600 Daawo:Shacabka Jubaland Oo Soodhaweeyay Diyaarada Jubaland {Airlines) | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Shacabka Jubaland Oo Soodhaweeyay Diyaarada Jubaland {Airlines)

Shacabka Magaalada Kismaayo. ayaa soodhaweeyay diyaarada cusub ee maamulka jubaland soo iibsaday taaso lagu magac daray{Jubaland Airlines)

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Bulshada Kismaayo, ayaa sheegay in ay jubaland gaadhay meel aysan gaadhin maamuladii 30, sano dhisna islamarkaana ay tahay wax ilaahay lagu mahadiyo,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. HILLAAC says:

    Bismilla,

    Waa soo dhowaynayaa wax kasta oo horumar aan dhagaraysnayn ah.

    Waxaadse ogaataan marnaba in aan Kismanyo laga xukumayn Nairobi sida Gaarisa. Soomaaliya Soomaali baa leh.

    Waxa aan aad uga xumahay kii xumaaye Caabud-waaq, Aadan barre, in ay Kuukuuyadii ku tiri Soomaali baad tahay ee nooga bax baarlamaanka.

    Hadda waa ninkii lahaa ciidamo jareertu hageeyaan badda Soomaalida oo aan qabsanno.

    Adeer sheekada ay Kenya Kismaanyo ka waddo meel gaadhi mayso, iyadoo dhaka dhiig leh wadata bayna ka bixi doontaa, haddii alle idmo, sidii tigreega waagii ku soo duulay Muqdisha.

    Waa tii hore loo yiri ninka aan waxa jooga qiyaasi karin waxa soo socda magarto. nimaan kuu furi doonina yaanu kuu rarin.

    Bulshada Kismaanyo ku dhaqan, khaasatan beesha OGAADEEN, waa in ay laba jeer fekeraan.

    Waar gaal madow uun maxaa idin dabadhigay awoowgiin alla ….. waar cagta dhiga oo ku quus qaata Gaarisa iyo Jigjiga. Waar sidee wax idinka yihiin.

    Waar hadda cidi idin kuma haysato Kismaanyo iyo Jubbooyinka ee hayska ciidaynina oo belaayo aan idiin dhowayn ha u yeeranina sidii aad hore ugu yeerateen (Soomaali-galbeed.

    Waxa aan idiin soo jeediyey waa talo TOLEED.

    DENI, FAROOLE iyo CUMAR C. C/RASHIID waxaan uga digayaa in ay Kismaanyo u aadaan caleema saarka Madoobe. Talo iyo sulux waannu ugu tagi karnaa laakiin kala taageerid OGAADEEN uguma tegi karno.

    Kenya, Ethiopia iyo kooxda Xassan Sheekh waxa ay rabaan meesha in dagaal ka dhaco, dadka is hayaana waa Soomaali, khaasatan hal beel. Maxay marka Nayroobi iyo Muqdisho dadka wada dhashay isugu dilaayaan?

    Maxaad marka reer Garoowoow qayb uga noqonaysaan godob sokeeye iyo shirqool aad u jeeddaan. Waxaan sidaa u leeyahay reer WAAMO waxa ay yaqaanaan waa HARTI ee ma yaqaanaan wax intaa ka hooseeya. Godobta aad idinku geysataanna reer WAAMO anay ii raacanayaan ee ina kala saari mayaan.

    Culumada waaweyn ee absame ee fadhida Nayroobi dadkan wax ha u sheegeen, mise culumadiina waxoodu masaajidka ma dhaafsiisna waayadan iyo ganacsi.

    Si kastaba, warqadbaa xamar laga soo saaray iyo anaa la i doortay dan uma aha Kismaanyo iyo ehelkeeda. Horaannu taa u eednay oo QABAAL kumanaani nooga dhimatay. Tanina waa qabaalkii oo dhinac kale loo rogay (KIBIR IYO JAHLI).

    Waar ragoow kibirka waa lagu kufaa ee kaa halla ogaado

    • LAFARUUGAAWI says:

      FAQASHEEY FIRIRIG

      DOOFAARO KALA DIDAY UUN IGA DHEH

      KISMAAYO WAXAY NOQOTAY

      XAGARDHEERE CAMP IYO KAAKUMA.

      KUUKUUYADII QAAQAAWANAYD WAY DAL BALLAADHSADEEN

      BAL XABASHIDA QEEDHINKA HUURSATA IYO INTA KALEE QADAAD WAYN FAQASH FAQASH HA LAYSKU DAAWODO KII LAGA ADKAADO.

      @ hadii aanan dhulkaygoow SOMALILAND.com




script>
Deg Deg Daawo::”Somaliland Dhankasta Markay Soo Oodantay Ayaan IS Casilay”
- Oct 14, 2019
Faadumo siciid Xoghayihii Xisbiga WADANI. ayaa shaacsiay in ay iska casishay xilkaasi ay ka ...
War Deg Deg Ah:Kurdida oo la heshiiyey Xukuumada Bashar Al Assad
- Oct 14, 2019
Xoogaga Kurdida Siiriya oo maalmihii lasoo dhaafay duulaan culus uga yimid dhanka Militariga Turkida ...
Deg Deg:Sarkaal Lagu Dilay Kismaayo,
- Oct 14, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Daawo::Sheekh Xasan”Kismaayo Waxa Ka Socda Waa Naag Dhilaysatay Oo Kale”
- Oct 13, 2019
Sheekh xasan deheeye, oo kamid ah Culimada Borama, ayaa Si kulul uga hadlay ...
Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ka Hadashay Xubno Kismaayo Tegay,
- Oct 13, 2019
Maamulka Somalialnd ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xubno Maamulkaasi kamid ah ...