600 War Deg Dg Ah:Barlamaanka Puntland Oo Mooshin Culus Diyaariyay iyo Masuulka Qarka U saaran in Ladiro, | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Dg Ah:Barlamaanka Puntland Oo Mooshin Culus Diyaariyay iyo Masuulka Qarka U saaran in Ladiro,

Garoowe{ Khaatumonews }Hadal heynta ugu badan ee Deegaanada Puntland Maanta ayaa Ah inay Jiraan Xildhibaano, ka Tirsan Golaha Wakiilada oo wada Abaabulka Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamanka puntland.

Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed), Sida uu maanta Garowe ka sheegay Xildhibaan Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo oga digay Xukuumadda iney Falkaasi Abaabusho.

Arintaan oo noqotay Caado lagu yaqaano Xukuumad kasta iney sameyso Xiliga doorashada Kadib, ayuu sheegay ineysan aqbali doonin in la keensado Guddoomiye Lagu Adeegto, si uu ufuliyo Danaha Xukuumadda.

Bishii October 2015 ayeey aheyd markii Xildhibaanadii Golaha Wakiilada ee xiligaasi ay muddo 24 saac gudahood ah ku abaabuleen Mooshin ka dhan ahaa gudoomiyhii Baarlamaanka ee wakhtigaasi Siciid Xasan Shire, waxaana saxiixay Mooshinkaasi Xildhibaano gaaraya 42 Mudane.

Waxaana Mooshinkaasi oo lagu soo eedeeyay iney Dabada ka riixaysay Xukuumadii Wakhtigaasi loo Cuskaday Qodobo ay kamid ahaayeen.

* Xil gudosho la’aan.
* Musuq-Maasuq.
* Iyo In uu maroorsadey awooddii Madaxweyne ku-xigeenka

25-ka Bishan October oo La filayo inuu furmo fadhiga Baarlamanka ayaa la sugayaa Sidey wax Noqdaan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Daawo:Faysal Cali Waraabe “isman odhan Somaliland Sidan Ayay Ku Danbayn Doonta”
- Feb 20, 2020
Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa kusoo laabtay Guduoomiyaha Xisbiga Ucid ee Maamulka somaliland Faysal cali ...
Deg Dg:Aadan Barre Ducaale Oo Sumeeyay Caruur Agoon ah
- Feb 20, 2020
Hoggaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa lagu eedeeyay inuu cunto dhacday u ...
War Deg De Ah:Diyaarad Kenya Leedahay Oo Joojisay Duulimaadkii Muqdisho.
- Feb 20, 2020
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Shirkadda Diyaaradaha ee Jambojet oo ka mid ah ...
Deg Deg::ilyaz Aadan oo Mag Ka Qaatay Ninkii Laga Reebay Qisaasta.
- Feb 19, 2020
Garoowe{ Khaatumonews }Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame, oo kamid ahaa saddexdii nin ee loo xukmay Kiiskii ...
Deg Deg Daawo:Deni Oo War Culus Kasoo Saaray Kulankii Uu La Qaatay Ismacil Cumar Geelle.
- Feb 19, 2020
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada jubuuti kula kulmay madaxweynaha dalka Jabuuti ...