600 Deg Deg Daawo:Caarre Oo Ka Hadlay Heshiis Uu La Galay Maamulka Muuse Biixi | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Caarre Oo Ka Hadlay Heshiis Uu La Galay Maamulka Muuse Biixi

Taliyaha Jabhada Dulmi Diid Kornayl Caare ayaa ka hadlay Heshiis uu la galay maamulka Muuse Biixi iyo Arrimaha Hordhaca ah ee La isla Meel Dhigay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. DAACAD says:

    Waa dhaqanka iyo caadada reer somaliland oo dhan ,in dhibkasta oo timaada laga wada hadalo oo laga wada xaajooda oo labada dhinacba is hor fadhiistaan,iyoadoo wax garadka,aqoon yahanka ,culimada, odey dhaqmeedudu ka gar naqaan, wanaag na ku dhameysta.
    Halka khaatumolaawe news iyo xertiisuba iyo umado kaloo badan ,ay wax ku xaliyaan, qarax,xasuuq, gaajo, baqasho,hanjabaad,xoog iyo naxariis daro,iyo caqli xumo,
    Waataa marqaatigii maanta dhacey, farqiga u dhaxeeya somaliland iyo soomaaliya.
    Guul iyo gobonimo.

  2. WARAN says:

    # qaranka dhidibada.com

  3. Kaahin says:

    Laba nooc ayaa Dadka lagu qeexaa nooc Waa wax magarato noocna Waa garato .marka dhib dhaco garato waxbay ka barataa si aanuu Mar labaad u dhicin dhibkii ku dhacay…wax magarato way sugtaa dhibka waxaanay ka dhigatay wehel..Tara waxaa cadayn u ah Somaliland ..iyo zoomaliya

  4. RAAMALEEY says:

    DAACAD LAAWE MA MARKA AY JEEGAANTA JIQ KU NOQOTO BAA WADA HADAL AY OGOLAATAA KKKKKKKL MUSE TANI INA KAAHIN KULIGOOD INANKAA SACAD YOONIS OO WELIBA HABARYOONISTII KU CIDLAYSAY ILAA UU MUSE NAABAY BAA KAGA DHAQ SIIYEY HADAAYA BAY KU MEERAY SATAA SOMALIND IYO SANQADH TIRASHO WALAAHAY WUU KAGA DHAQ SIIYEY SHAANI TANI IYO INA KAAHINKA CIDLADA QANIINI DOONA KULMIYE WUXUU MARAYAA WADADII KII INA RIYAALE KKKKKKKKNO MOOR HUU HAA

  5. RAAMALEEY says:

    AMA xoolaha maaliyadeed ugu DHAQSO MUJAAHIDKA Caare AMA hurdo Majidho HADA Majidho kkkkkkkkkk HESHIIS maaliyadeed OO AAN Baryo ahayn MUUSE Handaraab iyo wiilka Habarjeclo ina KAAHIN hadii xoolaha kabixin waayo meeshu WAA SANAag iyo rabaan aqaan kkkmkm laba kuudaran mid QAADO HANDARAAB kkkk




script>
Deg Deg Daawo:Hadalkii Ka Cadhaysiiyay Muuse Biixi iyo Farmaajo,
- Jan 22, 2020
Cabdraxmaan Cabdi Xuseen Guulwade oo ka mid ah Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo ee ...
Galmudug Oo Nasiib U Yeelatay 2020 Sadex Guddi Doorasho,
- Jan 22, 2020
Xildhibaano katirsan Ahlu Sunna Waljameeca kana mid ahaa xubnihii shalay ka carooday Guddiga doorashada ...
Deg Deg:Farmaajo Xilka Ka Baaciyay Masuul Weeraray Somaliland Kadib-na Amaan la Fuulay iyo Taariikh Aysan Lahayn Beesha Isaaq,
- Jan 22, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Ku cadaadiyay in uu Iscasilo Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo ...
Dawlad Dhalan Mayso Inta Caasimad Muqdisho Tahay,
- Jan 22, 2020
Muqdisho mar waxeey aheed magaalo ay mooryaanta iyo dagaal ooggayaasha ay ku shaqeeystaan, maantana ...
Daawo:Qosolka Waraysi Laga Qaaday Horgalle C.Rashiid Qambi Oo Isku Haysta Qoys-ka Muuse Biixi.
- Jan 22, 2020
Shabakadda Caalamiga ah Khaatumonews waxay halkan idiin ku soo Gudbinaysa waraysi laga qaaday Wasiirka ...