dahabshiil

Deg Deg Daawo:Wariye Cali Xarare Oo Waraysi Ku Karbaashay Cabdinaasir Seeraar,

Wareysi laga qaaday C/naasir Seeraar Maax oo ka mid ah Madaxweynayaasha sheegtay inay Jubbaland hogaaminayaan ayaa waxa looga qaaday Telefishin ku yaalla Mareykanka oo Af soomaali wax ku tebiya.

Waxa uu Seeraar sheegay inuu yahay Madaxweynaha Sharciga ah Ee Jubbaland,isagoo qiray inuusan wax colaad ah kala dhaxeyn C/rashiid Xiddig iyo Axmed Madoobe oo iyaguna isku arka Madaxweynaha Jubbaland ee sharciga ah.

Wareysiga oo dhinacyo badan taabanayey ayuu C/naasir Seeraar sheegay inuu marnaba ku fekirin in qalalaaso iyo Arbushaad ka abuuraan Kismaayo oo ay mar uun jecel yihiin in siyaasada lagu kala tegay la xalin doono.

Waxa uu Seeraar sheegay in taageero badan ka heystaa Jubbaland dadkeeda,isagoo qiray in Dawladaha Kenya,itoobiya iyo Soomaaliya ay wada taageersan yihiin.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Abc says:

    Hebel xaraare, was cunsuri qabyaaladu madax martey.
    Oo markasta dhinac u janjeedha, waqti anigu shaqsi ahaan kuma qasaareeyo ,wariye saxaafadu kala weyn tahey reer. Oo mar walba qeybi oo xukun aaminsan.(hadey u socoto),mutafe maartinba isaga carar.




script>
Deg Deg:Muuse Biixi Oo Dagaal Iclaamiyay.
- Sep 21, 2019
Golaha wasiirada Maamulka SNM oo kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa si adag ...
Deg Deg Daawo::Wasiir Ka Tirsan Xukumada Khayre Oo Iscasilay Siro Badana Kashifay,
- Sep 20, 2019
Waxaa goordhaw shaaciyay is casilaadiisa wasiir ku-xigeenkii wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee ...
DAAWO:Gabadha Ugu Samaynta Badan Dalka China Oo Ka Soo Jeeda Gobolada SSC,
- Sep 20, 2019
Shabakadda Khaatumonews,com waxaa Ay halkan Idiin ku soo Gudbinaysa Warbixin cajiib ah oo ...
Deg Deg Daawo:Ku Xigeenkii Axmed Madoobe Oo Gaadhay Nairobi,+Farmaajana UGu Baaqay Ka Soo Qeyb Galka Caleema Saarka,
- Sep 20, 2019
Magaalada Nairobi, ee caasimada Dalka kenya waxaa gaadhay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka ...
Deg Deg Daawo:Hargaysa Oo Lagu Qabtay Kulan Midnimada Somalia Looga Hadlaayo,
- Sep 20, 2019
Hay’ada Iom oo Kamida Haayadaha Ka hawlgala gudaha Hargaysa ayaa tababar ay soo ...