600 Deg Deg Daawo::Sheekh Xasan”Kismaayo Waxa Ka Socda Waa Naag Dhilaysatay Oo Kale” | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo::Sheekh Xasan”Kismaayo Waxa Ka Socda Waa Naag Dhilaysatay Oo Kale”

Sheekh xasan deheeye, oo kamid ah Culimada Borama, ayaa Si kulul uga hadlay Shirarka kismaayo, ka socda iyo madaxda halkaasi iskugu timid qorshaha ay wadaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheekh xasan,ayaa ka digay Xaalada ka taagan kismaayo iyo abaabulka ka socda uu u ku tilmaamay mid lamid ah inqilaabkii lagu jabiyay dawladii Siyaad Barre oo kale.mar kalana uu ku tilmaamay isagoo cadhaysan naag dhilaysatay,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. Yusuf says:

    Adigu marka hore noo kala sheeg in aad Somaliland tahay iyo in aad Soomaaliya tahay, waayo, de Boorama ayaad joogtaa markaa waa kugu khalad in aad dhex gasho arrimaha aan ku khusayn ee shanta maamulgoboleed iyo madaxwaynahooda. Dhanka dawaldaha muslinka ahna Odogaanka aad amaantay waxa uu gumaadayaa waa Kurudiyiin waaana muslin waliba sunne ah ee sidaa uula soco yaa miskiin.

    • LAFARUUGAAWI says:

      SHEEKHANI

      WAA
      CIYAALA SUUQA YOU TUBE.

      WIXII LAGA XISHOON JIRAY BUU KU HADAAQAYAA

      WAAR SHEEKHOW CAADI ISKA DHIG

      AF SOOMAALIGAA KUGU YARE

      MA
      KABIIR

      MALCAAMAD LOO DHIIBTAY BAAD TAHAY .?!.

      MAXAA SIYAASADA KU GELIYAY ?!.

      KA SHAKI

      RRU IS COMING TO FIND YOU TONIGHT.

  2. WARAN says:

    SHEEKHOW
    KALA SAAR FAQASH MEEL WALBA WAY IGU XIDHI JIRTAY IYO WAAN TAAGEERSANAHAY!.

    MAXAA KISMAAYO IYO KUUKUUYADA QAAQAAWAN KAAGA 15 AH.

    YAAN
    RRU
    SAQDA DHEXE KUGU SOO SELELIN.

    EE KA BAX SIYAASADA.

    @ rru somaliland.com

  3. jugsodhacay says:

    waryaarahee ciidankii RRU aaway shaqadooda may qabsadaan

  4. ibrahim abdillahi says:

    sheekh xasan, waaqiciga taagan buu ka hadlay, dadka Somaliyedna ama xamar ha joogo ama Borama ha joogo ama Kismayo ha joogee waa isu damqanayaan, anigoo aan maamuladaa midna hoos joogin maanta waa la qabaa fikirkaa sheekha, maxaa yeelay in xukuumadii jirtey laga horyimaadaa dawlado shisheeye ahna loo yeedhaa waa Somali burburin.
    taariikhduna way qormi, haddii dawlada dhexe awood leedahay maantana waa kuwii lasoo wada qabqaban lahaa,inta masuuliyiinta sheeganaya kuwa hada xil haya ha noqdeen ama hore u soo qabtay ee kismaayo isku booxbooxaya, lana maxkamadayn lahaa, waa fekerkayga aan xorta u ahay ee Soomaalimo, iyo islaamnimo.

  5. Abirashid says:

    Odeygan shiikhnimadisa wa fake wa shiikhul kulli dad iska masakiin aho xafajo an dhib badneyn bu go,yal cad cad u so qatey ma ahane culumanimo iyo xurmo diimed midna ma laha

  6. Binary Operation says:

    odaygan gadab guursiga ahi maxaa isaga ka khuseeya waxa umadaha kale ka dhaxeeya.

    teeda kale dadka kale kolku caayayo ma wuxuu moodaya sidooda? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • LAFARUUGAAWI says:

      QABIIL DHAN BAAD U GEFTAYE

      KULMIYE
      KULMIYE

      HA KU DEEQO

      HORTO
      KULMIYAHAN AAD KU WAA WAALATAY MA KURDISH BAA.?!

      PINARY
      KIRISH BOY
      BAL CAR ABTIRSO

      SHEEGATAAD TAHAYE TOLKAY SAACAD MUUSENA HA CEEBABAYN

      YAA XISBIYO IYO SIYAASADA KA HADLAYA IYO QABIIL

      BADOW FOOQAL BADOW

      MUUSE HANDRAAB ANAGAA KU ILAALINA MADAXWEYNENIMADA

      SABABA JIRA AAWADEED.

      @ ALLOW DHAWR SOMALILAND.COM

      • Binary Operation says:

        Lafaruugaawi

        Adigu ma comment approval baad tahay? Teeda kale qabiilka aad sheegayso waaba reer abtigay ama aan Ku gefo ama aan daayo.

        Deegaan ahaana inakaaba isu xigna. Kol kol bay iimaan la’aantu Waasha.

        Adeer Iska fadhiiso baan ku leeyahay oo buuqa nagala tag. Reerka samaroon waxaan ku leeyahay waxa ka dhow dhulbahante oo wixiisu cad yihiin. Nin labac labac wixiisu tahay cidi ba ma aamini karto.

  7. universita nazionale says:

    sheekha arimahaa waa looga fiican yahay ee yaanu ku milmin siyaasada is diidan ee soomaaliya,arimaha somaliland wax haka yiraado..

  8. MrSomali says:

    SHEEKH DAHEEYE WAA SHEEKH SOMALI JECEL .. mee prof galaydh meee garxajis CAARE .. WARSANGELI OO RUNTA U SHEEGAY dhulbahante in ay ku daydaan .. warsangeli iyo Garxajis .. ciidankii ugu danbeeyey Warsangeli oo kuwii ugu danbeeyey ku biireen Midnimo somali .. Halkeed KU OGTAHAY PROF Galaydh .. ninkii lhaa Dastuurka noo fura .. oo caawa FARMAAJO Hoos jooga kkk .. Saldanadi Garxajiis ee caare oo dulmi diid la baxday .. Saldanadii Warasangeli oo ciidamadii ugu danbeyey kala baxday Somaliland kuna biirtay puntland .. HADALKII NUUX TAANI .. iska taga .. Nuux TAANI oo Aamusnaan ka soo hadahay kkk … ha idinka saarto … Somali aragtay dulmi wadayaasha Muuse biixi iyo nacasnimadii NUUX TAANI KKK WARSANGELI OO U DIRAY FARIIN DHULBHAANTE .. KKK https://www.youtube.com/watch?v=fao4jUe1PFo




script>
Deg Deg:Dagaal Ka Dhacay Gaalkacayo Dhimasho iyo Dhaawac
- Nov 12, 2019
Wararka ka imaanaya koonfurta gobolka Mudug, ayaa in halkaasi uu ka dhacay weeraray sababay ...
Daawo:Madaxweynaha Kenya Oo Bahdilay Farmaajo Una Diray Wasiiro,
- Nov 11, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Nairobi ...
Deg Deg Daawo:Ciidanka Jabhada Awdal Oo Fariin Kulul Udiray Muuse Biixi,
- Nov 11, 2019
Waxaa Duleedka Magaalada Boorama Ku Soo Bandhigay Cududa Ay leeyihiin Jabhada Ka dilaacday Gobolka ...
Deg Deg Daawo:Sheekh Shariif Oo Dhaar Ku Maray Inuu Xamar ka Saraayo Farmaajo,
- Nov 10, 2019
Shariif Sheikh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Muqdisho warbaahinta kula hadlay xilli uu ...
Daawo:Widh Widh Oo Siweyn Xuska Dhalashada Nebi Mohamed N.N,K,H Looga Dhigay
- Nov 10, 2019
Waxaa Magaalada Widhwidh Ee Gobolka Cayn ka dhacday Munaasibad Balaadhan oo Loogu Dabaaldagaayo Xuska ...