600 War Deg Deg Ah:Kulan Dhexmaray Wasiiro Ka Socda Dawladda Somalia iyo Madaxweyne Deni Oo Fashil Ku Dhamaaday iyo Qodobo La Isku Mari Waayay, | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Kulan Dhexmaray Wasiiro Ka Socda Dawladda Somalia iyo Madaxweyne Deni Oo Fashil Ku Dhamaaday iyo Qodobo La Isku Mari Waayay,

Boosaaso{ Khaatumonews }Waxaa maanta soo gaadhay magaalada Boosaaso, Koox wasiiro ah oo ka socda xukumadda Madaxweyne Farmaajo, kuwaaso kulan la qaatay madaxwyenaha puntland Siciid Cabdilaahi Deni.

Wasiirada, ka socda Xukumadda Fadaraalka soomaaliya, oo gaadhaya ilaa shan wasiir ayaa waxa kamid ah wasiirka,Kaluumaysiga,wasiirka Qorshaynta wasiirka, Arrimaha dibadda iyo Wasiiro kale,

Weftigan oo ka socda xukumadda soomaaliya, ayaa qorshaha ay usocdeen waxaa kamid ahaa in madaxweynaha Puntland, Deni, ay kala hadlan Xiisada Puntland iyo Dawlada Fadaraalka, islamarkaana ay ku qanciyan Deni, qodobo ay kamid tahay in uusan ka qeyb galin caleema saarka madaxweynaha jubaland.

Sidoo kale waxay taas Badelkeeda sheegan in xukumaddu siinayso hadii Deni joojiyo ka qeyb galka xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Jubaland, 10 Milyan oo Dollar, islamarkaana Bilkasa la siin Doono dhaqaalle toos ah iyo Mashaariic Xukumada puntland,

Madaxweyne Siciid Cabdilaahi Deni, ayaa diiday dhamaan Qodobadii Ay Soo Bandhigen Wasiirada ka socda Xukumada Farmaajo, waxuuna u sheegay in wixii sharciyan ah in ay kala hadli karan laakiinse wax kooxi isku bahaysatay uusan ku Qancayn

Ugu Danbayn Kulanka ayaa ku Soo dhamaday fashil iyo kala kac waxaana madaxweyne Deni cadeeyay in Uu tagaayo caleema saarka Axmed madoobe, islamarkaana Dawlada Soomaaliya, ay ku khasban tahay in ay la Hadasho Axmed madoobe iyo Puntland si cad oo aan lahayn Dhuumalaysi,

Lasoco Wixii soo Kordha Khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. WARAN says:

    OO
    TALOOW

    HAWIYE

    MIYAA
    LA
    NAAGAYSTAY ?!.

    # dagaal daarood hawiye.com

  2. mideeye says:

    Deni wa madaxwayne daacad ah kana shaqaynaya danaha umada Puntland

  3. Daljir says:

    Ilaahay inta aad ka baqdaan beenta iska daaya.magacii iyo sharaftii Dhulbahante waa disheen. Miyeydaan khajilin wax dhintay baad yihiin cid idin alhrisataa ma jirto ilaahay iyo ummadda beenta ka daaya.maxaa idiin Diidey inaad qortaan wax dadku akhrisn karo

    • Mo says:

      daljir

      Ma waxaad doonaysaa inay qoraan
      wax adiga ku farxad galiya??!! kkk
      waa saxaafad madax bannaan!!
      haddaadan jeclaysan qoraalkooda, way fududahay
      ee ha soo booqan!!! kkkkk..

  4. Guulwade says:

    Somalida waxay yiraahdeen wadan hebel. Baa somalida neceb. Iyo wadan hebel. Baa somalida jecel. Horta somalida ma isjeclyihin waa msya
    Tusaale. 35 sano dad dagaalamaya. Shisheyaha jecel. Cadaan jecel. Madaw jecel. Wadankale jecel. Guurguuraya waa somali .jabhado . maamulgobeleed is diidan. Nin ninkale diidan. Isdil. Is ceebayn. Shirar badan. Heeso. Musig. Jaad. Colad. Baryo qaxooti. Meelwalba caalmka. Turkiga fiican. Maya imaradka. Maya sucuudiga. Maya yurub
    Bada kuwa gatay. Jubaland marabo. Galmudug is haysata. Madaxweynaha hore musharax. Midka musharax. Xisbiyo isku beela. Muqdsho ana leh. Jegaanta somali marabo. Ceel afwayn dagaal. Ashaab dadki layay. Amison. Naago cadaan ragooda karacay. Kuwa diinta cayay. Ii heesa Iamaana. Xaflad joogta ah. Jegaanta jaamicada dadka ka caaya. Lascaano dadkii lahaa talada loo diiday. Warsangali. Jegaanta kabaxay baga. Wada wariye. Fanaanada qaawan. Dadka afsomaliga dawadan. Ganacsiga dad u xidhan yahay. Bisada hargaysa kafiican dadka muqdsho. Ardayda boorama laaya faysal. Axmad madoobe marabo ninkalaan rabaa federaalka somali miyay kalajecel yihiin. Besha caalamka nasoogara. Qosol. Xaaf iyo cayr mawada hadalsiiya. Iyaga sida raga uma wada hadlaan. 25 xisbi oo wadado ah. Puntland xorayn wayday. Sool xeeld awood caqli midna. Besha noqotay dad lakala figeeyay. Dhinacwalba. Somali watas. Laandheere halkaa kawada. Wadanka waxad keentaan 10kun. Oo amison ah. Qabiil walba wadan africa hoosta ha lagalo. Guul guul guul yaa laandheere. Laandheere laandheere. Gabdhii cadan. Ama madaw gaala raacda. Rer kooda farxad guurka diide. Laandheere lasndheere dagaalka lasndheere.

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      MA HAWIYAA

      LA SOO BAC DHABAY ?!.

      HEEGAN

      NOO TOLLAAYEEY

      EVER NEVER

      SOMALILAND REPUBLIC
      (CAN ACCURATE FAQASH FAQASH)

      LAAKIIN WAY U TUDHAYAANE

      KUUKUUYO QAAQAAWAN ISKA XOREEYA

      @ ciidanka cirka Somaliland.com

  5. Wiil waamo says:

    General lafaruug dhib ayaa ku haysta iidoor waa laangaab, daaroodna waa qawmiyad ilaah badiyay.
    O ama circle (xayndaab)
    Daarood ayaad ku jirtaa.

  6. Saed says:

    War bixintaan waa sax shirkii wasiirad xamar ka yimid. Iyo. MADAXWEYNAHA. Puntland
    Fashil buu ku soo dhamaaday waana la isku af garan waayey sida naloo xaqiijiyey
    Mahadsanid khaatumo news




script>
Deg Deg:Dagaal Ka Dhacay Gaalkacayo Dhimasho iyo Dhaawac
- Nov 12, 2019
Wararka ka imaanaya koonfurta gobolka Mudug, ayaa in halkaasi uu ka dhacay weeraray sababay ...
Daawo:Madaxweynaha Kenya Oo Bahdilay Farmaajo Una Diray Wasiiro,
- Nov 11, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Nairobi ...
Deg Deg Daawo:Ciidanka Jabhada Awdal Oo Fariin Kulul Udiray Muuse Biixi,
- Nov 11, 2019
Waxaa Duleedka Magaalada Boorama Ku Soo Bandhigay Cududa Ay leeyihiin Jabhada Ka dilaacday Gobolka ...
Deg Deg Daawo:Sheekh Shariif Oo Dhaar Ku Maray Inuu Xamar ka Saraayo Farmaajo,
- Nov 10, 2019
Shariif Sheikh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Muqdisho warbaahinta kula hadlay xilli uu ...
Daawo:Widh Widh Oo Siweyn Xuska Dhalashada Nebi Mohamed N.N,K,H Looga Dhigay
- Nov 10, 2019
Waxaa Magaalada Widhwidh Ee Gobolka Cayn ka dhacday Munaasibad Balaadhan oo Loogu Dabaaldagaayo Xuska ...