dahabshiil

War Deg Deg Ah:Dhacdo Naxdin Leh Oo Ka Dhacday Dhuusamareeb,

Macluumaadyo aad loogu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in ilaaladda Wasiirka Amniga Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islow Ducaale ay magaaladda Dhuusamareeb ku faroxumeeyeen gabar 12-sano jir ah.

Falkan oo habeenimadii Talaadada ee todobaadkan ka dhacay caasimadda Galmudug ayaa soo shaac-baxay maanta oo Arbac ah ka gedaal markii qoyska dhibanaha ay u tageen wasiirka amniga xukuumadda.

Xogta ayaa intaasi ku dareysa in askarta ay isku dayeen in ay khaarijiyaan gabadha balse ay si dirqi ah uga baxsatay, wallow ay kala kulantay jirdil xoogan oo jirkeeda qeybo kamid ah aad looga dareemayo.

Wararka ayaa tilmaamaya in reerka uu dalbadey in cadaaladda lasoo taago, waxaana wada hadal la galay ugu dambeyntii la isku raacay in si hoose loo dhameeyo arrintan, ayna qaataan qoyska lacago.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Yaab says:

    12 jir maxa ugeeyey wasiirka adeer warkas iska hubi intaadan qorin ‘see qof saas uyar wasiirka ugu tage

  2. Abc says:

    Taasi waa wax mar walba iyo in badan ka dhacda soomaaliya, maaha markii ugu horeysey ee ubad iyo caruur lagu fara xumeeyo soomaaliya.
    Waa kaa kiishkii marxuumad caasha ee puntland ka dhacey weli aan loo qisaasin xayawaankii Dallas ku kacey.
    Ma talyaanigaasaa mahdi ah tanina waa yaabee.




script>
Deg Deg:Muuse Biixi Oo Dagaal Iclaamiyay.
- Sep 21, 2019
Golaha wasiirada Maamulka SNM oo kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa si adag ...
Deg Deg Daawo::Wasiir Ka Tirsan Xukumada Khayre Oo Iscasilay Siro Badana Kashifay,
- Sep 20, 2019
Waxaa goordhaw shaaciyay is casilaadiisa wasiir ku-xigeenkii wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee ...
DAAWO:Gabadha Ugu Samaynta Badan Dalka China Oo Ka Soo Jeeda Gobolada SSC,
- Sep 20, 2019
Shabakadda Khaatumonews,com waxaa Ay halkan Idiin ku soo Gudbinaysa Warbixin cajiib ah oo ...
Deg Deg Daawo:Ku Xigeenkii Axmed Madoobe Oo Gaadhay Nairobi,+Farmaajana UGu Baaqay Ka Soo Qeyb Galka Caleema Saarka,
- Sep 20, 2019
Magaalada Nairobi, ee caasimada Dalka kenya waxaa gaadhay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka ...
Deg Deg Daawo:Hargaysa Oo Lagu Qabtay Kulan Midnimada Somalia Looga Hadlaayo,
- Sep 20, 2019
Hay’ada Iom oo Kamida Haayadaha Ka hawlgala gudaha Hargaysa ayaa tababar ay soo ...