aad is god geysaan;
    Maamul-goboladoow heedhaha, NN intay gaari karayaan?????

    ……..

    Guddigeena talisaa go’aankii ay gaaraan;
    Waxay uga gol’leeyihiin haddaad garanba waydaan;
    gaf haddaan samaynoo kala guranno laaluulsh (IMARATES);
    waa guuldarro iyo ciil kugu gubatay maradu haddaan gaar u soconnee;
    guulaystayaaloow heedhaha golaha tawraddee sare intay gaari karayaan????

    Haddee maanta waa BURURSANAHAY ee ii saxa haddaan wax khalday, ma waligaybaan heesay xamaasad baa i qaadaye. TOL BEELI WAAYAY

    • LAFARUUGAAWI says:

      HILAAC

      Kkkkkkkkjjijijij

      TOL BEELAYEEY!!!.

      SOWGAN SIDII ISLAAN GOBLANTAY U BAROORTAY

      ANIGA I DHEGAYSO

      GUULAYSTAYAALOOW HEEDHAHA

      TALDII AAD GOYSAAN HEEDHAHA

      OODIYO DHACANTAA U DHEER

      MARKII AY GOBNOWDEE GAFANUHU KU NAAXAY

      TALADI AAD GORFAYSEEN,

      AMA GEERI AAKHIRO AMA GOBANIMO IYO GUUL.

      LONG LIFE

      REPUBLIC OF SOMALILAND

      VIVA REPUBLIC VAN DER SOMALILAND

      GARADSIO SOMALOLAND REBUPLICA

      XAYAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA
      AL
      JAMHUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUTUL
      ARDA

      SOOOOOOOOOOOOOOMAAAAAAAAAAAAL

      # miyay miyir beel asqoobeen.com

  6. Hirad says:

    Asc barkimo dheer baan qaatry beri illeen waxaan ahey Dad Allaah u gargaarey dulmifana neceb

    Caawa Waar badan baa faranata in Sonaliland nabsigeedi hayo.

    Mana dooneyno iney soo noqdawn baabankii baa noo nastey horumarna waanu u dhaqaaqney hagoog xume yeelkadiisa

    Ku qabso ku qadi meyside ma sgaqeyso hadda

    Waa inoo danta guud

    Somaliland Allow dhowr.

  7. Hirad says:

    Ilaahow ishooda naga du

    Qaar badan qoomamaynaya kibitkii Somaliland ay kula kaceen iyagoo 30 sanadood jiif oo jaq ahaa

    Lacagtii baa badatey ee xaggaa dhuuso mareeb qabta dee mj iuo Somaliland idiinka dhammaatee




script>
KULANKA SADDEXDA MADAXWEYNE
- Nov 20, 2019
Kulan siyaasadeedkii ugu muhiimsanaa saddexdii sano ee la soo dhaafey ayaa maanta lagu wadaa ...
Deg Deg Daawo:Xildhibaan Sakariye Oo Si yaab Leh uga Hadlay Kulankii Farmaajo iyo Uhuru Kenyata,
- Nov 20, 2019
Muqdisho{ Khaatumonews } Dhawaan ayay Ahayd Markii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha ...
Daawo:War Culus Oo Ka Soo Kordhay Cali khaliif”Waraysi Xiirey”
- Nov 20, 2019
Masuul kamid ah Kooxda Dr Cali khaliiF galaydh Islamarkaana ku sugan Dalka Mareykanka ...
Daawo: Fadeexaad Ka Dhacday Laascaanood Oo Maanta.
- Nov 19, 2019
Iyadoo maalin walba Gudaha laascaanood ay Maleeshiyaadka Isaaq ku Kufsanayaan Haweenka Gobolka islamarkaana intaasi ...
Daawo:Buur Madow Oo Shaaciyay War Quus Ku Ah Beelaha Garxajis,
- Nov 19, 2019
Boqor Buurmadow oo kamid ah Isimada Beesha Habar Jeclo ayaa shaaciyay war ku ah ...