600 Deg Deg Daawo:Muuse Suudi Oo Sixun U Karbaashay Farmaajo,+Qudbadii Uu Caleema Saarka Ka Jeediyay | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Muuse Suudi Oo Sixun U Karbaashay Farmaajo,+Qudbadii Uu Caleema Saarka Ka Jeediyay

KIsmaayo{ Khaatumonews } Senator Muuse Suudi oo kamid ah xubnaha aqalka sare ee ka qeybgalaya caleyma saarka Axmed Madoobe ayaa madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inuusan diyaar u ahayn heshiis laga gaaro khilaafyada siyaasadeed ee jira.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Farmaajo Hadda wixi Ka danbeeya maaha in Heshiis laga sugo waayo Labada Lugood Midna Jubaland, ayaa ku dhagan Midna Puntland, Gacanta Midigna Galmudug, waxaa soo hadhay Calool iyo Madax kuwaana heshiis lagama sugaayo’ayuu yidhi Muuse Suudi oo ka hadlaayay Xafladii Caleema saarka Madaxweynaha Jubaland,,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. LAFARUUGAAWI says:

    AROOW XAA TIRI

    TUULADA (CALIYAALE) GOOFAFKA KU YAALLAAN CAANO BUUDHE KA SOO IIB GAYN JIRAYAA…

    MUUSE SUUDI YALAW WAA MOORYAANKII ABGAAL UGU WAALIDA CASAA !.

    WAXAAN LA KULMAY 1999KII ANOO DOONAYA INAAN SOO IIBIYO GURYAHA YAGII XAMAR .GURI BUULOXUMAY KU YAALLAY OO MOORYAANI KU JIRTO AYAAN KU DUL GADNAY GURINGANA WAXAANU KA IIBINAY( MURURSADE).

    MOORYAANTUNA ABGAAL BAY
    AHAAYEN KA DIB NIMANKII MURURSADE EE AANU GURIGA KA GADNAY AYAA MUUSE SUUDI OO GURYIHII BUULO QARAN EE FAQASH TII XAARAANTA KU DHISATAY ISAGOO JOOGA DHEX NALOO GEEYAY…

    MUUSE YAXAW WUXUU NOOGU JAWAABAY AROOW WIILASHU GURIGA WA IIDIN SII WAARDIYAYNAYEENE KASTOO YAROO BEESO AH ISKA SIIYA.KA DIBNA SIDII BAAN YEELAY ILLAY MOORYAAN XAMAR JOOGTA ISKAMA DHICIN KARTIDE.

    WAXA IIGU CABSI BADNAYD INTII NIMANKA MURURSADE LACAGTII GURIGA DAHABSHIIL BANK IIGU SHUBAYEEN.WAAYO MOORYAAN GURI LAGU DUL IIBIYAY KAMA BADBAADAYSID.

    UGU DAMBAYN NIMAN AANNU SAAXIIBBO AHAYN OO MURURSADE AH AYAA ADEN AIRPORT( GAAFOO)
    IGA BADBAADIYAY OO LAALUUSHKA KU MAMAY.

    REALLY REALLY

    WAA TRUE STORY IGU DHACDAY.

    YAA GARANAAYA

    DISCO

    TUULADA CALIYAALE

    EE KHAMIISTA HABEENKA JIMCUHU SOO GELAYO LAGU BAASHAALI JIRAY ?!!.
    @ shirib/ciyaar.com

  2. Ali says:

    Lafaruugaawi,
    Abti Ninwaynbaad tahay.Talafiicanbaan kusiin Lashaqee Dawlada Dadka Soomaliyeedna ufaaidee.Reer Meelisku-ooday [S.L] kbawaynid,Waxbadan ayaad ogtahay




script>
Somaliland Oo Durba Bilowday Dhaqan Galinta Heshiiskii Addis Ababa Ee Farmaajo, Abiy Axmed, iyo Muuse Biixi Wada Galen,
- Feb 26, 2020
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Horjoogaha Maamul beeledka Somalialnd Muuse ...
War Deg Deg:Puntland Oo Qabatay 50 Askari Oo Beesha Isaaq Ah dagaalkii Saaka ee Sanaag,
- Feb 26, 2020
War qoraal ah oo sida la sheegay kasoo baxay Taliska ciidamada Daraawiishta Puntland, ...
War Deg Deg Ah:Beesha Isaaq Oo Soo Weerartay Saaka Deegaanka Kalgubataale,
- Feb 26, 2020
Maleeshiyaad ka soo jeeda beelaha Isaaq ayaa saaka soo weraray Kal- Gubataale , oo ...
Daawo:Dhaanto Caleema Saarka Garaad Mukhtaar Garaad Cali,
- Feb 26, 2020
Shabakadda Khaatumonews Waxay halkan idin kusoo Gudbinaysa muqaalka dhaanto cajiib ah oo loogu ...
War Deg Deg Ah:Beesha Caalamka Oo War Culus Ka Soo Saartay Doorashada Soomaaliya,
- Feb 26, 2020
Beesha Caalamka ayaa War Cusub kasoo saartay Doorashooyinka la filayo in dalka Soomaaliya ay ...