dahabshiil

Daawo::MUdaraad Badhan Ka dhacay LaguS odohaweyy Ciidankii kaosoBaxay Maamulka Somaliland,

Shacabka Magaalada Badhan Ee Gobolak Sanaag ayaa Dhigay Isku Soo Bax Balaadh oo ay ku soodhaweynayaan Ciidaamo iyo Sarakiil ka soo Goostay Maamulka Isaaq,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. Guulwade says:

    Tsriikhda waa qabiilka. Dadka afsomaliga kuhada ee aan lagumaysan tarikhda. Ingiriska talyaani faransiis. Waligood. Maysan xukumin. Mashaaalaah. Snm gaarsiiya. Waa besha warsangali. Guul gobonimo. Awdal na waa kuxigataa. Inshaaalaah inay xoroobaan.

  2. Oday says:

    War nimanyohow bal eega faysal cali waraabe caydiisa iyo calyadiisu dhibka ay keentay, bal kaalay hadaba ciidan ciida gale ah soo dir

    • Faatax says:

      Dhulku ma guuro, dadka guura.

      Ama wax baa goostay iyo buhu baha la soo shir tag ama sidan aad la qeylinaysid uu sii qeyli laakin mid iga qor:

      Jamhuuriyada Somaliland taako ka mid ah dhulkeeda kama hadhayso. Maalintay noqotaba waa loo soo jeedsan bariga Sanaag.

      Wax walba wakhtigoodey leeyihiin, arrimo ka muhiimsan baa hada jira.

  3. MrSomali says:

    Waligay isma lahayn Daraawish Warsangeli oo 1000 ka badan baa ku jirta Somalidiidka SOMALILAND ee ku washay ingriis… waxanse ogaaday markii Gaashaanle sare Xuseen dheere , korneyl xayle iyo ay ka soo goosteen SOMALIDIIDKA ku faana gaalkii Koofil iyo ingriis daraawish dhulbahante dalka ka saartay waliba Abwaan Suusle ka gabyey .. fariin iyo su aal .. mar hadii warsangeli kala soo baxay ciidan cududaa leh somalidiidka .. su aashu waa imise Darwiish dhulbahante baa wali hoos jooga ilma koofil ..??? Dhulbahante ma is waydiiyey calankii buluuga ahaa ee 26 june 1960 Hargeysa laga taagay in Daraawiish iyo ragii koofil dilay ay ka danbeeyen .. mee calankaasi .. Bal daawo HARGEYSA IYO CALANKII SOMALI EE DARAAWIISH U DAGAALANTAY OO LAGA TAAGAY 26 JUNE 1960… WAA Su aal ku maqan wixii ISMAACIIL MIRE , SAYIDKII IYO 100 000 DARAAWIISH U DHINTEEN .. DAAWO MIDHIHI DARAAWIISH DHULBHANTE 26 JUNE 1960 IYO MAANTA YAAB https://www.youtube.com/watch?v=sRWsTrV43OQ

    • CAR DHACSO CITRAAFKA says:

      MIYEEY FIIQEEN CALANKII DHAFOORQIIQDA HUUNNO.WAR XABADU KEENTAY CASHIR BAANU U DHIGNAY.SOOL IYO SANAAG, IYO INTA XORNIMADA JECEL HA ISKA QAADA ARGAGAXISADA REER COOPER.HHHHHHHHHH GUUUUUUUUUUUUL

      • Somaliland united says:

        ADEER GUMEEYSIGU GARXAJIS XATAA WAA KU JIDHAAAAA EE
        WAA IN JEEGAANTA LAYSKA KICIYAA WAAYO GEEL JIR BAA WADANKII IIBSADAY.

  4. MrSomali says:

    Gaalkii INGIRIISKA OO SHEEGAY in Hargeysa iyo burco uu uga soo baxay Dagaalkii Geesiyada muslimka ee Daraawish ee uu hogaaminayey Sayid Maxamed iyo Ismail mire .. DAAWO OO KU FAAN DARAAWISH diid Koofil iyo Gumaysi ingriis Ingriiska oo qiray in uu DHULKA SOMALIYEED EE WAQOOOYIGA SOMALIA SOMALILAND UGA SOO BAXAY DAGAALKII DARAAWIISH ee Sayid maxamed iyo ismail mire ku qaadeen gumaysiga ingriiska .. Daawo oo u ducee Reerka Daraawish koofil dilay https://www.youtube.com/watch?v=sHznZOCBdW8&t=100s

    • Awdal state says:

      WAR REER AWDALOOOOOOOW HURDADA KA KACA GUUSHII WEEY DHALATAYE OO SHEIDAAMADA ILEEY ISKA TUURA.πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ–•πŸ»πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ€œπŸ€œπŸ™ŒπŸ™ŒπŸ™ŒπŸ™ŒπŸ€œπŸ€œπŸ™Œ
      πŸ™Œ WAABAA BARYAY EE CALANKA DIKTATUURKA INAGA SIIBA.

  5. MrSomali says:

    Bal daawo Gaaalka ingriiska oo ku sheegay kuwa kabaha u qaada friendly clans .. waa ILMA KOOFIL SOMALIDIID .. LAAKIN QIRAY XORIYADII 26 JUNE 1960 in SAYID MAXAMED IYO DARWIISH KA DANBEEYEY CALANKII BULUUGA AH EE LAGA TAAGAY HARGEYSA Walee reerkii DARAAWISH WARSANGELI BARAARUGE ..Laakin waxa la sugayaa Darwiish ismail mire iyo Dhulbhante ragii koofil dilay oo ilaa maanta somalidiid daba jooga Ingriiska oo qiray in uu DHULKA SOMALIYEED EE WAQOOOYIGA SOMALIA SOMALILAND UGA SOO BAXAY DAGAALKII DARAAWIISH ee Sayid maxamed iyo ismail mire ku qaadeen gumaysiga ingriiska .. Daawo oo u ducee Reerka Daraawish koofil dilay https://www.youtube.com/watch?v=sHznZOCBdW8&t=100s

    • Somaliland united says:

      ADEER GUMEEYSIGU GARXAJIS XATAA WAA KU JIDHAAAAA EE
      WAA IN JEEGAANTA LAYSKA KICIYAA WAAYO GEEL JIR BAA WADANKII IIBSADAY.

  6. Gaani says:

    Buntland ayaa soomali diidka la shaqeyneysa waayo wax xuquuqa xiidanka uma ogola. Maanta intaa oo ciidana oo warsangali ah hadii ey sidaa oo kale somaliland ugu biiri lagayeen laba habrood uma soo bixi laheyn … dadkii oo ogal ayey ku dheelayaan buntland

    • CAR DHACSO CITRAAFKA says:

      MIYEEY FIIQEEN CALANKII DHAFOORQIIQDA HUUNNO.WAR XABADU KEENTAY CASHIR BAANU U DHIGNAY.SOOL IYO SANAAG, IYO INTA XORNIMADA JECEL HA ISKA QAADA ARGAGAXISADA REER COOPER.HHHHHHHHHH GUUUUUUUUUUUUL

      • Awdal state says:

        WAR REER AWDALOOOOOOOW HURDADA KA KACA GUUSHII WEEY DHALATAYE OO SHEIDAAMADA ILEEY ISKA TUURA.πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ–•πŸ»πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ€œπŸ€œπŸ™ŒπŸ™ŒπŸ™ŒπŸ™ŒπŸ€œπŸ€œπŸ™Œ
        πŸ™Œ WAABAA BARYAY EE CALANKA DIKTATUURKA INAGA SIIBA.

    • MrSomali says:

      Adeer puntland ceeb ma leh .. waxa la ogaa Berbera oo loo diiday qaxootigii Somaliyed ee yemen ka yimi oo Boosaaso laga dejiyey xataa lacag cunto iyo basas lo kireyey .. marka wax aad puntland ku maagto ma arko … laakiin su aashu waa Qabiilkii Somali ingriisi la dagaalamay xataa talyaani oo Daraawish ahaa maanta meee .. marka ha canaanan gobta puntland adeer

      • Somaliland united says:

        ADEER GUMEEYSIGU GARXAJIS XATAA WAA KU JIDHAAAAA EE
        WAA IN JEEGAANTA LAYSKA KICIYAA WAAYO GEEL JIR BAA WADANKII IIBSADAY.




script>
Deg Deg Daawo::Wasiir Ka Tirsan Xukumada Khayre Oo Iscasilay Siro Badana Kashifay,
- Sep 20, 2019
Waxaa goordhaw shaaciyay is casilaadiisa wasiir ku-xigeenkii wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee ...
DAAWO:Gabadha Ugu Samaynta Badan Dalka China Oo Ka Soo Jeeda Gobolada SSC,
- Sep 20, 2019
Shabakadda Khaatumonews,com waxaa Ay halkan Idiin ku soo Gudbinaysa Warbixin cajiib ah oo ...
Deg Deg Daawo:Ku Xigeenkii Axmed Madoobe Oo Gaadhay Nairobi,+Farmaajana UGu Baaqay Ka Soo Qeyb Galka Caleema Saarka,
- Sep 20, 2019
Magaalada Nairobi, ee caasimada Dalka kenya waxaa gaadhay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka ...
Deg Deg Daawo:Hargaysa Oo Lagu Qabtay Kulan Midnimada Somalia Looga Hadlaayo,
- Sep 20, 2019
Hay’ada Iom oo Kamida Haayadaha Ka hawlgala gudaha Hargaysa ayaa tababar ay soo ...
Deg Deg Daawo::Puntland Oo Diiday Inay ka Qeyb Gasho Shir Xamar Ka Dhacay Oo Jubaland Loo Diiday.
- Sep 19, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta guddoomiyay shir ay kasoo qeyb galeen Safiirrada ...