dahabshiil

Deg Deg Daawo:Culimada Hargaysa Oo ku Dhawaaqday War Naxdin Galiyay Muuse Biixi,

Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheikh Aadan Siiro) oo saaka khudbad u jeediyay shacab Salaadda Ciidda ku tukaday magaalada Hargeysa ayaa si adag u cambaareeyay madaxweynaha Somaliland oo uu sheegay in isaga iyo qoyskiisu ay boobeen wax walba isagoo ugu baaqay in madaxweyne Biixi uu ka waantoobo boobkaasi.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Abc says:

    Khaatumolaawe news ka hadal dani,gaas iyo farmaajo, dhakool xoolahey ummada ka lunsadeen.
    Adiga iyo xertaaduba sow Somali weyn is raacda sacab been ah uma tuntaan??
    Tan kismayo iyo axmed madoobe nooga sheekee..

  2. Hassan says:

    Culimada Somaliland, way ku fashilantay xilkii diinta ee ka saarnaa in ay bulshada ka wacyi-galiyaan qabyaaladda iyo joojinta dhiiga muslimiinta ay daadinayaan. Intii ay Somaliland jirtay 1991kii marka laga soo bilaabo, inta badan culimada Somaliland waxay noqotay maal-qabeenada uugu hantida badan Somaliland, gaar ahaan, Maxamaed Dirir iyo Aadan-Siiro, hadana ma bixiyaan sadaqadda, qaadhaanka tolka, shaxaadka iyo cashuurta dawladda toona. Waxa uu Aadan-Siiro intaa u dheer isaga oo dhaliio aan qaban u soo jeediya dhammaan madaxwaynayaashii 5ta ahaa ee soo maray Somaliland marka xitaa lagu daro Madaxwayne Muuse Biixi oo ah kii dalkan gaadhsiin lahaa aqoonsiga uu xaqa u leeyahay ee soo saari lahaa khayraadkiisa kala duwan. Horaa loo yidhi, maroodigu ma arko takarta saaran ee waxa uu arkaa ta maroodiga kale saaran. Horaa ayay Somaliland u socotaa, cidii diidana loo joojin maayo.




script>
Daawo:Saleeban Cali Koore Oo Isaaq Raali Galinaya,Dhiiga Inadeerkiis Oo Wali Qoyan Islamarkaana Maydkiisu Wali Talaagad Ku Jiro,
- Aug 22, 2019
Waxaa Maanta warbaahinta la hadlay Daba dhilif Saleebaan Cali Koore Wasiitka biyaha maamulka Isaaq ...
Deg Deg:Farmaajo Oo Cadhadii Kula Dhacay Saraakiisha ciidanka iyo Xubno Badan Oo Uu Xilkii Ka Qaaday Maanta,
- Aug 22, 2019
War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in shirka golaha wasiirada Soomaaliya ee maanta lagu ...
Deg Deg Daawo:Mudaharaad Lagu Taageeraayo Madaxweyne Axmed Madoobe Ka Dhacay Kismaayo,
- Aug 22, 2019
Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda banaan baxyo waa weyn oo lagu taageerayo doorashadii ...
Deg-deg :- Sidee Ayay U dhacdey Doorashadii Jubaland Akhriso Natiijada.
- Aug 22, 2019
Doorashada Jubbaland: Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa markale loo doortay madaxweynaha Jubbaland. Dhinaca Kale: Isbahaysiga ...
Deg Deg:Musharax Axmed Madoobe Oo Hada Soo Gaadhay Hoolka Doorashada.
- Aug 22, 2019
Musharax Axmed Maxamed ISlam Axmed Madoobe oo ah Musharax Madaxweyne Ee Jubaland Shanta ...