dahabshiil

War Deg Deg Ah:War Culus Oo Ka Soo Kordhay Doorashada JUBALAND

Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo doorashada Jubbaland ayaa sheegaya in isbedal lagu soo sameeyey jadwadlka doorashada madaxweynaha iyo mida guddoonka baarlamaanka ee maamulkaasi.

Warqad ka soo baxday guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa lagu sheegay in doorashada guddoonka baarlamaanka la qabanayo 17-ka bishan oo ku beegan Sabtida soo socota.

Sidoo kale qoraalkan ayaa lagu sheegay in maanta oo ah 14-ka August ay bilaaban doonto diiwaan gelinta Musharraxiinta, kadibna doorashada madaxweynaha ay dhici doonto 19-ka bishan oo ku beegan maalinta Isniinta ah.

Doorashadan ayaa ballantu aheyd in la qabto 24-ka bishan, balse waxaa haatan laga soo hormariyey waqtigaasi.

Arrintan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo weli is qab qabsi uu ka jiro doorashada Jubbaland, taas oo keentay in musharraxiinta mucaaradka ah ay sameystaan guddi gaar ah iyo xildhibaano ka soo horjeeda kuwa Madaxweyne Axmed Madoobe.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Daawo:Saleeban Cali Koore Oo Isaaq Raali Galinaya,Dhiiga Inadeerkiis Oo Wali Qoyan Islamarkaana Maydkiisu Wali Talaagad Ku Jiro,
- Aug 22, 2019
Waxaa Maanta warbaahinta la hadlay Daba dhilif Saleebaan Cali Koore Wasiitka biyaha maamulka Isaaq ...
Deg Deg:Farmaajo Oo Cadhadii Kula Dhacay Saraakiisha ciidanka iyo Xubno Badan Oo Uu Xilkii Ka Qaaday Maanta,
- Aug 22, 2019
War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in shirka golaha wasiirada Soomaaliya ee maanta lagu ...
Deg Deg Daawo:Mudaharaad Lagu Taageeraayo Madaxweyne Axmed Madoobe Ka Dhacay Kismaayo,
- Aug 22, 2019
Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda banaan baxyo waa weyn oo lagu taageerayo doorashadii ...
Deg-deg :- Sidee Ayay U dhacdey Doorashadii Jubaland Akhriso Natiijada.
- Aug 22, 2019
Doorashada Jubbaland: Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa markale loo doortay madaxweynaha Jubbaland. Dhinaca Kale: Isbahaysiga ...
Deg Deg:Musharax Axmed Madoobe Oo Hada Soo Gaadhay Hoolka Doorashada.
- Aug 22, 2019
Musharax Axmed Maxamed ISlam Axmed Madoobe oo ah Musharax Madaxweyne Ee Jubaland Shanta ...