600 War Deg Deg Ah:Caare Oo Aqbalay Inuu Isku Dhiibo Muuse Biixi, | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Caare Oo Aqbalay Inuu Isku Dhiibo Muuse Biixi,

Suldaan Axmed Cismaan (Cadda-Gude) oo ah guddoomiyaha guddiga dhex dhexaadinayo Jabhadda uu hoggaamiyo Col. Siciid Cawil Jaamac (Col. Caare) iyo maamulka Somaliland ayaa ka warbixiyey meesha ay marayaan wada-hadallada u socda labada dhinac.

Suldaan Cadda-Gude ayaa sheegay in dadaallada ay wadaan ay ka gaareen guulo ku aadan in la soo afjaro dagaalka ka dhexeeya.

Sidoo kale Suldaan ayaa carabbka ku dhuftay in Col. Caare uu aqbalay heshiiska, islamarkaana ay sugayaan kaliya Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo haataan dalka boqortooyada Sucuudiga sanadkan ugu maqan gudashada Acmaasha Xajka .

Ugu dambeyn Suldaan Axmed Cismaan (Cadda-Gude) ayaa ku baaqay in la joojiyo colaadda ka taagan gobolka Sool, si ay dadka deegaanku u helaan nabad waarta.

Col. Caare oo horay uga tirsanaa saraakiisha ciidamada Somaliland, balse ka goostay maamulkaasi, ayaa ku dhawaqaay jabhad la magac baxday Dulmi Diid, taas oo marar badan weeraro ku qaaday ciidamada maamulkaasi ee ku sugan gobolka Sanaag,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 15)

  1. Abc says:

    Khaatumolaawe news.
    Aan kuu saxo hadalkee.
    Korneyl caare oo aqbaley heshiiskii tolkii iyo wadankiisaba.
    Adiga iyo xertaatuba(naceyb iyo colaad taliska ahba) maxaad dareenteen farxad mise murugo?

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      WAA HUU-HAADII ILEEY EE YAAN BEEN LAYDIIN SHEEGIN GEEL JIR HOOS TAGI MAAYO GARXAJIS. MANA DOONAYAAN INEEY DIKTATOOR LA XIDHIIDHAAN OO WEEYNOO JABHADEEN.

      • LAFARUUGAAWI says:

        INA NIIKO
        XAARMAAJO

        ADIGU SOOMAALIBA MA TIHIDE FAQASHTAA KU FOORORISEE NIIKADII UGU DHUFO.

        MAGACA RAGGANA ISKA DHIG BAAKHAD YAHAY GADHKA LIHI.

        # miyay mijir beel asqoobeen faqash.com

  2. axmed hawd says:

    Ka naxow nafta wa

    • LAFORUUGAAWI says:

      Waryee Dibiyoow maad Muusu HANDARAAB islaanta u xanbaadhid soow digii jawaasiis U AHAA mase lafahii baa isku taqraareen. Orodoo Diktatuurka u tag hakaa umuliyee.

  3. Garbadiiri Gacan Libaax says:

    GUUL IYO GOBANIMO

    # allow dhowr somaliland.com

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      WAA HUU-HAADII ILEEY EE YAAN BEEN LAYDIIN SHEEGIN GEEL JIR HOOS TAGI MAAYO GARXAJIS. MANA DOONAYAAN INEEY DIKTATOOR LA XIDHIIDHAAN OO WEEYNOO JABHADEEN.

  4. Binary Operation says:

    Waa alxamdulillah kol haduu nabada qaatay waayo nabad baynu inta rabnay in lagu dhameeyo tabashada caare.

    Si aynu uga Soo kabano colaadahaasi daciifiyay qaranimadii Somaliland Hab walba oo xal nabadeed lagu keenayo waan Soo dhawaynayaa.

    Reer sanaag na Waxaan ugu baaqaya nabad Iyo midnimo oo ah miday Somaliland ku dhisan tahay.

    Madaxweynuhu na gefaf waa ka dhaceen haatana haduu gefaf kii kasoo laabtay oo nabadii aqbalay waa alxamdulillah. Dhinaca kalena gefafkoodii iyana haday qirteen kanana Soo laabteen iyaduna waa alxamdulillah.

    Sool na nabada inay qaadato ayaanu iyadana ugu baaqayna oo dowlada jamhuuriyada Somaliland la shaqayso.

    • CIRSANKAYEEDH says:

      REER BARIGA SOMALILAND REPUBLIC HUBKA XOOG HA LAGAGA SOO URURIYO WAAYO MAANTA 13/08/2019. BADOWDII REER JAAMAC WAAL SACAD YOONIS KII AY CEEL AFWAYN WADA DEGGANAAYEEN AYAY SOO WEERAREEN LAAKIIN CIIDAMADA QARANKA SOMALILAND AYAA CAYDHSADAY OO BAACSADSADAY REER JAAMAC WAAL DHIMASHO IYO DHAAWACNA U GEYSTAY.

      HABARJECLOOY MUUSE WAA KAA.

    • LAFORUUGAAWI says:

      Waryee Dibiyoow maad Muusu HANDARAAB islaanta u xanbaadhid soow digii jawaasiis U AHAA mase lafahii baa isku taqraareen. Orodoo Diktatuurka u tag hakaa umuliyee.

  5. dhoodaan says:

    Caare mar hore ayuu cafis dalbadey balse waalaga diiday oo maxkamadbaa sugasa waxay loo so bandhigay in uu dagaal Ku Shinto iyo in LA maxkamadeeyo oo dambiguu ciidanka qaranka ka galay lgu ciqaabo ugu danyntii wuxuu yidhi waan toobadkeenee muuse uun iga igala hadla muuse biixibana imika laga warsugayaa marku soo laabto ,waxyna u badan tahy in la cafinfoono balse ciidamada lga ruqsayn dono hubku uu sitana lagala wareegi doono

  6. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    WAA HUU-HAADII ILEEY EE YAAN BEEN LAYDIIN SHEEGIN GEEL JIR HOOS TAGI MAAYO GARXAJIS. MANA DOONAYAAN INEEY DIKTATOOR LA XIDHIIDHAAN OO WEEYNOO JABHADEEN.

    • WARAN says:

      INA
      NIIKO
      MAHADAAY
      ADIGA XAARMAAJO AYAA KU FOOROORIYEE SHIB DHEH LAGA ROONAD YAHAY GADHKA LIHI.

      • LAFORUUGAAWI says:

        Waryee Dibiyoow maad Muusu HANDARAAB islaanta u xanbaadhid soow digii jawaasiis U AHAA mase lafahii baa isku taqraareen. Orodoo Diktatuurka u tag hakaa umuliyee.

        • CAAN CAAN DHALAY says:

          NAAYAA WAARYAA
          INA NIIKO

          XAAFADAA KA SEEXO OO KUWII KU FOOROORIN JIRAY WAC HANNUGU QARWINE QAAFUUR YAHAY INA GORILLA MUSHUNGULI.
          # niiko jareer.com




script>
Deg Deg Daawo:Hadalkii Ka Cadhaysiiyay Muuse Biixi iyo Farmaajo,
- Jan 22, 2020
Cabdraxmaan Cabdi Xuseen Guulwade oo ka mid ah Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo ee ...
Galmudug Oo Nasiib U Yeelatay 2020 Sadex Guddi Doorasho,
- Jan 22, 2020
Xildhibaano katirsan Ahlu Sunna Waljameeca kana mid ahaa xubnihii shalay ka carooday Guddiga doorashada ...
Deg Deg:Farmaajo Xilka Ka Baaciyay Masuul Weeraray Somaliland Kadib-na Amaan la Fuulay iyo Taariikh Aysan Lahayn Beesha Isaaq,
- Jan 22, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Ku cadaadiyay in uu Iscasilo Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo ...
Dawlad Dhalan Mayso Inta Caasimad Muqdisho Tahay,
- Jan 22, 2020
Muqdisho mar waxeey aheed magaalo ay mooryaanta iyo dagaal ooggayaasha ay ku shaqeeystaan, maantana ...
Daawo:Qosolka Waraysi Laga Qaaday Horgalle C.Rashiid Qambi Oo Isku Haysta Qoys-ka Muuse Biixi.
- Jan 22, 2020
Shabakadda Caalamiga ah Khaatumonews waxay halkan idiin ku soo Gudbinaysa waraysi laga qaaday Wasiirka ...