dahabshiil

Daawo:Qosolka Jeesow Oo Hadal Iska Hor Imaanaya udiray Axmed Madoobe,

Xildhibaan Daahir jeesow Oo kamii ah Barlamanaka soomaaliya Kana mid ah Xubnaha aad ugu Kacsan Madaxweynaha Jubaland ayaa Farrimo iska hor imaanaya udiray Madaxweynaha Axmed Madoobe.

Jeesow ayaa ugu horeen ugu Hanjabay Axmed Madoobe in Laqabanayo isagoo Foolxun oo sida u hada yahay si ka duwan ah islamarkaana gacan bir ah lagu qaban doono lana soo taagi doono maxkamad,.

Xildhibaan Jeesow oo aan la aqoon meesha uu ka haysto Kalsoonida Heerka leeg ee u ugu hanjabaayo madaxweyne Dawlad goboleed ayaa mar kale Fariin taas ka duwan oo Baryatan ah udiray axmed maodobe kana codsaday inuu ka daayo dhibka jubaland isagoona intaa raaciyay in cida leh qabashadiisa ee beesha uu ka soo jeeda ay qabato axmed,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Daacad says:

    War dameer walba Ahmed madoobe ku hadaaaqaya war alshabaab kismaayo ku soo noqonmayso inta sayid Ahmed noolyahay dawlada dariska kenya ku dhibaateynmaysaan farmaajaha qalbi caruurta ah waxaad doontaan u sheega . Sayid Ahmed wuxuu awood ciidan u leeyahay hadii wanaaga lala garan waayo inuu sida somaliland madax banaani qaato oo ka go mooryaanta xamar iyo xaarmajahooda guuuuul sayid Ahmed guuul khaatumo . Ina seeraar iyo xidig waa kondomka mooryaanta xamar iyo xaarmajahooda marka la rabo la isticmaalo ka dib la tuuro

  2. Mo says:

    Waa khaniiskii yiri in raggu is guursado waa horumar iyo ilbaxnimo la gaaray!!! Baarlamaanka khaniiskani dhex fadhiyo waa xaaraan. ilkayar tabartoodii waxay ku soo ururtay inay khaniis soo kiraystaan oo yiraahdaan jubbaland ka hadal, bal nin madaxweyne isku sheegaya oo aan dadka soo hor istaagi karin oo dhuumanaya, oo daciif ah, jubbaland isaga oo beeshiisu dabada ka riixayso ayaa iskudsygii ugu dambeeyey ku fashilmay, war wuxu caqli xumaa oo damiir xumaa!!’ maanta jubbaland way isku filan tahay dhinac walba, Farmaajo nacas iyo ilkayarna wakhtigii waa ka dhammaaday, waa ballan ilkayar dambe in uusan noqon raysalwasaare ama madaxweyne, cuqdadda iyo ciilka ay qabaan ha u dhintaan, jubbaland raggii lahaa oo geeska afrika laandheere ka ah oo 3 dowlad goboleed leh baa difaacaya, yamyam iyo qadaad weyn iyo ilkayar
    iyo wixii la halmaala birtaa laga asli, ilkayarta qayladu ka dhammaatay kama duwana dawoco merlahaa ka wiiqlaynaysa, marka ilkayar waa dawoco dawocana cidna wax ma yeeli karto!! ee ha iska wiiqlayso.




script>
Deg Deg Daawo::Wasiir Ka Tirsan Xukumada Khayre Oo Iscasilay Siro Badana Kashifay,
- Sep 20, 2019
Waxaa goordhaw shaaciyay is casilaadiisa wasiir ku-xigeenkii wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee ...
DAAWO:Gabadha Ugu Samaynta Badan Dalka China Oo Ka Soo Jeeda Gobolada SSC,
- Sep 20, 2019
Shabakadda Khaatumonews,com waxaa Ay halkan Idiin ku soo Gudbinaysa Warbixin cajiib ah oo ...
Deg Deg Daawo:Ku Xigeenkii Axmed Madoobe Oo Gaadhay Nairobi,+Farmaajana UGu Baaqay Ka Soo Qeyb Galka Caleema Saarka,
- Sep 20, 2019
Magaalada Nairobi, ee caasimada Dalka kenya waxaa gaadhay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka ...
Deg Deg Daawo:Hargaysa Oo Lagu Qabtay Kulan Midnimada Somalia Looga Hadlaayo,
- Sep 20, 2019
Hay’ada Iom oo Kamida Haayadaha Ka hawlgala gudaha Hargaysa ayaa tababar ay soo ...
Deg Deg Daawo::Puntland Oo Diiday Inay ka Qeyb Gasho Shir Xamar Ka Dhacay Oo Jubaland Loo Diiday.
- Sep 19, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta guddoomiyay shir ay kasoo qeyb galeen Safiirrada ...