600 Warbixin:–Maamulka Laga Dhisaayo Garbaharey, Ma Waxaa Uu lamid Noqon Doona Xibin-iyo Xeeb’Xageese Ku Danbayn Doona Hadii Farmaajo Hadho Doorashada 2020′? | khaatumo news online
dahabshiil

Warbixin:–Maamulka Laga Dhisaayo Garbaharey, Ma Waxaa Uu lamid Noqon Doona Xibin-iyo Xeeb’Xageese Ku Danbayn Doona Hadii Farmaajo Hadho Doorashada 2020′?

Waxaa soo shaac Baxday xalay oo xukumada madaxweyne.Farmaajo. Shaacisay in ay dhisayso, maamul, kale oo sita magaca Jubaland, kaaso yimid kadib markii xukumada soomaaliya, ku fashilan tahay in ay Gacanta ku dhigto xukumada kismaayo ee Madaxweyne Axmed Madoobe,

Sida ay Xogta ku helayso KHAATUMONEWS,COM xukumada soomaaliya, waxaa ay wada qorshe maamul, oo lagu soo dhisaayo Xarunta gobolka Gedo oo ah gobolka Beesha Madaxweyne Farmaajo Ee Garbaharey,

Hadaba waxaa is weydiin mudan intee in leeg ayuu sii jiri doona maamulka Garbaharey, ee madaxweyne Farmaajo, qorsheenaayo in uu dhiso kuna magacaabo jubaland, iyadoo kismaayo, uu Fadhiyo maamulkii rasmiga Ahaa ee jubaland.

Madaxweyne Farmaajo, ayaa wada qorshe uu ku dhisaayo maamul wax u eeg oo hodhow lagu Xalaalaysto Barlamaanka ka soo baxaya Jubaland in ay Iyaguu soo magacaaban si ay madaxweynaha uga siiyaan garab Doorashada 2020,

Xukumada Kismaayo, ka dhisan oo leh saaxibo siyaasadeed oo gudaha dalka soomaaliya, iyo dawlado ka leh siyaasad kala duwan ayaan la dhayalsan karin islamarkaana waxaa hubaal ah in qorshe kasta oo xukumada soomaaliya, kusii shido xiisada iyado iyo jubaland udhaxaysa in ay garab weyn iyo cudud si siinayso jubaland-ta kismaayo.

Dhanka kale waxaa hubaal ah in Xukumada Garbaharey, la doonaayo in lagu dhiso in ay keeni doonto kala kac Beelaha, Mareexaan, iyo Ogaden islamarkaana waxay taasi keeni doonta in {Hartiga} kismaayo iyo Ogaadenka kismaayo ay cudud iyo maal isugu geeyaan Jubaland-ta kismaayo iyo Bu ‘alle.

Sidoo kale waxaa ay xukumada Farmaajo, iyana cudud iyo maal isugu gayn doonta xukuamda Garbaharey, balse waxaa is weydiintu tahay tolow maamulka Garbaharey halku ku danbayn doona hadiiba Madaxweyne Farmaajo, ku soo Bixi waayo Doorashada 2020.Ma Halkii Maamulkii Xibin-iyo Xeeb ee cadaado,

Waxaa iyana cad in Beesha, caalamku aysan aqoonsan doonin xukumada Garbaharey, ee gacan ku rimiska ah marka la eego sharci ahaan iyo siyaasad ahaan waxaana cad in ay tahay Fowdo, ee aysan ahayn maamul dhisid dhab ah Jubaland-na hore udhisatay maamul,

Beesha caalamka iyo Somaliyaba, waxay aqoonsan yihiin jubaland-ta kismaayo balse waxay rumaysan yihiin in ay jiraan khilaafyo ka dhashay doorashadii dhacday 2019.

Ugu Danbayn Dadka aad siyaasada u lafagura, ayaa aaminsan in Rajada xukumada Somaaliya, iyo Tan Jubaland, ay hada dhowdahay balse hadii meesha qorshahan xukumadu wado iyo dhismaha maamul kale oo Fowdo ahi soo galo ay gaadhayso meel aan lahayn wax xal ah,

Xafiiska Khaatumo News Kala Soo Xirir What’s ap Numberkan +46735769421

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Nofqash says:

    Somali oo dhan waay dawaanysaa iaa hadaa marexaan ma burburin jubbland lakiin haduu Garbaharey dawalad laga dhiso iyadoo kismayo dawlada joogto farmajo waxaa loo arkayaa siyad barre yar tasina dagalki sokkeeye keenneysaa mel walabana kii xooog weyn u baa joogyaa KImaayo Ogaadeen xamar hawiyaa qadan farmqjna Garbaharey baa magalo madax u noqan duqa magalada haan gudoomiyha Gaddp jaale Farmajo

  2. LAFARUUGAAWI says:

    GARBAHAAREY
    WALIGAY MAAN ARAGE MALAA

    WEB KASTUUMOOY

    MAGAALADU

    NAASA HABLOOD

    I MEAN HARGEIASA
    CALAAMADEEDII HORE
    LAAKIIN BUULO XAAWO IYO LUUQ GANAANE WAAN ARKAY IYO
    YOONTOOY IYO JILIB IYO JAMAAME.

    BERIGAA

    FAQASH FAQASH BAAN RAAFI JIRAYE

    HADDA
    CAASHA WAAL BAA U CALAAMADEE.

    @ anigoo beledxaawo jooga hees.com

  3. Binary Operation says:

    faqash jabkeedii baa soo muuqda. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk




script>
Liiska Madaxweynaha Farmaajo u raaci lahaa Hargeysa oo la helay .
- Feb 17, 2020
Waxaa Goordhaweyd soo gaadhay shabakadda Khaatumonews liiska xubno u raacilaha Magaalada Hargayusa ...
Daawo:Farmaajo Hadii Uu yimaado Hargaysa waa La jarjaraya’
- Feb 16, 2020

War Deg Deg Ah Daawo:Dawlada Somaliya Oo ciidan Keenaysa Gaalkacayo iyo Puntland Oo Dagaal Ku Hanjabtay,
- Feb 16, 2020
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Axmed Muuse Nuur Yare, oo saaka wareysi siiyay ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ugu Danbayn Somaliland Oo Cadaysay In Uusan Farmaajo Hargaysa Imaan Karin.
- Feb 16, 2020
Maamulka Somaliland ayaa Warqad Rasmi ah u dirtay Dawladda Ethiopia, taas oo ay ku ...
Daawo:Faysal Falaalug Oo Buuhoodle Soo Gaadhay iyo Saraakiisha SSC Oo Soodhaweeyay.
- Feb 16, 2020
Hogaanka sare ee Jabhada Ssc Col.Cabdirashiid Xuseen Cali Iyo Saraakiisha Ssc Ayaa Maaanta ...