dahabshiil

Muqaal::Naxdin Leh Duqaydii Laascaanood Oo Askarta Isaaq Bahdilayso iyo Boqolaal Shacab ah Oo Ku Xeeran Misana Aan Ficil Samayn karin!!

Maleeshiyada Maamulka Isaaq ee ku sugan magaalada laascaanood ayaa laga soo duubay muqaal naxdin xambaarsan xili ay duminaayen Meherado ganacsi oo kuyaala gudaha laascaanood.

Kani waa muqaal halis badan oo mujinaya Meesha uu maraayo Duulaanka dulmiga dulinimada iyo Xaalada cakiran ee ka jirta laascaanood.

Waa oday aan ku qiyaasay 80 jir waxaa uu ka xumaaday dulmiga ka socda laascaanood balse nasiib daro waxaa qori isku raacsanaya oo waliba kusoo qamaamaya askari isaaq ah oo donaaya in uu odayga Handado oo dhib u geesto Hareeraha waxaa tagan odayga shacab weynihii laascaanood balse qeylo iyo hadal waxan ahayn uguma hiilin karan odayga wiilka isaaq ku dhex Handadaado laascaanood gudeheeda,.

Waxyaabaha dhulbahante ka dulqadanaayo ee ka taagan laascaanood waa kuwo aan damiirku u dulqaadan karin balse idinku badin maayo qoraalke hoos ka daawo muqaalka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. Sucaad says:

    laascano waxa ka socda walle waa wax laga sheeken doono mar aan hada ahayn

    • LAFARUUGAAWI says:

      Kkkkkkkjiii

      KASTUUMOOY

      MA GAROOWE AYAAD NOO SOO SAWIRTAY

      BECOUSE THE ACCENT LANGUEGE IS A MADHEERTEER HALAMASH NAAGOOD IYO JILJILOOCOODI.

      # oodiyo dhacantaa u dheer.com

  2. Axmed says:

    Sidaad maxaa laga sheekeyneyaa ma sadaqadaha la duminaayo, qurxinta magaalada.waa sax haddaad sidaa u jeedo.
    Haddii kale yahuuuuuuu.

  3. abdrizak says:

    Waxaas maahan wax ah in ay ummadaas udulqaadato, sababtaas waxaa iskaleh , qaarka mida marabida , SNM, marka waxaan leeyahay, reer ba ow yaa ku leh

  4. SSC FIGHTER says:

    War isaaq noodaaya waxaad naga ilaalisaan majeerteyn oo cadowgeena ah ..isaaq waa walaalaheen

    • Kuma aqaan! says:

      War horta habdilka iyo baawaynta isaaq iska daaya.
      Isaaq isaaq isaaq!!!!!!!!!
      Isaaq baad ku qarawdaan dawladii xooga badneed waxa burburiyey shacab bay ahaayeen ee cidkale kuma soo Dublin. Halkan laaska waxa qasayana waa kuwa u dhashay ee cidkale ma ah.markaa shacabku ha iska buufiyaan cayayaanka dul dagay iyo kuwa ay wataan ee ay ugu soo gabanayaanba
      Waxan maqli jirey adoo saaran kaare weeyn makaaga tuuray kaarabiin falastiinba dhagax bayku dagaalantaa idinkana buuraha ubaxa!!!

  5. Bossaso says:

    Kkkkkkkkkkkkkk
    iidoor noo daaya waa walaalegeen ee Majeerteen naga ilaasha”…..Adeer Majeerteen aduu kuu hiilanayaa oo doonayaa inaad xorowdo oo maydhato.
    Magacii Dhulbahante dhimay…..uf

  6. Daacad says:

    Qurbo joogta iyo ganacsatada u dhalatay dagaanka khaatumo waxaan ku boorinaynaa inay u gurmadaan dadkaa maatada ee agoonta haysata ee sandaqadihii
    Caruurta ka biilayeen laga burburiyey ee bacadka wadhan . Marka la rabo in magaalada la qurxiyo oo sandaqadaha meelwalba laga taagay la dumiyo waxaa ka horeysa in dadka danyarta meel loo sameeyo ay ganacsigooda ku sii wataan

  7. Abc says:

    Khiyaali news.
    Waxaad tidhi isaaq ayaa waxbaabi inaaya,
    Muuqaalkan aad soo dhigtey meesha miyaadan dhageysan waxey nimanka duubayaa ay kuwada hadlayeen, mise isir nacaceybkii aad la buktay ayaa ka xoog batey.war dadka beenta iyo munaafaqada kala fadhiista.




script>
Deg Deg Daawo::Wasiir Ka Tirsan Xukumada Khayre Oo Iscasilay Siro Badana Kashifay,
- Sep 20, 2019
Waxaa goordhaw shaaciyay is casilaadiisa wasiir ku-xigeenkii wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee ...
DAAWO:Gabadha Ugu Samaynta Badan Dalka China Oo Ka Soo Jeeda Gobolada SSC,
- Sep 20, 2019
Shabakadda Khaatumonews,com waxaa Ay halkan Idiin ku soo Gudbinaysa Warbixin cajiib ah oo ...
Deg Deg Daawo:Ku Xigeenkii Axmed Madoobe Oo Gaadhay Nairobi,+Farmaajana UGu Baaqay Ka Soo Qeyb Galka Caleema Saarka,
- Sep 20, 2019
Magaalada Nairobi, ee caasimada Dalka kenya waxaa gaadhay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka ...
Deg Deg Daawo:Hargaysa Oo Lagu Qabtay Kulan Midnimada Somalia Looga Hadlaayo,
- Sep 20, 2019
Hay’ada Iom oo Kamida Haayadaha Ka hawlgala gudaha Hargaysa ayaa tababar ay soo ...
Deg Deg Daawo::Puntland Oo Diiday Inay ka Qeyb Gasho Shir Xamar Ka Dhacay Oo Jubaland Loo Diiday.
- Sep 19, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta guddoomiyay shir ay kasoo qeyb galeen Safiirrada ...