600 Daawo:Qudbadii Madaxweyne Axmed Madoobe. | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Qudbadii Madaxweyne Axmed Madoobe.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Islam, Ayaa jeediyay qudbad xaasaasi ah oo taabanaysa dhinacyo Badan,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Axmed Madoobe ayaa munaasabaddi Kismaayo ka sheegay inuu diyaar u yahay wadahadal uu la galo dowladda federalka , wuxuuna madaxweyne Farmaajo ugu baaqay inuu Kismaayo tago.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Daacad says:

    Maanshallaaah Ahmed isalaan qudbadiisa wuxuu muujiyey dulqaad iyo odaytinimo waxaaan rajeynaa in farmaajo intaa in le eg lagahelo meeshii nabad gelyo iyo xasilooni ka jirto la taageero sida jubbaland. Somaalidu waxay ku maahmaahdaa Ninkii isha daba aadanaha arka ninkii uurka dabana ilaahbaa arka Ninkii munaafaqad iyo colaada farmaajo iyo jubbaland sii kala fogee u yimid caleemo saaarka ilaah Baa arkayaa

  2. HILLAAC says:

    ASC.

    Hebel baa qudbeeyey iyo midkalaa la xanbaaray iyo mid baa caano isku shubay.

    Waar meesha hal arrin uun baa ka soo baxday, waa KENYA oo caddaysay in ay xoog meesha ku haysato oo ay dawlad ka tahay.

    Wax intaa ka hooseeya ama ka sarreeya meesha kama dhicin, waa dawladi Soomaaliya kama jirto; fariintaasay Kenya gudbisay, waxa kaloo dhammina waa iska shinbirayahaw heesa.

    Kaliya waxa ay ummaddu indhaha ku haysaa dhagahana u raaricinaysaa, waxa ay villa Somaliya kaga jawaabto hal xiraalahaa la hor dhigay (litmus test).

    Iyagoon cidna bedbaadinayn nimanka Villa Somalia fadhiyaa, iyagay dantoodu ku jirtaa in ay iska bedbaadiyaan INQILAABKA lagu sameeyey iyaga iyo QARANNIMADII Soomaaliya ee ay masuuliyaddeeda qaadeen.

    LITMUS TEST

  3. Daacad says:

    Kenya dadka xasaasiyada ka qaba waa dadka alshaab taageersan oo raba in aan dalka wax xasilooni ka dhicin,
    Kenya hadal xaq ah bay ku hadashay nabad gelyada iyo xasiloonida jubbaland ka jirta waxaa dani ugu jirtaa Kenya. Kenyana cadowga somaalida ma aha Qofkii cadow u arkaa hunu hunu hadal ma aha ee qaran dumis iga dheh.




script>
Deg Deg Daawo::”Somaliland Dhankasta Markay Soo Oodantay Ayaan IS Casilay”
- Oct 14, 2019
Faadumo siciid Xoghayihii Xisbiga WADANI. ayaa shaacsiay in ay iska casishay xilkaasi ay ka ...
War Deg Deg Ah:Kurdida oo la heshiiyey Xukuumada Bashar Al Assad
- Oct 14, 2019
Xoogaga Kurdida Siiriya oo maalmihii lasoo dhaafay duulaan culus uga yimid dhanka Militariga Turkida ...
Deg Deg:Sarkaal Lagu Dilay Kismaayo,
- Oct 14, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Daawo::Sheekh Xasan”Kismaayo Waxa Ka Socda Waa Naag Dhilaysatay Oo Kale”
- Oct 13, 2019
Sheekh xasan deheeye, oo kamid ah Culimada Borama, ayaa Si kulul uga hadlay ...
Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ka Hadashay Xubno Kismaayo Tegay,
- Oct 13, 2019
Maamulka Somalialnd ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xubno Maamulkaasi kamid ah ...