dahabshiil

DAAWO:Dawlada Yemen Oo Laga Qabsaday Magaalada CADAN,

Kooxaha gooni u goosadka ayaa la wareegay magaala xeebeedka Cadan ka dib maalmo ay dagaal kula jireen ciidamo daacad u ah dowladda Yemen ee uu caalamku aqoonsan yahay.

Xoogagan ree koonfureedka ee ay taageerto dowlada Imaaraadka ayaa waxay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen saldhigyo militari iyo aqalka madaxtooyada.

Dowladda Yemen ayaa arrinkan ku tilmaamtay “afgembi”.

La wareegida ay kooxahani gooni u goosadka la wareegeen cadan ayaa waxay wiiqaysaa awoodii isbahaysiga ay Sacuudiga hogaamiyaan.

Dhanka kale xulufada ay Sacuudiag hogaamiyaan ayaa waxay sheegeen inay dagaalka Cadan ay soo faragaliyeen islamarkana ay tallaabo militari qaadeen.

Saraakiisha Sacuudiga ayaa waxay sheegeen in duqaymo dhanka cirka ah ay ku qaadeen saldhigyada ay qabsadeen kooxahan goni u goosadka ah.

Kooxda gooni u goosadka ayaa waxay doonayaan in madaxbanaani la siiyo Koonfurta Yemen.

iyo cunna yari soo food saartay.

Dadka qaar ayaa waxay sheegayaan iney ku qasbanaadeen iney biya ka cabaan marawaaxaadaha hawada dhaliya biyaha ka dhibca.

Magaalada Koonfureed ee cadan ayaa caasimad ku meel gaar ah u ah dowladda Yemen, iyada oo ammaanka magaalada uu yahay mid liita.

Dagaallada sanadaha badan ka taagan dalka Yemen ayaa sababay iney xaaladda dalka Yemen ay wax weyniska beddelin.

Inkasta oo raja wanaagsan laga muujiyey heshiisyada ka dhex billaawday xoogagga dowladda iyo fallaagada Xuuthiyiinta.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. LAFARUUGAAWI says:

    WELL DONE

    SOUTH YEMEN (ADEN) OO MADAX BANAANIDEEDII KALA SOO NOQOTAY NORH YEMEN( SANCA) SIDII SOMALILAND REPUBLIC 1991 KII FAQASH SOMALO U KALA GO’EEN OO KALE.

    # qaranka dhidibada.com

  2. Mohamuud says:

    hehehe dhalfaruug waad iga qoslisey

  3. Binary Operation says:

    Waan Soo dhawaynaya madaxbanaanida South Yemen.

    Waayo isku xaalad baynu Soo wada marnay, xiligii british protectorate ka Iyo intii ka dambaysay in kastay dadka koonfurta yemen xoriyadooda xejisteen oo sideena u sal fududaan. Hadana xaaladii aanu kasoo baxnay 1991 kii bay iyaku cagta la galeen haatana waxay goosteen inay Soo ceshadaan.

    Labada dhinac Somaliland Iyo South Yemen ba waxaanu xidhiidh wanaagsan la leenahay dowlada imaaraadka carab ta.

  4. Cantar says:

    Koonfurta Yemen ma rabaan inay ka baxaan midnimada ummada Yemen, lkn waxay walaac ka qabaan kooxda Cabdilhaadi, iyo sucuudiga oo meesha ay soo galaan sida cali khaliif la qabsanayo. Waxayna shaki weyn ka qabaan MR. Cabdilhaadi iyo sucuudiga oo doonaaya in colaada Yemen, ay ahaato”stalemate” ama mid iska socota si loo baajiyo wax soo saarka saliida iyo gaaska dabiiciga ah oo aad looga bilaabay dalka yemen. Waana arinta keentay in sucuudiga Iran, iyo emarates ay dagaal ka holciyaan Yemen, si saliidooda loo iibsado dalka Yemen waxay dhigeen meeshii ay Somalia, dhigeen
    Qofkii wax fahmi kara baa arimahaan garan kara kii maskiin soomaali iska ahna wuxuu isku dabaqayaa arinta Yemen iyo tan Somalia.




script>
Daawo:Saleeban Cali Koore Oo Isaaq Raali Galinaya,Dhiiga Inadeerkiis Oo Wali Qoyan Islamarkaana Maydkiisu Wali Talaagad Ku Jiro,
- Aug 22, 2019
Waxaa Maanta warbaahinta la hadlay Daba dhilif Saleebaan Cali Koore Wasiitka biyaha maamulka Isaaq ...
Deg Deg:Farmaajo Oo Cadhadii Kula Dhacay Saraakiisha ciidanka iyo Xubno Badan Oo Uu Xilkii Ka Qaaday Maanta,
- Aug 22, 2019
War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in shirka golaha wasiirada Soomaaliya ee maanta lagu ...
Deg Deg Daawo:Mudaharaad Lagu Taageeraayo Madaxweyne Axmed Madoobe Ka Dhacay Kismaayo,
- Aug 22, 2019
Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda banaan baxyo waa weyn oo lagu taageerayo doorashadii ...
Deg-deg :- Sidee Ayay U dhacdey Doorashadii Jubaland Akhriso Natiijada.
- Aug 22, 2019
Doorashada Jubbaland: Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa markale loo doortay madaxweynaha Jubbaland. Dhinaca Kale: Isbahaysiga ...
Deg Deg:Musharax Axmed Madoobe Oo Hada Soo Gaadhay Hoolka Doorashada.
- Aug 22, 2019
Musharax Axmed Maxamed ISlam Axmed Madoobe oo ah Musharax Madaxweyne Ee Jubaland Shanta ...