600 Deg Deg Daawo:Cuqaal Hargaysa Ku Shirtay Oo Fariin U dirtay Farmaajo, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Cuqaal Hargaysa Ku Shirtay Oo Fariin U dirtay Farmaajo,

Xubno odayaal, ah oo sheegtay inay yihiin odayaasha beesha Direed, aYaa maanta Warbaahita kula hadlay Hargaysa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

isimadan oo la hadlaayay saxaafada, ayaa fariin udiray madaxweynaha soomaaliya Farmaajo, iyagoo Dacwo ka ah xukumada Jubaland,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Abdirashid says:

    Kismayo ma marinkii qaza ayay noqotey iyo danta galbed jubbland dhibato shacabka degan lagu hayo ma jirto wa barwaqeysan yihiin hargeyso dirta jogtaa wa faduul waxa jubbland ay ugu xero dhafayan mise qado malmedkodi bay ka dhex arken jubbland hadad wax ka tirsaneysan mamul goboled xalal ah aya ka dhisane cabashadiina u shegta faramajo dawladda dhexe ayu madax ka yahaye waxbo kama khuseyan jubbland midda kale shekadii shabelada hose iyo dir ba lagu gumadaa aya so gabatey marka wa in baal cusub la furaa koofi bacle aya somaliya loga tag la,yahay

    • LAFARUUGAAWI says:

      JAMHUURIYADA SOMALILAND

      DAYUURADO SOO DAAD GUREEYA DEG DEG HA UGU DIRTO MUWAADINIINTEEDA

      HADDII KALE HA WEERAREEN KISMAAYO
      WAAYO
      ISLAANTAA
      KISMAAYO
      SANNAD WALBA NIN BAA FURA NIN KALAA AROOSA OO FAQASH FAQASH AH.

      KISMAAYO
      HADDA WAXA QABA AHMED GADH MADOOBAYSTE

      ANIGA WAA ABTIGAY’ E

      GURYAHANAGII WAA U XALAAL

      WAAYO GURYO CAGDHEER KU LAHAYD_______?!.

      AYAY NAGAGA BEDDESHEEN.

      I’M MEAN

      @ quruxda berbera.com

      • Waawareeyu waamaxay says:

        Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
        ADUUNYO NIN JOOGAA GEEL DHALAAYANA WAAS ARKAA.
        WARISEEY FARUUREEY WAXEEY TIRI HALA WEERARO HHHHHHHHHH WAALI DHAFOORQIIQ HALKAASEEY MAREEYSAA OO QAAD KIIBAA TUSIYAY INEEY DIR SHEEGTAAN, WAA CABAAD LABAAD MARKEEY ICTIRAAF WAAYEEN OO BANDOOW LAGA SAARAY INEEY KISMAAYO YIMAADAAN (IGU SAWIRA MADAXDA) KKKKKKKKKKKKK. NEEFKII UCID OO DABOOLE MAAD GEEYN LAHEED KISMAAYO HALA FASHUUQSADEE.

  2. Hassan Hussein says:

    Waa arrin Qosol leh !!
    iidoor baa hadana dir noqday oo odayaal lacag siiyey waa koow ? !! marba qolo hoos fadhiiso oo ka hoos ooy

    • Waawareeyu waamaxay says:

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      ADUUNYO NIN JOOGAA GEEL DHALAAYANA WAAS ARKAA.
      WARISEEY FARUUREEY WAXEEY TIRI HALA WEERARO HHHHHHHHHH WAALI DHAFOORQIIQ HALKAASEEY MAREEYSAA OO QAAD KIIBAA TUSIYAY INEEY DIR SHEEGTAAN, WAA CABAAD LABAAD MARKEEY ICTIRAAF WAAYEEN OO BANDOOW LAGA SAARAY INEEY KISMAAYO YIMAADAAN (IGU SAWIRA MADAXDA) KKKKKKKKKKKKK. NEEFKII UCID OO DABOOLE MAAD GEEYN LAHEED KISMAAYO HALA FASHUUQSADEE.




script>
Deg Deg Daawo::”Somaliland Dhankasta Markay Soo Oodantay Ayaan IS Casilay”
- Oct 14, 2019
Faadumo siciid Xoghayihii Xisbiga WADANI. ayaa shaacsiay in ay iska casishay xilkaasi ay ka ...
War Deg Deg Ah:Kurdida oo la heshiiyey Xukuumada Bashar Al Assad
- Oct 14, 2019
Xoogaga Kurdida Siiriya oo maalmihii lasoo dhaafay duulaan culus uga yimid dhanka Militariga Turkida ...
Deg Deg:Sarkaal Lagu Dilay Kismaayo,
- Oct 14, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Daawo::Sheekh Xasan”Kismaayo Waxa Ka Socda Waa Naag Dhilaysatay Oo Kale”
- Oct 13, 2019
Sheekh xasan deheeye, oo kamid ah Culimada Borama, ayaa Si kulul uga hadlay ...
Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ka Hadashay Xubno Kismaayo Tegay,
- Oct 13, 2019
Maamulka Somalialnd ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xubno Maamulkaasi kamid ah ...