dahabshiil

Muqaal: Qosol Badan Oo Xajka Looga Duubay Muuse Biixi, Ina Kaahin iyo Qambi Oo Muuse Hooyadi Wada,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 15)

  1. Hassan Aw Aden Buraale says:

    Cinwaanku fool xumaa ! Adoomo ilaahii abuurtay u xajaaya ayadin cay iyo falagaaddo ka dhex raadinaysaan ,Ilahay ka baqa , shakhsi nacay haduu ku hayo ama reer nacayb,yaan lagaa garan !

    • Shimbirba Shimbirkiisuu la duulaa says:

      QAMBI HOWSHIISU WAA XAMBAARKA HABARTA IYO INUU DHARKA U CELCELIYO INTA KALENA IGU SAWIR AHAA AYAGOO JAAHILKA KA DABA JIIBINAAYA.KKKKKKKKK.ALLOW MAXAA JAAHILIIN IS ARUURSATAY KKKKKKKKKKKKKK.

  2. Abc says:

    Hora ayaa umaddu u sheegtey kuwan qaladka ka mahmey saxaafada ee la xanuunsanaaya qabyaalad iyo naceyb, xaasidnimo aan dawo laheyn,
    millyankaa muslimiinta ah ee ilaahey baryayaa xitaa raali kama aha,
    Bal kuwaasoo maamulka xajka loo dhiibi lahaa ka warama ???

    Qabyaalad ayey ka dhigi lahaayeen oo xitaa reerahooda badh bey u diidi lahaayeen iney waajibaadka xajka gutaan, ooy odhan lahaayeen idinku reer hebalow la idiinma ogola.
    Waa umada naceybka halkaas marinaayo.
    Ilaahey ayaanba umada wax ugu dhiibin ku ceynkaas ah, ee garan la’in iyagaba lagu leeyahay xajka

    • Sucaad says:

      OO TAASI MA XAJBAA WAA IGU TASWIIREE WAAYO SOWKAN INA K LA ORANAYA TASWIIRA WAA DIYAARE KOLKAASUU BILASBI DUCADA.أسبحتان الله

      • Caan caan dhalay says:

        NAAYAA

        TOOBAD KEEN WAAD KA LAYDHISAYE MIYAAD QIIQDAA MISE WAAD SOO CABTAY ?!.

        # somaliland allaw dhawr.com

        • Sucaad says:

          WAAR MIYAAD DABADII CELI LA’DAHAY.AWALBA GARAC BAAD AHAYD EE MA TOOBAD BAAD GARANAYSAA XAARAAN BAABA KU DHALATAYE.NIN CAAYTAMAYA WAA LAGA ROONE EE GEEL JIRKA MIYAA KU BALEEYAY MASE SHEEYDAAN.

  3. Dablariday says:

    Qambi oo hawshiisu Hawlaha Guud Lagu Daray Xambaaridda Hooyooyinka Mujaahidiinta SNM!….Alla Maxuu Gunnimo U Adkaystay….

  4. Shimbirba Shimbirkiisuu la duulaa says:

    QAMBI HOWSHIISU WAA XAMBAARKA HABARTA IYO INUU DHARKA U CELCELIYO INTA KALENA IGU SAWIR AHAA AYAGOO JAAHILKA KA DABA JIIBINAAYA.KKKKKKKKK.ALLOW MAXAA JAAHILIIN IS ARUURSATAY KKKKKKKKKKKKKK.

  5. Sucaad says:

    OO TAASI MA XAJBAA WAA IGU TASWIIREE WAAYO SOWKAN INA K LA ORANAYA TASWIIRA WAA DIYAARE KOLKAASUU BILASBI DUCADA.أسبحتان الله

    • CIRSANKAYEEDH says:

      Mayee
      Waa adigoo dhig dhigayso ah oo lagaaga cabaadinayo oo xaaji khamsiin reer (JIDDAH ) ah.

      # buurdhaab.com

    • CAAN CAAN DHALAY says:

      IGAMA QUDHUNTO IGAMA GUBATO
      BIL MACNAA AL KUMBUUTAR MUKHARAB WA ANAA ISHTSREYTU BUKRA AL KUMBUYUUTAR JADIID .
      CALAA KULLI XAAL YAA UKHTI

      MIYAAD QIIQDAA ?

      MIYAAD BUUFISAA ?
      MIYAAD DHIGDHIGTAA ?
      MISE NAAG GADHLE BAAD TAHAY ?

      MISE DEE

      @ buurdhaab/hees.com

      BAAD TAHAY ?!.

  6. mohamuud says:

    dameer maa yamshii ilaa bil casaa wejigaa gubey kaa habarta muuse dhashay riixaya tolow hooyadii meeday ,waxaa laga yaabaa inuusan garanayn meel ay jirto dameer hadaad maqashaan waa kaas oo kale, xajka waa latagaa laakiin dameer lama noqdo habraha riixa ileen dameer waa kanoo kale

    • Sucaad says:

      WAAR MIYAAD DABADII CELI LA’DAHAY.AWALBA GARAC BAAD AHAYD EE MA TOOBAD BAAD GARANAYSAA XAARAAN BAABA KU DHALATAYE.NIN CAAYTAMAYA WAA LAGA ROONE EE GEEL JIRKA MIYAA KU BALEEYAY MASE SHEEYDAAN.

  7. habu says:

    madaxweynaha Somaliland basaborke buu ku shoofey? ma kii Somalida ka dhaxeyeey

  8. Saeed says:

    WAAR MAXAA JAAHIL IDOOR XAJKA U CAYAAR TEGEY




script>
Daawo:Saleeban Cali Koore Oo Isaaq Raali Galinaya,Dhiiga Inadeerkiis Oo Wali Qoyan Islamarkaana Maydkiisu Wali Talaagad Ku Jiro,
- Aug 22, 2019
Waxaa Maanta warbaahinta la hadlay Daba dhilif Saleebaan Cali Koore Wasiitka biyaha maamulka Isaaq ...
Deg Deg:Farmaajo Oo Cadhadii Kula Dhacay Saraakiisha ciidanka iyo Xubno Badan Oo Uu Xilkii Ka Qaaday Maanta,
- Aug 22, 2019
War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in shirka golaha wasiirada Soomaaliya ee maanta lagu ...
Deg Deg Daawo:Mudaharaad Lagu Taageeraayo Madaxweyne Axmed Madoobe Ka Dhacay Kismaayo,
- Aug 22, 2019
Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda banaan baxyo waa weyn oo lagu taageerayo doorashadii ...
Deg-deg :- Sidee Ayay U dhacdey Doorashadii Jubaland Akhriso Natiijada.
- Aug 22, 2019
Doorashada Jubbaland: Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa markale loo doortay madaxweynaha Jubbaland. Dhinaca Kale: Isbahaysiga ...
Deg Deg:Musharax Axmed Madoobe Oo Hada Soo Gaadhay Hoolka Doorashada.
- Aug 22, 2019
Musharax Axmed Maxamed ISlam Axmed Madoobe oo ah Musharax Madaxweyne Ee Jubaland Shanta ...