dahabshiil

Deg Deg:Farmaajo Oo Cadhadii Kula Dhacay Saraakiisha ciidanka iyo Xubno Badan Oo Uu Xilkii Ka Qaaday Maanta,

War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in shirka golaha wasiirada Soomaaliya ee maanta lagu magacaabay taliyayaal cusub oo qaban doona hoggaanka talisyada ciidamada dalka.

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa si rasmi ah loogu magacaabay taliyaha hay’adda NISA, oo muddo sanad uu ahaa sii-hayaha xilkaas, iyo agaasime ku xigeenka.

Cabdi Xasan Maxamed Xajar ayaa loo magacaabay taliyaha booliska. Waxaa xilkan laga qaaday Jeneral Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko.

Jeneral Odowaa Yuusuf Raage ayaa loo magacaabay taliyaha ciidamada xoogga dalka. Waxaa xilkan laga qaaday Jeneral Daahir Aadan Cilmi Indho-Qarshe

Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa loo magacaabay taliyaha ciidamada asluubta. Waxaa xilkan laga qaaday Jeneral Bashiir Maxamed Jaamac, Bashiir Goobe.

Naga filo faah-faahin dhowaan Insha Allah. Shirka golaha wasiirada ayaa weli socda.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Haaji says:

    Ma marki nin dhulbahante ah oo Academic ah khabiirna ah LA magacaaabay oo nin majerteena oo aan waxba aqoona laga qaaday xilka taliyaha policeka ayaa farmaajo waashay miyaa , Kabo qaad xun

  2. Deeqo says:

    Warya waad waalatef armajo afkaaga kadu ‘waxyahow dhintay maxa farmajo ku daba dhigay’waligeeda wax lakala badali jire’caruu kula dhacay kuye’war orod iska celi kuwa ku rartay

  3. CABDIRASHIID says:

    kkkkkkk hadalka hadii Aan runta laga sheegin waxka xun baa laga sheegaa cadhada farmaajo mid meel saartay midna meel katuurtay weger warka dambe LA sugayaaa

  4. Abdirashid says:

    Waxan maqli jirey rer ba,ow ya ku leh faramajo fudeydkisa iyo xukun jeceylkisu ma waxu garsiiyey inu sarakiil wada rug cadaa ah intu xilalki ka qadey inu u dhiibto wiilal an academic aheyn hoyoyinkodna wali dhalayan ciidamadii iyaguba iska jaho warersanaa bal waxa ay dhasho aan aragno faramajo fudeyd




script>
Deg Deg:Muuse Biixi Oo Dagaal Iclaamiyay.
- Sep 21, 2019
Golaha wasiirada Maamulka SNM oo kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa si adag ...
Deg Deg Daawo::Wasiir Ka Tirsan Xukumada Khayre Oo Iscasilay Siro Badana Kashifay,
- Sep 20, 2019
Waxaa goordhaw shaaciyay is casilaadiisa wasiir ku-xigeenkii wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee ...
DAAWO:Gabadha Ugu Samaynta Badan Dalka China Oo Ka Soo Jeeda Gobolada SSC,
- Sep 20, 2019
Shabakadda Khaatumonews,com waxaa Ay halkan Idiin ku soo Gudbinaysa Warbixin cajiib ah oo ...
Deg Deg Daawo:Ku Xigeenkii Axmed Madoobe Oo Gaadhay Nairobi,+Farmaajana UGu Baaqay Ka Soo Qeyb Galka Caleema Saarka,
- Sep 20, 2019
Magaalada Nairobi, ee caasimada Dalka kenya waxaa gaadhay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka ...
Deg Deg Daawo:Hargaysa Oo Lagu Qabtay Kulan Midnimada Somalia Looga Hadlaayo,
- Sep 20, 2019
Hay’ada Iom oo Kamida Haayadaha Ka hawlgala gudaha Hargaysa ayaa tababar ay soo ...