dahabshiil

Deg Deg:Cabdiraxmaan Ciro Oo Ka Hadlay Kulanka Muuse Biixi iyo Wasiirada Dwalada Soomaaliya,

Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka Wadani ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay sawir ay wada galeen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wasiiro katirsan Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa si adag u naqdiyay.

Kulanka ayaa ka dhacay magaalada Barakeysan ee Makka Al-Mukarama waxaana is arkay Muuse Biixi, Wasiirka Maaliyadda SoomaaliyaCabdiraxman Bayle iyo kan arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmad Cawad.

Waxaa sidoo kale sawirka ku jira saraakiil ka kala socota labada dhinac Dowladda Federalka iyo Somaliland.

Cabdiraxmaan Cirro ayaa bartiisa Facebook ku soo qoray” ” Inaad saamo jiidiyo, sanqadh-tirasho kala daa” isagoo la hadlay Muuse Biixi waxaana muuqata in kulankaas uu ka soo horjeedo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Hassan says:

    Ninkii Xajka Illaahay riwaayad kale u tagayaa isaga ayay aakhiro ka oohin doontaa adduunkana uu dalkiisu saaqidayaa, waayo Xajku waa madal cibaado. Somaliland iyo Soomaaliya waa laba dal oo aan kala imika is baranayn, waxaana magac, awood, itaal iyo dhaqale badan Somaliland. Ninkii ku farxaya iyo kii ka naxayaaba ha ogaadaan, in qaranimada iyo jiritaanka Somaliland uu yahay muqadda ku dhashay dhiig laguna ilaashanayo xoogga ciidanka qaranka.

  2. Gaaldile says:

    Qofka hadlow ogow Somalilandida aamminsan goosashada waa 10% marka loo eego inta rabta Soomaaliweyn. Marka ha la rooro yaan run la moodin.

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      Dee odayada assaasaqay armeey inaga cunaan wiilasha bal eega ninkeey madaxwayne ku tilmaamayaan runtii waa Geel jiraha la sheego. Awalba igu sawir buu u tegay ee waa diktatuur dhiigya caba.Dhaqaale baan leenahay kulahaa waa qoom bac ku fadhiya oo haraad dilay iyo qashin.kkkkkkkkkk

  3. WARAN says:

    WAAR

    XARAMKA
    CIYAARTA
    KALA TAGA IYO IGU SAWIRTA.

    # qaranka dhidibada.com

  4. DAACAD says:

    Bal maxaa ka galey goosasho iyo arimaha somaliland????
    toodiiba meel kuma oga oo kama tashan karaan, baddii iyo dhulkoodiiba waa laga heystaa.boqolaal ayaa maalin walba u dhinta qarax iyo gaajo, intey iyagu wax qabsan lahaayeen oo ay tashan la haayeen ayey ku sii jeedaan oo wax ka sheegayaan umad isku tashatey oo danaheeda ku fooftey.
    Soomaalidaa hore ugu maah maahdey, walee reer aan ogahey ma guuro oo kob caleen leh kama soo durduriyo.

    Horta maatidaada iyo wadankaaga daryeel.

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      Dee odayada assaasaqay armeey inaga cunaan wiilasha bal eega ninkeey madaxwayne ku tilmaamayaan runtii waa Geel jiraha la sheego. Awalba igu sawir buu u tegay ee waa diktatuur dhiigya caba.Dhaqaale baan leenahay kulahaa waa qoom bac ku fadhiya oo haraad dilay iyo qashin.kkkkkkkkkk

  5. Binary Operation says:

    somalia kolkay quusatay oo xaqiiqsatay inaanay waxba ka qaban karin go’aanka dowlada sucuudigu ku aqoonsatay somaliland diplomatic passportka, sidoo kalena aqbashay inay visa ku dhufato somaliland passport,

    waxay bilowday inay madaxda somaliland u tagaan oo isla soo sawiraan, deetana propoganda suuqa galiyaan si ay isaga horkeenaan madaxda qarankani doortay ee somaliland iyo shacabka jamhuuriyada somaliland.

    kol hadii rajo la’aan dagaalkoodii somaliland ee xaga sucuudigu ku dhamaatay waxay ku dambaysay isku soo ag sawir madaxda somaliland oo hadhow na propoganda sameeya.

  6. Saeed says:

    Qofka hadlayaa waa iidoor keliya qof kale ma yidhaaho Somaliland waqtigiisana Kuma lumiyo khuraafaad kaas

  7. Kaahin says:

    Somalida ayaa waxaa ay tidhaahdaa xigmad aad u qaaliya oo ah…afxumo calaadna waxba kaagama tarto nabadna waa kaa fogaysaa.markaa qolooyinkiinan reer zoomaal halka aanu wax u wadno iyo sidà aanu dagàalka idunkala jiro warba ma haysaan may Allah protect our beloved nation Somaliland

  8. Binary Operation says:

    Deg Deg Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay kulanka Madaxweynaha Iyo Waftiga Somaliya

    https://www.youtube.com/watch?v=s6QiYJpEoe4

    xukuumada somaliland waxay sheegtay in aanu jirin kulan rasmi ah oo dhex maray wufuuda somalia iyo kuwa somaliland, laakiinse ahayd uun umad xajka isaga soo hor baxday oo isa salaantay.

    madaxweynuhu xujaajtii oo dhan bu salaamay oo salaanta ka qaaday wufuuda somalia xujaajta salaantuun laga qaaduun bay kamid ahaayeen.

    wax siyaasad oo laga wada hadlay ma jirin, laakiin wufuuda somalia waxay cadeeyeen inaanay xaj meesha u tagin ee ay u tageen siyaasad iyo faji,

    xisbiga wadanina ceebtiisu qiil u raadinaya.

  9. Warsame says:

    Ceelafwayn

  10. Warsame says:

    Idoor iyo maamulkooda yari car labada jifiyood Biciide iyo Sacad yoonis hakala celiyeen hhhhhhhh

    Waxasa ku oronaya nabad baanu haysaana war dhiiga qulqulaya car waxka qabta
    Faan iyo waxaan jirin miyaa lawadaya

    Somali wax maanta qabiil isu laynaa Idoor baa jira waana say ubilaabantay dhibtay larabeen dadyow kale baa maanta iyagii haysta waata jabhaduhu ka dilaaceen

    Soo hoobo




script>
Daawo:Saleeban Cali Koore Oo Isaaq Raali Galinaya,Dhiiga Inadeerkiis Oo Wali Qoyan Islamarkaana Maydkiisu Wali Talaagad Ku Jiro,
- Aug 22, 2019
Waxaa Maanta warbaahinta la hadlay Daba dhilif Saleebaan Cali Koore Wasiitka biyaha maamulka Isaaq ...
Deg Deg:Farmaajo Oo Cadhadii Kula Dhacay Saraakiisha ciidanka iyo Xubno Badan Oo Uu Xilkii Ka Qaaday Maanta,
- Aug 22, 2019
War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in shirka golaha wasiirada Soomaaliya ee maanta lagu ...
Deg Deg Daawo:Mudaharaad Lagu Taageeraayo Madaxweyne Axmed Madoobe Ka Dhacay Kismaayo,
- Aug 22, 2019
Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda banaan baxyo waa weyn oo lagu taageerayo doorashadii ...
Deg-deg :- Sidee Ayay U dhacdey Doorashadii Jubaland Akhriso Natiijada.
- Aug 22, 2019
Doorashada Jubbaland: Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa markale loo doortay madaxweynaha Jubbaland. Dhinaca Kale: Isbahaysiga ...
Deg Deg:Musharax Axmed Madoobe Oo Hada Soo Gaadhay Hoolka Doorashada.
- Aug 22, 2019
Musharax Axmed Maxamed ISlam Axmed Madoobe oo ah Musharax Madaxweyne Ee Jubaland Shanta ...