600 Daawo:Beesha Isaaq Oo Hartiga Ku Lag-Damaya Garoowe Munaafaqad Ka Dhex Raadinasa Miyey ilooben Feedhkii Baashe iyo Xadhigi Dhakool, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Beesha Isaaq Oo Hartiga Ku Lag-Damaya Garoowe Munaafaqad Ka Dhex Raadinasa Miyey ilooben Feedhkii Baashe iyo Xadhigi Dhakool,

Waxaa Maanta Warbaahinta La hadlay Xildhibaan Nacnac oo kamid ah Barlamaanka Maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan Nacnac oo Munaafaqad ay uga dhex muuqatay Xilka Qaadista Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa yidhi “Warsangaliyow Isaga kaalaya Garoowe oo Noo kaalaya Anaga idiin Dhaana Kuwan””.

Xildhibaan Nac-nac Miyuusan Ogayn raga Garoowe Ku Lagdamaya ee Xilka iska qaadaya Ee isku Dhex Dilaya inay yihiin laba Nin oo walaalo ah oo dhulkoodii ku loolamaya islamarkaana ah rag IS dhaxla oo wax isku jiran dhiig Dhaqan iyo Dhulba,

Nac-nacn iloowshiyo Dhawaa Isaaqa uu u hadlaayo ee Leh Noo Kaalaya Warsangaliyow Miyeysan ahayn Kuwii Shalay Feedhka la dhacaayay Gudoomiye Baashe Miyeysan ahayn Kuwii shalay Xildhibaan Dhakool oo Leh xasaanad Xabsiga dhigaayay.

Xildhibaan Nacnac Dhagaha ha loogu Rido in Beesha Harti Ka waayo Aragtay Maamulka Ku Dhisan Ciil Qabka iyo Nacaybka daarood Gaar ahaan Harti,

Mida kale Xildhibaan Nacnac Ha ogaado In Maanta Catowga iyo Munaafaqada Uu ugu gacan Haadinaayo Warsangali aysan Ahayn Mid u furan Dhagaha Warsangali,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. Ahmed says:

    Iga qor beri idinka oo hargeisa jooga oo kudhaadanaya somaliland ayaan idin tusi doona

  2. ahmed mooye says:

    hello warya nac nac dadka hawalin mudana wa reer puntalnd magrty sharaf iyo qimo ayey layahin ok nac nac tuug awal na jeegan xun ba tahy dadka hawalin reer sanaag waxa idin shegayh dowlada somaliya fedaralka so raca hada waxa so raceysani ok cod u dirsada farmajo iyo kheye waxa idin dhamo malaheysani magrty reer sanaag inta adunka jogdin muuse handarab iyo jeeganto wado ha adin sidu ugaley reer khaatumo so xasuusda magrty anigo ahmed mooye leydhaho dowlada somali soraca hada aniga imaqleysani ok reer sanaag tuugan muuse handarab iyo jeeganto wado ha ku labani wa iga talo reer sanaag jawab deg deg ah bye

  3. ahmed mooye says:

    hello warya nac nac dadka hawalin mudana wa reer puntalnd magrty sharaf iyo qimo ayey layahin ok nac nac tuug walan ba tahay jeegan xun ba tahy dadka hawalin reer sanaag waxa idin shegayh dowlada somaliya fedaralka so raca hada waxa so raceysani ok cod u dirsada farmajo iyo kheye waxa idin dhamo malaheysani magrty reer sanaag inta adunka jogdin muuse handarab iyo jeeganto wado ha adin sidu ugaley reer khaatumo so xasuusda magrty anigo ahmed mooye leydhaho dowlada somali soraca hada aniga imaqleysani ok reer sanaag tuugan muuse handarab iyo jeeganto wado ha ku labani wa iga talo reer sanaag jawab deg deg ah bye

    • WARAN says:

      NAAYAA/WAARYAA
      MOOJI
      MOOJI
      🎀:-):,-)8-)}:‑)o:-);-)O_o*\0/*:0:0πŸ˜ΈπŸ‘ΉπŸ˜‡

      FAR DHEXE ISA SOO GELI BADAWAD YAHAY HABEEDA GEELA KU QUBAYSATAA

  4. Abc says:

    Horaa loo yidhi meel lagaa jecel yahey ood sharaf ku leedahey hadaad iimaan San weydo AMA aad coleysato meel aan cidina waxba isaga kaa tirin lagaana Rabin ayaad ku dambeysa.
    Ka soo leef0 dheh.

  5. Axmed warya says:

    Reer kolba dhan yaace. Sida kolba qar u raaca.kkkkk

  6. Abdirashid says:

    Odeygan wa iska niiqle marki horena badiye ku so dahey wa iska cadifi rif rif ah wa ninki malin dhaweyd lahaa anaga meydkayaga radio hargeyso quraan logama akhrin e music ba lagu sagotiyey

    • Garbadiiri Gacan Libaax says:

      ABIRASHAAD

      MUJAAHIDKA AFKAAGA HUURADA LEH KA ABUDHO

      ALLAH HA BARAKEEYO
      XILDHIBAAN MUJAAHID INA NAC NAC WAAYO RUNTA LAMA GABADO WAANA SAMAFALE DADKIISA IYO DALKIISA U SOO HALGAMAY KANA DHASHAY REER BALLI GUBADLE OO ASALKA COMMANDOS KA REER SOMALILAND AH.

      ANIGU CAPITAL OF SOMALILAND REPUBLIC WAXAAN KA DHIGI LAHAA HOOYADA MUJAAHIDIINTA EE MAGAALOOYINKA SOMALILAND ( BALLIGUBADLE).

      AMA LAFARUUG CITY

      SABABA JIRA AAWADEED.

      http//www.geesiga birta ah.com

      LIX HALKAAD KU JOOGTAAN DAGAAL LAABTA KA OGAADA

  7. Osman says:

    odaygan miyigaa dhowaan laga keenay wuu yara nac nac leeyaa si aan meesha looga eryin oo uu beryo isaga nuugo.wax badna ma oga waa iska jaahil.Adigu kaas hal habeena wax ma diran lahayd ?




script>
KULANKA SADDEXDA MADAXWEYNE
- Nov 20, 2019
Kulan siyaasadeedkii ugu muhiimsanaa saddexdii sano ee la soo dhaafey ayaa maanta lagu wadaa ...
Deg Deg Daawo:Xildhibaan Sakariye Oo Si yaab Leh uga Hadlay Kulankii Farmaajo iyo Uhuru Kenyata,
- Nov 20, 2019
Muqdisho{ Khaatumonews } Dhawaan ayay Ahayd Markii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha ...
Daawo:War Culus Oo Ka Soo Kordhay Cali khaliif”Waraysi Xiirey”
- Nov 20, 2019
Masuul kamid ah Kooxda Dr Cali khaliiF galaydh Islamarkaana ku sugan Dalka Mareykanka ...
Daawo: Fadeexaad Ka Dhacday Laascaanood Oo Maanta.
- Nov 19, 2019
Iyadoo maalin walba Gudaha laascaanood ay Maleeshiyaadka Isaaq ku Kufsanayaan Haweenka Gobolka islamarkaana intaasi ...
Daawo:Buur Madow Oo Shaaciyay War Quus Ku Ah Beelaha Garxajis,
- Nov 19, 2019
Boqor Buurmadow oo kamid ah Isimada Beesha Habar Jeclo ayaa shaaciyay war ku ah ...