600 War Deg Deg Ah:Liiska Barlamaanka Jubaland Oo Hada Lagu Dhawaaqay. | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Liiska Barlamaanka Jubaland Oo Hada Lagu Dhawaaqay.

Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay liiska magacyada xubnaha barlaamanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Liiska oo ka kooban 73 xildhibaan ayaa guddigu waxay sheegeen in lagu soo xulay nidaamka 4.5 ee ay wax ku qeybsadaan beelaha Soomaalida.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. WARAN says:

    MEESHAN MAGACYO CAGDHEER BAA KA BUUXEE MAGAALADII MAREERAY IYO FAANOOLE AAWAY DADKII METELI LAHAA ?!.

    WAAYO

    QAWDHAN

    AAR
    GOOD

    ABEES
    LIBAAX
    MALOW
    QALIINLE
    DIIRIYE
    SUBEER
    AWAL
    ISAXAAQ
    AHMED
    IWM
    KUMA JIRAANE !.

    MAREEXAAN KIINA WAY XANAAQEEN OO WAXAY DHAHEEN

    # qaylo dhaan waa wareey.com

    IYO
    W




script>
War Deg Deg Ah Daawo:Xildhibaan Kamid ah Mucaaridka Farmaajo Oo Beeshiisu Kalsoonidii Kala Laabatay,
- Nov 19, 2019
Beel weynta Hilibi Dalan Dole oo kamid ah Beelaha soomaaliyeed ayaa shaaciyay in ...
Deg Deg Daawo:Gudoomiye Ciro Laga Qaatay Ciidankii ilaalada U Ahaa,
- Nov 19, 2019
Muuse Biixi ayaa ku amartay ciidamada sida gaarka ah u ilaaliya gudoomiyaha xisbiga ...
War Deg Deg Ah:Dagaal kasocda Sanaag Ciidanka Puntland Oo La Wareegay Hadaftimo,
- Nov 19, 2019
Dagaal xoog leh oo u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Iyagoo Ku Sugan Deegaano Sanaag kamid ah
- Nov 19, 2019
Al-shabaab, ayaa markii u horraysay si rasmiya u shaaciyay in ay la wareegeen degaanka ...
Daawo:Waraysi Kulul Ina Cabdi Shakuur”Ma iibisay Badda Mase kula Ogaayen Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaruhu”
- Nov 19, 2019
Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Ayaa waraysi kulul waxaa la yeeshay Universal-tv kaaso ka weydiiyay ...