600 Deg Deg::Madaxweyne Farmaajo Fariin Udiray Madaxweyne Gelle iyo Shacabka Jabuuti. | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg::Madaxweyne Farmaajo Fariin Udiray Madaxweyne Gelle iyo Shacabka Jabuuti.

Muqdisho, Oktoobar 08, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhambaal u diray walaalkiis Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti, ayaa uga tacsiyeyay geerida ku timid, Alle ha u naxariistee marxuum Sacad Cumar Geelle.

“Waxa na soo gaaray warka naxdinta leh ee dhimashada marxuumka oo la dhashay walaalkey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Waxaan Dowladda, qoyska marxuumka iyo guud ahaan shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ee aan walaalaha nahay u dirayaa tacsi tiiraanyo leh.”

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa marxuum Sacad Cumar Geelle Alle uga baryey in uu u danbi dhaafo, kuna abaalmariyo jannooyinkiisa, isaga oo qoyskiisa iyo guud ahaan shacabka reer Jabuuti u rajeeyay samir iyo iimaa

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Daawo:Faysal Cali Waraabe “isman odhan Somaliland Sidan Ayay Ku Danbayn Doonta”
- Feb 20, 2020
Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa kusoo laabtay Guduoomiyaha Xisbiga Ucid ee Maamulka somaliland Faysal cali ...
Deg Dg:Aadan Barre Ducaale Oo Sumeeyay Caruur Agoon ah
- Feb 20, 2020
Hoggaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa lagu eedeeyay inuu cunto dhacday u ...
War Deg De Ah:Diyaarad Kenya Leedahay Oo Joojisay Duulimaadkii Muqdisho.
- Feb 20, 2020
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Shirkadda Diyaaradaha ee Jambojet oo ka mid ah ...
Deg Deg::ilyaz Aadan oo Mag Ka Qaatay Ninkii Laga Reebay Qisaasta.
- Feb 19, 2020
Garoowe{ Khaatumonews }Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame, oo kamid ahaa saddexdii nin ee loo xukmay Kiiskii ...
Deg Deg Daawo:Deni Oo War Culus Kasoo Saaray Kulankii Uu La Qaatay Ismacil Cumar Geelle.
- Feb 19, 2020
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada jubuuti kula kulmay madaxweynaha dalka Jabuuti ...