dahabshiil

Daawo:Cali khalif Galaydh Oo Afka Furtay Iyo Ina Kaahin Oo Si Kulul Ugu jawaabay.

Ex Madaxweynihii Hore Khaatumo Dr Cali khalif Galaydh ayaa Mudo Sadex Sano Ku Dhow waxaa uu Hargaysa madashii la isugu yimaadaba kaga Dhawaaqaya Fulin La aanta Heshiis Lagu Soo Xero galiyay,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali khaliif Galaydh ayaa mar kale Xalay Hargaysa ka muusanaabay isagoona codsaday in loo fuliyo Heshiiskii uu la galay siilaanyo ee Aanu meeshiisa ka qaadin

Dhanka kale Cali khalif ayaa Wax laga xumaado ku tilmaamay hadalkii ka soo yeedhay Taliyaha maaleshiyaadka Somaliland Nuux Taani.

Cali Khaliif haloo sheego Somaliland-ta uu doonayo ee lawada leeyahay in aanu helayn, hadduu diidana haloogu dhaarto.

Cali Khaliifna wuxuu taagan yahay heshiiskii lama fulin, Maxamed Kaahina waanu fulinay.

Cali wuxuusan ogayn in sidaas uu hada yahay wax waliba uu dhan yihiin oo aan waxba loo hayn, odaygaa Menisota in uu iskaga noqdo wax uga habboon ma jirto, saa Saleebaan Cali Kooraaba loo haystaa oo markuu hadlaba jawaab ula diyaaree.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. Ali says:

    Nasiibdaranaa kuwan,Iyagaa isciqaabay ilaahayoon ciqaabin.Yaa baryo iyo laaluush yar kuqancinkara Qabiilooyin aan idin Rabin. Warhooy Harti iyo Samaroon kuqancimahayaan Hadaad Naagihiina ufurtaane Dawladiina Somaliyeed ee idinjecel lashaqeeya

  2. WARAN says:

    KHAATUMO

    MA XISBI CUSUB BAA ?!

    ILLAYN REPUBLIC OF SOMALILAND DASTUURKOODA WAXA KU QORAN SADDEX XISBI QARAN LAGAMA BADIN KARO
    IS DHEXYAACNA LAMA OGOLA SI AAN ISLAAN KASTOO IDHA LI’I QABIILAYSI UGU QADHAABAN.

    LAAKIIN

    10 KII SANNOBA HAL MAR BAA XISBIYADA LA FURAA IYO NINKII ROONOW REERKA U HADH EE WAKHTIGEEDIIBA LAMA GAADHINE QOFKII WAX ISLA HAYAA JEEGAANTA HA LA TARTAMO OO ODAYAASHA DUQOOBAYNA EE
    GUURTIDA

    IYO
    BAARLAMAAN
    KU SHEEGGA
    HALA DAREERIYO
    OO BOOSKA HA NOO BANNEEYAAN SI SAAMI QAYBSI LOO HELO.

    INTA KA HORREYSA SE’

    @ qaranka dhidibada.com

  3. Iidoorkarbaashe says:

    Uf uf uf cali khaliif maanta dadka aduunka ku nool waa ninka ugu samcad xun oo ugu liita.

    • LAFARUUGAAWI says:

      🐷 🐷 let

      BAAKHAD YAHAY GADHKA LIHI
      KU NOQO
      KALSHAALE ON LINE
      OO XAYRAAMIINTU KA NIIKIYAAN.

      KASTUUMO
      ANAGAA KU TALLEEJINEE.
      DO YOU GOT IT

      KKKKKKKJII

      TANI WAY
      SOO

      HABOWDAY

      @ oodiyo dhacantaa u dheer.com

  4. Maakhiri says:

    Qabiil Yare maqaybsamo Sida
    Halkaa Aad joogto kor umadhaagaysid
    Bal wakhtigii tegey Eeg waliwaahalkii
    Oo.hoosloogasiidhacay
    Waqooyiga waa Qabiiil
    Dawlada Sida Maakhir iyo Qabiiil Qabiilkutiirsan Sida H/Jacki iyo Awal
    iyo Arabka Aanmeela Saarayn

  5. Daacad says:

    War Cali khaliif yaa runta u sheeg war cali somaliland ta aad raadinayso isaaqii kula raadinlahaa ama kursiga kaaga kici lahaa siilaanyo ka nool iyo dhawr oday waxba la weydiin waxaa hargeysa jooga waa waxa luqadan aad ku hadlaysid fahmayn oo mustawahaa ma gaadhin dadkaasi oo cuqdad iyo munaafaqad iyo naxli ka buuxo ee ha is xiijin waa nasiib daro in maanta Faysal Cali waraabe isku kaa dhereriyo

  6. Muuse says:

    Cali Khalid hooyadii nin ma dhalin, waa fulay aan ku dhac lahayn oo hadalka meermeeriya…War kaalay halkan Khaadumadii saqiirtay dib u soo noolaynnee.

  7. Dahir says:

    Beryahaan cali wuu iska dhaafey caydii majeerteyn ee maxaa ku soo kordhey .

  8. Binary Operation says:

    Horta qabiil walba waa leeyahay dad neceb qaranimada Somaliland.

    qabiil sooc Somaliland u diidan ma jiro, qabiil sooc u ogolna ma jiro.

    laakiin waxaan qaba badi beel weynta harti waqooyi ee degna bariga sanaag iyo sool, inay Somaliland ogol yihiin se qabaan shiki ah in lakala awood sareeyo.

    waxaana fiican in reer somaliland isku yimaadaan is beer xaadhaan is qanciyaan.

    dhulbahante ka filan mayno 100/100 inay somaliland raacayaan laakiin at least haday ugu yaraato waxaanu filanayna in aanu ka helno 70%.

    warsengeli filimaayo inay 100/100 somaliland raacayaan, laakiin waxaanu ku rao weynahay inaanu atleast ugu yaraan ka helno taageero ah 70%.

    isaaq filimaayo inay 100/100 somaliland aaminsan yihiin, laakiin rajada aynu haatan hayna waa 99%.

    samaroon filimaayo inay 100/100 somaliland aaminsan yihiin, laakiin rajada aynu waqti xaadirkan hayna waa 90%.

    kolka waxaanu raadinayna oo inagu filan inaanu helno cod dhan majority of northern inay isku raacday madaxbanaani.

    xoog maahan, qabiil nacayb maahan waa qof iyo aragtidiisa. aniguna dhankayga waan ka dedaalaya oo dadka badan ee wax tabanaya sidaan u kasban lahaa waan ku dedaalayna.

    waana sababta aynu heshiiska saldhiga military ee emirate ka u aqbalnay, heshiiska dp world u aqbalnay, sidoo kale u galnay heshiiska shirkada Singapore new silk ee warshada shiidaalka qaydhiin sifayn doonta.

    waana sababta aanu kulmiye ha waqti xaadirkan jiraa u keenay barnaamijka shaqo qaran.

    si dhalin yarada loogu sameeyo barnaamijyo qaran oo wax ku ool ah oo mustaqbal cusub loogu furo.

    nacayb ka dhaxeeya isaaq iyo harti meesha ma taalo laakiin waxaa taala aragtiyo siyaasadeed oo kala duwan, waxaana haatan muuqata in garabkii madaxbanaanida somaliland guulaystay oo bulshada marba marka ka dambaysa sii hananayo.

    waxaan qaba dadka diidan somaliland ee gudaha ku nool inay gaadhayaan 5%, laakiin dadka diidan somaliland ee qurbaha ku nool yihiin 10%.

    dhibta ka jirta gudaha somaliland 100% qurba joog tiro kooban ba ka dambeeya.

    hees baana jirtay leh nin daar ku jira daruur ma arko, kaa qurbaha jooga wuxuu ka dhigan yahay nin daar jooga een daruurna arag.

    sida awgeed ololaha yagu waa sidii somaliland qaranimadeedu u guulaysan lahayd cidna wax ka qaadi mayso.

    ama qabiil ku salay ama waxaad doonto yeel, at the end waad ogtahay fikirkii somaliweyn inuu lost yahay,

    laakiin adeegsiga aad qabiil adeegsata wax inooma dhimayso ee in fact kuwa aad somaliland diidnimada ku wada socotaan ee xaga yaguun baydin madaxa is daraysaan.

    loomana joojinayo loosers ka.

    viva Somaliland Republic, waana la wada yeelanayaa guusheeda iyo midhaheedana waanu wada qaybsan doona waa inta yadan qaranimada somaliland jecel ee qabiil walba kasoo jeeda, haysata aqbaliyada jamhuuriyada somaliland.

  9. RAAMALEEY says:

    Khaatumostd NAC NAC Uma baahna EE in Sidii libaaxa Qaybteeda lafuqdo weeye Wiilal DHULOOS AH koox AMA jifo hoose ah iyo Niman AAN Meteli Karin Masiirka UMADA REER Khaatumostd OO Xoogaa shilimaan AH KU qata dhulka Ssc WAA SOO dhalatay ninkii diidoowna WALEE WAA DHARAAR cad VIVA Mujaahid pro GALAYDH madaalah UMADA Xafidulaah

  10. Abc says:

    Odeyga waa la ogaa wixii xamar ka soo qabsadey.
    Daaya dimuqraadiyada somaliland haku damaashaado eh.




script>
Deg Deg Daawo::Wasiir Ka Tirsan Xukumada Khayre Oo Iscasilay Siro Badana Kashifay,
- Sep 20, 2019
Waxaa goordhaw shaaciyay is casilaadiisa wasiir ku-xigeenkii wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee ...
DAAWO:Gabadha Ugu Samaynta Badan Dalka China Oo Ka Soo Jeeda Gobolada SSC,
- Sep 20, 2019
Shabakadda Khaatumonews,com waxaa Ay halkan Idiin ku soo Gudbinaysa Warbixin cajiib ah oo ...
Deg Deg Daawo:Ku Xigeenkii Axmed Madoobe Oo Gaadhay Nairobi,+Farmaajana UGu Baaqay Ka Soo Qeyb Galka Caleema Saarka,
- Sep 20, 2019
Magaalada Nairobi, ee caasimada Dalka kenya waxaa gaadhay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka ...
Deg Deg Daawo:Hargaysa Oo Lagu Qabtay Kulan Midnimada Somalia Looga Hadlaayo,
- Sep 20, 2019
Hay’ada Iom oo Kamida Haayadaha Ka hawlgala gudaha Hargaysa ayaa tababar ay soo ...
Deg Deg Daawo::Puntland Oo Diiday Inay ka Qeyb Gasho Shir Xamar Ka Dhacay Oo Jubaland Loo Diiday.
- Sep 19, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta guddoomiyay shir ay kasoo qeyb galeen Safiirrada ...