dahabshiil

War Deg Deg Ah::Cumar Finish Oo Furaya Wadooyinkii Farmaajo Xidhay,

Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay guddiga dib-u furista wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho taas oo ay baahi weyn u qabaan shacabka caasimada.

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Mohamed Tuulah ayaa waxaa uu guddoomiye u yahay guddigaan oo ka kooban 7 Xubnood ayna kujiraan saraakiil ciidan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Qawdhan says:

    Haddii wadooyinka la furo, qaraxyo badan waa bilaaban sababta oo ah dalka weli ma gaadhin degaan la isku halayn karo. Dib ayaa loo xidhdoona sida la hubo.

  2. Abdullahi Sheikdon says:

    Wada furida waxaa ka horayso in isgaadhsiinta wadanka gacanta ay dowladu ku dhigto,

    Arinta fududaysay in la kala dhantaalo isku xidhnaanta iyo wada shaqaynta dadka iyo Dawlada waa isgaadhsiinta oo ka baxaan gacanta Dawlada.

    Waxaad maqlaysaa qofbaa talefoon soo diray oo qof ama Dawlada dad ushaqeeya usoo hanjabey, arintaasi waxaa sababay isgaadhsiinta ku jirta gacanta Shacabka.

    Marhaddii isgaadhsiintu gacanta Dawlada ka maqan tahay wadankuna la rabo inuu ka baxo fawdo maaha arin sahal ku imaan karta.

    Cumar filish ama waa nin waalan Ama waa nin wax og!, suuro gal ilama aha aniga iyadoo shalay loo hanjabayey shaqaalihii stadium ka dhisayey, ama cashuurta si caadiya loo qaadanayo inuu si sahlan wadooyinka ufuro, waase eegnaa. Ilaahay khayr haka dhigo




script>
Deg Deg Daawo::Wasiir Ka Tirsan Xukumada Khayre Oo Iscasilay Siro Badana Kashifay,
- Sep 20, 2019
Waxaa goordhaw shaaciyay is casilaadiisa wasiir ku-xigeenkii wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee ...
DAAWO:Gabadha Ugu Samaynta Badan Dalka China Oo Ka Soo Jeeda Gobolada SSC,
- Sep 20, 2019
Shabakadda Khaatumonews,com waxaa Ay halkan Idiin ku soo Gudbinaysa Warbixin cajiib ah oo ...
Deg Deg Daawo:Ku Xigeenkii Axmed Madoobe Oo Gaadhay Nairobi,+Farmaajana UGu Baaqay Ka Soo Qeyb Galka Caleema Saarka,
- Sep 20, 2019
Magaalada Nairobi, ee caasimada Dalka kenya waxaa gaadhay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka ...
Deg Deg Daawo:Hargaysa Oo Lagu Qabtay Kulan Midnimada Somalia Looga Hadlaayo,
- Sep 20, 2019
Hay’ada Iom oo Kamida Haayadaha Ka hawlgala gudaha Hargaysa ayaa tababar ay soo ...
Deg Deg Daawo::Puntland Oo Diiday Inay ka Qeyb Gasho Shir Xamar Ka Dhacay Oo Jubaland Loo Diiday.
- Sep 19, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta guddoomiyay shir ay kasoo qeyb galeen Safiirrada ...