dahabshiil

Deg Deg Daawo:Mudaharaad Lagu Taageeraayo Madaxweyne Axmed Madoobe Ka Dhacay Kismaayo,

Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda banaan baxyo waa weyn oo lagu taageerayo doorashadii maanta ka dhacday magaaladaasi oo Madaxweynaha maamulka Jubbaland loogu doortay Sheekh Axmed Madoobe.

Dadka banaan baxa dhigayay ayaa watay sawirada Madaxweynaha maamulka Jubbaland iyo sidoo kale calanka maamulka Jubbaland, waxa ayna dadkan ku dhawaaqayeen ereyo ay ku taageerayaan Sheekh Axmed Madoobe.

Magaalada Kismaayo ayaa sidoo kale laga maqlay rasaas loogu dabaal dagayay dib u doorashada Madaxweynaha Jubbaland, waxaana magaalada maanta dhax mushaaxayada dad u badan taageerayaasha Axmed Madoobe.

Dadka kasoo horjeeda siyaasada Sheekh Axmed Madoobe iyo dib u doorashadiisa ayaan awood u laheyn in ay banaanka usoo baxaan ayna muujiyaan dareenkooda , waxa ayna dadkaasi ka cabsi qabaan in la dhibaateeyo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. DAACAD says:

    Dadkan dabaal degaaya ma iyagaa wax doortey oo codkooda dhiibtey,mise waa loo doorey, oo qabiilnimo ayey ku dabaaldegayaan??

  2. Caalin says:

    Sidey ku dhacdaa in 3 jeer nin kaliya la doorto? Haddii xataa la doorto waa markii uu albaabadu Kismaayo soo xidhaayey oo wax Jubaland la dhaho oo asaga ka danbeynayaa aanu jiri doonin. Sidee reerka Ahmed madoobo ugu soo guureen 8 sanno ee la soo dhaafey oo ay wadanka wada qaateen, Dulmi badan ayaa meeshan ka dhacaaya. Somali oo dhan waa ay wada ogtey cida iska leh meeshatan iyo cid xooga ku qaadatey. Aboow aboow waar ma 1990 aaa la maraa, aniga waan yaabey!!!!!!

  3. Daacad says:

    Maanshallaaah hambalyo hambalyo sayid ustaad Axmed Islaam guuuul iyo gobonimo reer jubbaland . Gobolka sool gaar ahaan magaalada laas caanood aad u soo dhaweeyey doorashadii xorta iyo xaalasha iyo nabad gelyada ku dhacday ilaahay baa mahad leh hambalyo hambalyo

  4. Daacad says:

    Nin kaliya in sadex jeer la dourto waxay ku dhacdaa Inuu ninku gob yahay inagumeedyohow, ninkan wuu shaqaystay ee xasadka iska saa, hadii kale aday kuu taalaa, sikiin laq oo orod geed garas ah madaxa ladhac. Subag ha kaaga yimaadee.
    Jubba lands tashatay oo tagta ee ka naxow nafta waa, jubbaland doogsatay ee farmaajo iyo khayre oo laba wiil oo qurbaha ku soo asaasiqay ah ayay soomaali ku khaldantay.
    Markay dihatay fooshii danbarkeedu waa dhiig, lamood noqonse wayday.
    Iidoor wagaash iyo kufriga wacad allow yaale waa niman walaalaa tan iyo waaga aakhiroe




script>
Deg Deg Daawo::Wasiir Ka Tirsan Xukumada Khayre Oo Iscasilay Siro Badana Kashifay,
- Sep 20, 2019
Waxaa goordhaw shaaciyay is casilaadiisa wasiir ku-xigeenkii wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee ...
DAAWO:Gabadha Ugu Samaynta Badan Dalka China Oo Ka Soo Jeeda Gobolada SSC,
- Sep 20, 2019
Shabakadda Khaatumonews,com waxaa Ay halkan Idiin ku soo Gudbinaysa Warbixin cajiib ah oo ...
Deg Deg Daawo:Ku Xigeenkii Axmed Madoobe Oo Gaadhay Nairobi,+Farmaajana UGu Baaqay Ka Soo Qeyb Galka Caleema Saarka,
- Sep 20, 2019
Magaalada Nairobi, ee caasimada Dalka kenya waxaa gaadhay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka ...
Deg Deg Daawo:Hargaysa Oo Lagu Qabtay Kulan Midnimada Somalia Looga Hadlaayo,
- Sep 20, 2019
Hay’ada Iom oo Kamida Haayadaha Ka hawlgala gudaha Hargaysa ayaa tababar ay soo ...
Deg Deg Daawo::Puntland Oo Diiday Inay ka Qeyb Gasho Shir Xamar Ka Dhacay Oo Jubaland Loo Diiday.
- Sep 19, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta guddoomiyay shir ay kasoo qeyb galeen Safiirrada ...